Sign in to follow this  
Wiilo

Baafin (Nomads that haven't been hear/seen lately)

Recommended Posts

Nephissa   

Saan xaq Illaahay maaha. Aniga maanta in la i beeciyo xaq maaha :D . Laakini, I appreciate the vote of confidence :D . Teeda kale, go'aan baan ka gaaray arintaan, marka no more ORR (operation restore reputation ie; Pharax.) :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haneefah   

^ :D @ORR! No worries darling, you're not alone...resorting to spinisterhood by preference will surely be an increasingly prevalent phenomenon in our era...waa iska hawl aduun, arimahaa intaaney bilaaban baaba ooda lagu roggaa icon_razz.gif

 

Just the other night a good friend of mine was expressing the same sentiments wallee (your tag line)...of course I tried to reason with her religiously and remind her that the fallibility factor is not only peculiar to our male counterparts but she insisted iney pharax la'aan iyo kali duqoow udhaanto xaaladu sideey imika tahay (constant headache) :D

 

So does the wedding invitation still stand gabadh? I promise, I'll be the least distraction :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

Bishaaroy bil kheyr dheh ;) Mandhay waad noga baxdee see waaye icon_razz.gif ani iyo adi waxaan isku ogeyn sidaan bakeeri shah meesha ula qotomanahay ey gabalki noogu dhamaan ;) hedhe inaan hada oday cabdullehi raadsado waaye.

 

Huuno intaad dhaheysid Raula baa manxiis ii noqon yaana kudhaqin :D I say stick to Wiilo iyo Abraar. Horta Wiilo...yac

 

Abraarna xashac...iskaba daa warkood kuwaas.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

war anagaa waab aragnay, war heedhaha Bishaaro maxaa loo beecinaa, waraada Bishaaro walaalkey ayay u doonantahay kolka dhammaant BACK OFF ;)

 

Bishaaro malxiisad haddaad iga dhigan waydo i'm gonna soo very much upset with u :D

 

 

raula adiga anigaaba kuu keenay Oday Cabdulle maxaa waaye midka kale eed raadinoosid yaaqayow.

 

Waan ku jeedaa inaad topic-gan aad si tar tiib tar tiib aad u badashee aqayaarta..... :mad:

 

 

Nabad iyo Caano:..............

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhimbil   

Halkani ma golaha asxaabta?

 

War meesha maxay rag kudhamadeen. Yaan raga la isku daran, isku mid ma ahee agaa smile.gif

 

Anyway, waxii ay aroos heblaayo, ruwaayad hebel, iyo somali malls ushaqeenwaysay ha iska xaadiriyo Match.com Waxii su'aal ah Raula waydiiya ayadaa labo sano kaxaadiresneed meeshaas lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haneefah   

^ku soo dhawoow golaha inadeer, where it's only normal in jiq looga dhigo ragga sometimes :D

 

Kaaley, raula intaad ku marmarsiyoneysid maad iska qiratid iney Match.com tahay kobtaad adu iska xaadiriso...any luck yet? icon_razz.gif

 

Raula...gabadh, afgobaadsiga jooji dee huuno...Oday Cabdule iska dhaaf maskiinka, iska sheeg inaad waa hore wadaad yar oo jalaqsan calaamadeysatey :D

 

Waan ku jeedaa inaad topic-gan aad si tar tiib tar tiib aad u badashee aqayaarta

Si tartiib ah aa? Mayee si cad oo waadix ah baa loo badaley...adu ma daashid haye :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

^ Naa heedhe, qof kaa sii jeedo, ma laysku soo jeediyee, hanagu soo jeedininin Wiilo.

 

Welcome Khalid brother. Anna markaan magacaaga arkay waan farxay, yacni waa magac aan aad u jeclahay, oo meel dheer iiga yaal. Oo waxaan is iri wiilkan caawa war sidee ah buu wadaa toloow. Mise, maxaa ii dhiibatay, waaba ka dar oo dibi dhal :D match.com buu wadaa. War bal tanoo kale!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhimbil   

^ :D Bisharo...wallee ciyaar matihid. Anigu waxaan lahaa dhexyar saacid oo haka faa-iido meesha ayada ah. Meeshaas waa meel qarsoon oo maryooley yar isku barato waliba kuwa mpls cedar area, waxaa meeshaas ku jira rag badan oo hablo radis ah, eega ka'gaar, warka abraarna kabax, ayada way ishubtaaye. Hadii kale aabo sonkor aan kuu noqdo icon_razz.gif

 

Abraaray.....adiga iga gambiso, walligay meeshaas matagin. Qofbaa iisheegay ina somali lagu arkay iyo wax raula u eg ;) .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Labo meeshaan ah rag aan lagu googooye meeshaan ey ku hayaan, runta lee lasheegay wax kale ha moodina

 

Idinkoo raali ah, waxaan halkan ka baafinayaa dadka kala ah,

 

1. Sweater than your tea.

2. Qac Qaac.

3. Alleubaahne.

4. Tuujiye.

5. Jeceylbaro.

6. Rudy.

7. nuune.

