Sign in to follow this  
Wiilo

Baafin (Nomads that haven't been hear/seen lately)

Recommended Posts

waxaa hadal igu soo gaaray inuu JB caasi krashboy ka yahay.....waxaan ka yaabay muxuu shaqadaas oo ku aaday? ......alla, hadaan gartay....it gives him good opportunity to see some birds....hah hah haa....tuug la qabtay talo ma leh

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

haddaa naga xanaaqday walaashiis.. xaal qaado.. haddii kalana qashinka lee ku sii tuur.. Waxaan necbahay hadalka lagu soo celceliyo marka labadiinana waxaad garateen dee inaad hadal iska soo celcelisaan oo waxaanba jirin had iyo jeer dhahdaan....anyways ani mar walba waxaan idin hayaa xushmad fara badan NO MATTER WHAT, mana idinka xumaanaayo oo waxaan ogahay runtii hadalkiinna inuu idinka aheyn mid ka imaanaayo niyadda ama aad oogala jeedaan xumaan...

 

Go figure:...............

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

waa wareey u r really taking this serious.. well forgive me, i could only talk for myself.. and i would stop it here.. u will never hear it from me.. i thought u understood it it was a joke.. well anyways i guess i was wrong..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

U know what! QQ I never said I was upset either one of you, now u are the one who is taking this serious, please read again what i wrote and tell me where i said I was upset, come on QQ sidaaba maahan sheekada dear, qalad ha iga fahmin, waa ku baryaa mar labaad aqri qoraalkeyga. Maba ka wadin sidaa u qaadatay dear. Waraa ani kulligiin waad ii wada siman tihiin waxaa tihiin walaalahay mar walbana waay ii kale soocan tahay kaftan kiinna iyo dhabtiinna...

 

XUMAAN HA QAADAN WALAALKIIS, ANI KAAMA XANAAQIN WALLAAHI, QALAD AA U FAHAN TAHAY DEAR SIDAABA MAAHAN............

 

gO FIGURE:...........

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

^^pls dont leave, it was just misunderstanding btw me and QQ.....its over now,,,

 

 

Go figure:............

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Styt kaalay suuro suuro lagu dhufto in matag kasoo baxaayo ma ogid miyaa..kibir kibir lagu hutayna waxaa kasoo baxa doolada kumeelgaarka ee somalia...oohin oohin lau dhuftana waxaa oo baxda CIRAQ...marka walaashiis styt...bax aa tiriyee wili qul qul sidii biyaha roobka oo jilay kor maraya....

 

Wiilo kaalay hadii jaceel baro lagugu feereeye, iska aqbal nooh ileen wax la xirtoba feereeska ee ku nuuraanee...

 

Waraa adi Qac'Qac, Jbaro maseerka ka daa nooh..koow wiilo waxee dhahay I missed you qac'qac..adoo ordeysid aa irida kasoo gashay ayaa wili garabka bidixda kala wareejisay orodka aad igu dhaaftay..Markee wiilo kudhahday, I missed Jbaro ee aaway? intaa qoorta hoos u dhigtay sidii shimbir gaajo heysa ayaa waxaa bilowday filimaadkii loogu talagalay naagaha umusha ah..Young and the reslers...lol..

 

Nuune sxb waxaan ma ila aragtaa oo ma aragtaa?

 

wareer badanaa!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Tuujiye adine war aa ku dilaayo nooh.....

 

QQ iyo J'bro ani waa ii siman yihiin maxaa yeelay labadooda waa labo wiil aa ani u arko inay yihiin walaalahay, haddii aan waayana waxaan filaa inaan xaq u leeyahay inaan weydiiyo waxa ku dhacay nooh..... in fact all of you waxay tahay haddii aan idin waayo inaan weydiiyo waxa idin ku dhacay nooh...

 

 

Go figure:..............

Share this post


Link to post
Share on other sites

posted by Tuujiska

Waraa adi Qac'Qac, Jbaro maseerka ka daa nooh..koow wiilo waxee dhahay I missed you qac'qac..adoo ordeysid aa irida kasoo gashay ayaa wili garabka bidixda kala wareejisay orodka aad igu dhaaftay..Markee wiilo kudhahday, I missed Jbaro ee aaway? intaa qoorta hoos u dhigtay sidii shimbir gaajo heysa ayaa waxaa bilowday filimaadkii loogu talagalay naagaha umusha ah..Young and the reslers...lol..

 

LoooooooooooooooooooL

 

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^LooL waxaan ku qoslaayey sida qacqaac loo jarjarooyo meeshaan....Ninkaan tuujiska aa la dhahaa baab ma shire waaye :D:D iyaaaah

 

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^LoooL...ana xajar huh...maa caleesh yaa xabiibti...laakiin sax wa nifs..ana daaxiqatun wa jarjarul qacqacatun..

 

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ana fahamtun....cindahaa af-carabiyun jacburisun kathiir.....dayib, ana laa fiirsashun waladun qacqaacatun jarjarun....sabab, ana calool jileecun, laakiin anta cindahaa madax faluuqatun

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this