Sign in to follow this  
nuune

SOOMAALIDA IYO QURUXDA

Recommended Posts

posted by nuune

Afar ay u caddahay: labada indhood iyo ilkaha labadooda lakab

LooL@lakab, ma ilkihii is dul saarnaa baa imanka qurux noqday. :D:D

 

 

Naa rag kee baad ugu jeceshahay? markaas bay tiri : “Waxaan ugu jeclahay ger caddaale, guunyo badane, gaajo gooye, kuu garaabe, ku garab taagne, gef ka dheere, garoor ma daadshe, gaawe carafle, gaari farasle, gaarka haaye, deris gargaare ee adigunaâ€

markaas bay ugu jawaabtay: “Anna Gar madoobe, geed walwaale, garruun weyne, gujo kulule, gunta ku geeye, kuna gufeeye, gidaarra jeexe, gurxan badane, gebagebeeye, gacan sarreeye, gam’i waaye

 

LooL.Gambooleydani kor ku qoran, waa kuwa aan la arag oon la maqal. Hadaba nuunoow u sheeg haweeneyda kor ku qoran in ay joogaan "rag #1 iyo #2 waxay rabaanba sita ayaa cidla ku heehaabaya" caku iyo ciil badanaa. :D:D

 

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

"Hal ay u buuxdo: shafka oo ah meesha dumarku quruxda ka sitaan, ishuna ku nasato" cajiiiiiib-bal hadii quruxdoo dhan lagu misaamo gabadha shafkeeda-xagee sharaftu ka muuqataa markaas (this is a very 'progressive'/modernity influenced aspect of our culture)-Alla ragu ibtiilo badanaa(Maybe its too much Indian movies back then).

 

Anna Gar madoobe, geed walwaale, garruun weyne, gujo kulule, gunta ku geeye, kuna gufeeye, gidaarra jeexe, gurxan badane, gebagebeeye, gacan sarreeye, gam’i waaye /QUOTE] gaanjibaad, gaanjibaad geesi dhaley :D -wale naag waa tani-Arawelo waxiid :D maxey tiri-kuna gufeeye, gidaarra jeexe....ee gurxamaya-bal aduunkaan daya icon_razz.gif you go gal :D (ala maxey marekaan oran jireen-SEXUAL REVOLUTION aheeeeeeeeey :D )

Share this post


Link to post
Share on other sites

mr.nuune war maxaa is daba raacisay??

Afar ay dhumuc u leedahay: labada kub iyo labada cududdood.

maxaa laga wadaa dhumuc and deeb min fadlik?

 

tanag u

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saabir   

lol@xildhibaaaaaaaaan nuune.

 

Nin sahlan ma tihid aamusane waadigaa maanta ka hadalsiiyay smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Naa rag kee baad ugu jeceshahay? markaas bay tiri : “Waxaan ugu jeclahay ger caddaale, guunyo badane, gaajo gooye, kuu garaabe, ku garab taagne, gef ka dheere, garoor ma daadshe, gaawe carafle, gaari farasle, gaarka haaye, deris gargaare ee adigunaâ€

markaas bay ugu jawaabtay: “Anna Gar madoobe, geed walwaale, garruun weyne, gujo kulule, gunta ku geeye, kuna gufeeye, gidaarra jeexe, gurxan badane, gebagebeeye, gacan sarreeye, gam’i waaye

 

 

so dumarkuba iyagu laftirkoodu ma fiiriyaan quruxda bas, dhinac kastey fiiriyaan xattaa actionka sidaad aragtaba

Sxb Nuune Caadi ma tihid man..lol.

Waraa runtaa waaye sxb..Dumarka ayaa anaga naga kulul sxb..Aduunkaan qof qurux kiliya fiirsho hada wee yaraadeen..nimanka dumarka meelo bee jeclaadaan exp. wijiga ama jirka ama dabeecada,

Dumarka laakiin waxee isku rabaan kuli...

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

ibtisaam, walaalo, erayga dhumuc siyaaba badan baa loo isticmaalaa, hadba waxey ku xirantahay jumladda la galiyo, inta badan erayga dhumuc iyo erayga baaxad ama wax weyn waa la isla isticmaalaa inta badan ama shey lixaad weyn leh, haddaad maqasho erayga dhumuc kama foga erayga weyn, baaxad, lixaad, fiiri jumlooyinkaan:

 

 

- qof kasta oo adduunka ku nooli waa in uu muujiyo halgan baaxad iyo dhumuc leh oo uu ku kobcinayo arrimaha kala duwan ee nolosha bulshadiisa.

 

- Gurigan dhismihiisa wuxuu ka koobanyahay muraayado aad iyo aad u dhumuc weyn oo qariyey meel kasta.

 

- dadkii hore dhimir iyo garaad wax lagu garto iyo fiiro dhumuc weyn bey lahaayeen.

 

- biya la'aanta ka jirta afrika hadaan ka hadalano inta ay dhumuc la egtahay wax la koobi karo ma ahan.

 

- roobkii maanta da'ey mid dhumuc iyo laxaad weyn ayuu ahaa

 

- awrka qoodha ah wuxuu leeyahay afar miciyood oo dherer iyo dhumuc kuwa libaaxa

ka daran.

 

 

gabagabo erayga dhumuc waad fahantey baan u maleynayaa, ragga af somaliga aad u yaqaano ayaa kusii dari karo, dhumuc waa wax ballaaran ama weyn baaxad leh, cududaha dhumuc waa iney lahaadaan, micnaha waa iney weynaadaan si saaid ma ahan, labada kub sidoo kale dhumuc waa iney lahaadaan,

 

erayga deeb saan u aqaano waxaa waaye wax midab yaroo madoow ah, waana midab inta badan qofka uu ku dhashey, tusaale ahaan, bishimaha madoow inta badan waa wax qofka la xiriiro, gabdhaha bishimaha madoowna ee ku dhashey sidaas aad baa looga danbeeyaa, naasaha caarradooda gabadha deeb bey ku leedahay weyna kusii lahaataa markey reer yeelato, in kastooy deebtaasu sii saaiido.

 

 

Waa Xildhibaan Maskax Dhuuqe

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

abaa nuune sheeko aa igu dhaafti meesha, ajaajah qurux maxaa ladhahaa horta?

 

 

Salaama Ka Dheh:.............

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

ibtisaam adaa mudan sister,

 

 

Wiilo, ee kasoo qeeb gal hee quruxda, soo qeex waxaad qurux u taqaano dhankaaga

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

nuune sxb wali waa ii dhimantay qurux wax ladhaho noon, wali marag wax ama qof qurxoon ani iga bilow...

 

 

Salaama ka Dheh:.............

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Wiilo, huuno waxaanba is lahaaba wiilo maskaxdeeda kasoo tuuji oo ka soo buttaaci wixii waayo aragnimoo ku saabsan dhanka quruxda waxa la dhaho, imikana waxaad ileedahay qurux maba aqaaniba gabi ahaanba waxa la dhaho,

taas ma kaa yeelaayo ani, imana mareyso smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

nuune sxb ii kaadi anigaa u soo jeesandoonee, markaas aan waxaan u kala dhigi doonaa maxaa kaa galay nooh.

 

 

Salaama ka Dheh:............

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this