Sign in to follow this  
Nephissa

Sheeko Somali

Recommended Posts

MZanzi   

Faranacb Fildaro kudishay marki horeba wax qeyr leh maka sugeyn ......Laakin fiiri habo habo inta kabaxdid iyo ciyaal xaafad nimada bishaaro war kakeen ciyaarta bareejo kadhig ....aniga saan makaga haraaye TAN aan kugu dhigo fiirso ...sheeko eey so aalifeey wajiyow xun inaan kaa keenayo lasoco waliba AMIN ARTS aan kuso ijaaraana ..basayuul waaxid

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

ahahah, bareejadadaadaa uuslehe, maxaa ka rabtaa wiilka? He made you look hot in the story, a feisty one that takes no shidh, and goes home to Tuujiye each nite. :D:D . It couldn't get any better than that! kkkkkk.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^ Kalkalyooni kuuntadil canbuulo waryaa!!! shiiiiiiiiiiiiiiiiiidh!! Charactor assasination mee gaala dhihijireen kaalay? maxaan saan laakiin?

 

Horta Farancab mise Faragaab ama boodiyo gaab waxaa kawadid magaca adiga ayaa garanayee, saaxiiboo Jiljileecaan aad magaceyga ka dhigtay maxaa waaye? Afro Girl majaqda sawir ahaan ee u wadato fiiri horta, wax loos iyo wax kale cafineyso makugula egtahay? anigana qamarjinimadeeda fiiri makugula egahay in aan kala jeclahay bajaq loos lufluf eh qaraabaneeso?

 

seecamal adi maskiinimada sheekadaa ka daa!! ama dadka qarxi oo go all out or naga shib dheh nacalaa qalin rasaaskaaga kutaalee!!!

 

Bishaaro aka Nafiso lol kan baari yaah..Afro hadee ani ii soo hoyaneeso habeen kaste imagine ani waxa aan qori lahaa lol naga shibdheh!!!

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Originally posted by Tuujiyee:

Afro Girl majaqda sawir ahaan ee u wadato fiiri horta, wax loos iyo wax kale cafineyso makugula egtahay? anigana qamarjinimadeeda fiiri makugula egahay in aan kala jeclahay bajaq loos lufluf eh qaraabaneeso?

 

seecamal adi maskiinimada sheekadaa ka daa!! ama dadka qarxi oo go all out or naga shib dheh nacalaa qalin rasaaskaaga kutaalee!!!

LOL^^ hahaha ah bless you awowe,

qamarji wax kala tuujiya, in aan kaa

dhigo way ahayd laakiin bahashu meel

bay ka miskiintay?

 

Marka hore tijaabo ay ahayd darteed

yey u miskiintay?

Marka xigta Afro ayaa miskiin noqotay

oo cashadii ka dib in ay is rogto

diiday?

Mar kale waxaan is dhahay armaa

Miskiinka Macruufka la soo ridaa?

Awr awr wado iyo nin ay

Afro wado midna kaama bayro'e?

Miskiin la soo ridaayo iyo Amiinka

oon abti u ahay ayaan ka baqay in aan

madaxa isla galno ka diba aan ku soo

dhajiyo sheeko xariirta anoonba

laba beri joogin ka dibna dhiiqo

wada noqotaa, noqotay bee?

 

Imika iyo haatan wayso iima dhowrna

ninkaan ka cabsanaayey in lasoo rido

waa soo dhacay, bum? Ilamaaa abtiyo

(aminarts) ayey sheekadii lawsku gaadhay?

 

Ani iyo Adi waa isnaqaanaa madaxgaab iyo

bowdyo gaab aan iska dhignaa, afka lee inaga

tahay? Cidna ma ka xanaaqno markaa waa in

khamarjinimadeena duco la inoogu daro?

 

Waxaan anu ku sii dheerahay amar ah in

markiiba aan ka xanaajiyo boqol iyo toban

qof? Ma jecli in aan shaqadan oo kale

isku dayo lakiin lacag xawli ah aa iga

soo gasho?

 

Waxa la idhahay haddii aad xanaaqdo

Ka kaa xanaajiya inta aan qaato iyo

jawaan pepsi ah aa lagu wareejinaa.

Pepsi saan u jeclahay waa ogtahay

la'aanteed ma mirqaamo, markaa ma kula

in aan pepsi cid kale ku wareejinaayo?

 

Laakiin runta marka laga hadlo

meeshan waxa jira dad hadaad hebel

dhahdo isa soo tuuraaya sidii gantaal

warshadda pepsiga laga soo ganay oo

ku dhahaaya maxaa ii wacday, Yur dheh?

 

Topica aa fiiriso waxaa la isku haystaa

maxa hebel ii dhahday, wid dheh?

 

Dadka busaarad ayaa kaga dhacday

samirka, Farogaabowna in uu busaarad

ku sii rido aa lagu amray.

Laakiin nabaad guur in uu meesha ka

dhaco lama rabo waayo shaqo la'aan

mushkilo waaye, pepsiga iyo

lacagta in ay socoto aa la rabaa.

 

 

Next stories mid ayaad ku jirtaa

laakiin meel dhexe sare ayaad kaga jirtaa

ha cabsan madax gaab carooda marnaba

ma kugu ogi, shib dheh?

 

Awowe adi haddaa hayso 'any'

sheeko xariiir soo tuf oo banaanka

keeen , jeexna ha ahaatee? ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ Sheko xariir :D

 

 

Aawey sheekooyinkii talaw, aniga waanba hilmaamay sheekooyinkii, luqadiiba waan sii hilmaamayaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this