Sign in to follow this  
Tuujiye

MURTI [(Saddexley)] for dhalinyarada Cireysatay

Recommended Posts

nuune   

feebaro,

ceesan yaroo mina shaakiriin sheeg?

injir booda ladiina toorey taclamuuna sheeg?

kashiita yareey minal aalkolo sheeg?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

ceesan yaroo mina shaakiriin sheeg?

injir booda ladiina toorey taclamuuna sheeg?

kashiita yareey minal aalkolo sheeg?

Boolbaro lee waxaan easy waayee!

 

ceesan yaroo mina shaakiriin waxaa waaye shoobaro. waatuu laxda dhmatay laan katuugaaye.lol.

 

injir booda ladiina toorey taclamuuna waa injir tacsi utaal oo taarey ee ari ku qasho raadineysa.

 

kashiita yareey minal aalkolo waa bajaqda dariskaga oo aalkuliistada ah waaye.

 

wax ale maa heysaa waraa soo gamo?

 

wareer badanaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

FEEBARO, wax waalan baad tahay, qacbaro aa sugaayaa coming soon taas uu guraaya kaas aaba kaa sii walan adiga

Share this post


Link to post
Share on other sites

Seddex Bilcaan ( naag ) waa bishaa (qurxisaa )

hadeeyse ka badato waa bi'isaa

 

1- Barri - (booty) bilcaan waa bishaa

hadeeyse ka badato waa bi'isaa

 

2- Beeso ( money ) bilcaan waa bishaa

hadeeyse ka badato waa bi'isaa

 

3- Biiqtan ama barjeeyn ( Love making ) bilcaan waa bilaan

hadeeyse ka badato waa bi'isaa

 

sedded seddex aa la gudaa

1 - saan saan ku gud - if someone pays you a courtesy visit- visit them

2- saxan saxan ku gud - if someone ivites you to dinner- do tha same

3- salaan salaan ku gud- if someone greets you - greet them back

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

I am late for this topic, but i would add my one wisdom thing.

 

all u nomads listen up...

 

there were somali graduates back in the days, and they were assigned to come up with some sort of explanation of what somali ppl are. so after some time. they came back with 6 Qs all in somali i am afraid, those ppl who speak english only, get ur parents to explain it to u all.

 

they said all somalis graduated from university called QABYO... they learn there 6 lessons.

 

1. Qabiil

2. Qab (kibir iyo isla weeni)

3. Qaylo

4. Qaad

5. Quudhsi (yasid)

6. Qayilid.

 

Soomaaliyeey ka fikira arinkaas kadibna naga badala sida, iyo jaahil nimada.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

I dhageysta dhalin yaro..wax macna leh waxaa meeshaan kasoo haray this thread e wax soo bandhiga oo murti leh....

 

wareer badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

wara feebaro, maxa haysaana, maxaa waaaye waxaasna waaba yaabee, mircood ma soo cuntey baaba,

 

een waa kanaa kisteey:

 

awrka dabarka la ogoow=naagta ha u naffisin ha daasho

hasha irmaan ha rinto=qurbaca usheeg ha rimiye nirigta

Share this post


Link to post
Share on other sites

war feebaro aa meel kasoo baxay...nin yahow waxaan intee kuugu qarsanaayeen, maskax ashuun aa tahay. dad badan aad u gabmatay....laakiin waan ka xumahay kama qeyb gali kari murtidaan inleen maskax nimeed aa loo baahan yahay.

 

waan ka helay waxaad tixday inkastoo aanan fahmeenin qaarkood.

 

quf kuu baxo aa laakiin fiicnaan leheed....

 

J_11 ...goobta iska xaadiri kaabbo

 

pls sii wada.....akhayaarta

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Looooool boolbaro

awrka dabarka la ogoow=naagta ha u naffisin ha daasho

waraa adaa halahaas sameysatay anaga hanaga dhaadhicinin..laakiin runtaa waaye naagta ha u naffisin hadaasho asbaxda... :D

 

reformer lol waa duuganahay yaah adi waa cusub tahay in aa i quftid aa isoo saartid aa larabaa. badeel aan kuu keenaa faagoo gal...looool

 

wareer badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^^^ Wiilyahow xawaaraha yaree, illeen Michael Schumacker ma ihida! smile.gif

 

Reformer,

 

Sida ragga qaarkii af-tahan u ma ihiye maxaan goobta la yimaadaa, bal anigu amakaagaye? :(

Share this post


Link to post
Share on other sites

anoo indhaheyga shanta yihiin baa la iga hadlayaa. odayaashiinaan...hadaad waxaad igu qasbeesiin inaan gabar nimadeyda idiin cadeyo soo ma'aha? wallee shaashka aan duuri doonaa, ee maa joogdiin

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this