 

 

Bal haddii ay ina maqlayaan AmA arkayaan waxaa laga codsanayaa dadkan magacyadooda kor ku xusan inay isa soo xaadiriyaan. Waad mahadsantihiin.

 

 

Bishaaro YAC, makuu bagin adiga :D

 

 

Go Figure:...........

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

horta Nabiga s.a.w. wuxuu yiri, Narrated by Ammaar(r.a): There are three characteristics, whoever combines them, has completed his faith: to be just, to spread greetings to all people and to spend(charitably) out of the little have"

Therefore, my bros and sis...Asalaamu Caleykum waraxmatulahi wabarakatu.

 

Originally posted by Abraar:

[QB] Kaaley, raula intaad ku marmarsiyoneysid maad iska qiratid iney Match.com tahay kobtaad adu iska xaadiriso...any luck yet?
icon_razz.gif

 

Raula...gabadh, afgobaadsiga jooji dee huuno...Oday Cabdule iska dhaaf maskiinka, iska sheeg inaad waa hore wadaad yar oo jalaqsan calaamadeysatey
:D

Abraarey mandhay maila aragte...yac. Ilma minnisoodho(sp intended) :D KHAALID maxaad tiri mandhow..match.com aah...war ileen..maba garaneynin..hada igu horeyso wacadale...Iam typical oldie..i carry on my fluttery bizwix around the Somali malls..i find those dormant caricatures very intriguing icon_razz.gif hence, i just smile as i enter the malls(24 mall ofcourse my usual monthly visits to the xawalla). Combutar hadaan galo waxaa ka baqaa to push the wrong button and lord knows wat might appear.

 

Waraada ani quracii kuyaale go'doomay(<--not a factual place), shekadeedi laigu akhriye barigaas, baa weli igu SHAABADEYSAN noh..markaa oday cabdulle iyo cadaani waa iska maamulis lee ;)

 

mandhowyaal...umaad meshaan ah baa igu hayaan "mandhay adaa farta lagu galiyee..na fahansii homework gaan" kulaha..ina lillahi..war maxaa waaye farta redface.gif ESLoow xaal qaado. u guys are not in hush-up until u live with ESL folks smile.gif

 

Wiilo iga taagero umadaan yaqee..lol kidding.

 

By the way i heard yesterday was the most depressing day(apparently :rolleyes: )..no wonder aan biyoo kuwaashe..walahi i drank like gallons of water..inaba caadi ma aheen..my kidneys were totally exhausted after work..I had to take them out to rest..and put on hold the nephron function for a bit

w/s

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

Masha Allah Raula, Wa Alaikuma Salaam Warahmatullahi Wabarakatahu sister.

 

Wiilo, Yac-da maxaa waaye? Sheekada waa ila fahantay miyaa? L00L. Ha igu qarxinin laakin yaah, thanks. ;)

 

Khaalid: Lool@Aabbo sokor!! Sugar daddy :D . Bal gabar Somalia joogto orod ku dhe 'Aabbo sokor aan kuu noqdo' Wallee waxaa ka dhici lahayd, nin baa meeshaan lacagtii ka badatayoo sokor qaybinaayo, saf haloo soo galo. Mid bac la roorayso iyo mid cago cad-ba waa ku soo kor dagi lahaayeen. :D

 

Raula, magaalo joog xumada, meeshaada kaliya maaha. Aniga meel aan joogo, Somaliddii waxaa dhameeyay Baabuur. Maalinba waxaa maqlaysaa oday baa baabuur jiiray, habar baa mooto kor martay.

 

Duqoowda magaaladan waa lagu kari waayay crosswalk-ga ka soo gooya laamiga. Weliba Odayaasha wax ka madax adag! Subhanalah. Inta baabuurtii oo soo dudayso laamiga dhex galaan, bay baakoorada ku taag taagaayaan sidii wax waalan, oo marba baabuur soo socdo inta ku jeestaan oo usha ku taagaan leeyihiin:war iga joog, war iga joog. Walahi masaakiinta waan u naxaa. Ayagoo iga joogtaas ku haayo, baa cirka inta loo qaado, dhulka lagu kala gooyaa. Allaaahu Akbar. Waa iska adduun & uur xumaddiis.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this