Sign in to follow this  
MoonLight1

Round 2: Ahlusunna Vs Alshabaab

Recommended Posts

The ahlusuna guys are proving themselves to be a formidable force, they beat back the shabaab in maxaas hiiraan yesterday, so the next round of the war will be fought between these two forces.

 

warta%2006-3.jpg

 

Vs

 

AL-Shabaab.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Maxay ku kala duwan yihiin Ahlu xer, Ahlu sunna, iyo Ahlu Anti Alshabab ,,,,waa halkii Tuujiye bahashu wareer badanaa niyow?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maxaas.net

 

Dagalka oo ah mid aad u xoogan isla markaana daryanka madaafiicda la isku weydaarsanayo laga maqalayo dhamaan deeganka maxaas ayaa saaka dagaanay balse laga cabsi qabo in markale uu dagaal kale sii dhaco

 

Ciidamada maxakiimta islaamka oo Gaaf wareegayo dhamaan wadooyinka soogalo dagmada maxaas ayaa la arkayay ciidamadan ayaa ku hubeeysana huka cul culus iyo maka fudud dhanka kale dadka deeganka maxaas ayaa is kuku soo baxay magaalada ayoo dagaal diyaar u ah,

 

Jawiga magaalada ayaa ah mid dagan saakay goobaha lamane garankaro in aay kooxahii shalay weerarka sooqaday aay markale ku soo wajahan yahiin balse waxaa jirta is abaabul aad u xoogan oo laga dareemayo magalada b/weyn iyo b/burte oo fariisin u ah

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ms DD   

The first pic looks like they are having a shindig.. I used to love attending their xer parties.. They sure know how to have stylish Alla bari.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ms DD   

Compare the 2:

 

Surwaal gaabka (ikhwan muslimeenka) they used to beat us in Utanga for missing classes, not reciting tajweed and not putting proper hijab

 

Xerta:

They used welcome us with food, dancing, and freedom to mix with the opposite sex..

 

Guess which one we liked?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Ms DD,

 

I think the fact that the Xerta welcome you with food, dancing and freedom to mix you liked them... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sophist   

I am more of the shabaab side of the border!- happily oblige in shabaabka la ila soo xashriyo than suufyidaan!

 

Shirk wax sahlan ma aha.

 

MSDD not yet! went on a business trip.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this