Sign in to follow this  
Abtigiis

Qat-chewing Somaliland military officials Vs ONLF marines: An update

Recommended Posts

^This is a fact that which has happened few days ago.

 

The question you ought to ask is, what happened to the Somaliland navy that were promising to the world that they will deal with and eliminate the piracy in the horn just few months back. Hahaha :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
UZTAAD   

Originally posted by Abtigiis & Tusbax:

The drama staged by pot-bellied and Qat-munching Somaliland "Generals" after 700 ONLF commandos arrive home would have been funny were it no so rediculous. The fact is they have been alerted by Ethiopians who learned about the arrival of the ONLF contingent before the so-called Somaliland army, ever alternating between Xarraaro, Mirqaan and Dubaab cycle, even heard of it.

.

:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xukuumadda Somaliland oo faahfaahin dheeraad ah ka bixisay Kooxo hubaysan oo ku dhuumanaya galbeedka dalka

 

Talaado, 14 September 2010, (HOL)- Taliyeyaasha ciidamada Milateriga iyo Booliska Somaliland Mr. Nuux Ismaaciil Taani iyo Cilmi Rooble Furreh (Kabaal), ayaa faahfaahin ka bixiyay inka badan laba boqol oo askar hubaysan ah oo ka soo degay xeebta gobolka Awdal ee Galbeedka Somaliland.

 

 

Taliyeyaasha oo xalay fiidkii warbaahinta kula hadlay xarunta laanta Dambi-baadhista ee Hargeysa, waxay sheegeen in ciidankaasi ahaayeen ilaa 250 askari oo ka tirsan jabhadda ONLF oo lagu soo tabobaray dalka Eretria, waxayna soo bandhigeen hub iyo cadaymo ay ciidankaasi ay kaga tageen tuulada Cabdiqaadir oo ka tirsan gobolka Awdal, ka dib markii ay ka soo degeen goobta gobolkaas, kuwaas oo ay ka mid yihiin qaar k amid ah Lacagta dalka Ereteriya laga isticmaalo, Waraaqo caddaynaya halka ay u socdeen iyo hawl-gallada ay doonayeen inay fuliyaan iyo caddaymo kale.

 

 

“Meesha u dhexaysa Lughaya iyo Saylac taariikhdu markay ahayd 10-kii bisha waxa ka soo degay ciidan lagu qiyaasay ilaa 250 ilaa 300, saddex baabuur oo kuwa 19-ka loo yaqaan ah ayaa loo geeyey si qarsoodi ah, way soo qaadeen oo meel Jidhi la yidhaahdo ayey soo gaadheen, baabuurtuna qaar la garanayo oo kuwi Milixda soo guri jirtay ayay ahayd. Nimankii kaantaroolka joogay waxa lagu yidhi Milixdii ayuun baanu sidnaa, dadkuna hoosta ayey fadhiyeen, maadaama ay baabuurta garanayeen way aamineen, waa la soo daayay, dabadeedna meel u dhaw Jidhi lafteeda ayey ku rogeen hubkii ay siteen,” sidaa waxa yidhi Taliyaha Booliska Somaliland Col. Cilmi-Kabaal oo ugu horayn shirkaa jaraa’id ka hadlay. Wuxuuna intaa ku daray oo uu yidhi, “Waxay markii dambe galeen buurta Maarmaar la yidhaahdo oo Cabdiqaadir ka soo horjeeda, hawlgalkiina wuu socdaa, hubkii laga soo qabtay waa kan, lacagtii laga helayna rafka ayaa la yidhaahdaa, qaarna Axmaari ayey ku qoran tahay qaarna Soomaali tababarkii ay Itoobiya ay ku wada qaadanayeen iyo afafkii ay ku qaadanayeen ayaa ku wada qoran (waraaqo uu soo bandhigay), taasina waxay ku tusaysaa inay Eretria ka yimaadeen, nimankaasina ay ahaayeen cadow ku socda Itoobiya, inagana waa inoo cadow, maadaama ay dalkeenii ka soo degeen waxba inoomay dhigan.”

 

 

 

 

Taliyaha Boolisku waxa uu sheegay inay gacanta ku hayaan laba baabuur oo ka mid ah saddexda gaadhi ee ciidankaas oo xeebta Doonyo keeneen soo qaaday, isla markaana ay sharciga marin doonaan. “Gacantayada ayey ku jiraan oo waanu haynaa iyaga iyo dirawaladiiba, si sharciga waafaqsan baana loo ciqaabi doonaa,” ayuu raaciyay Mr. Kabaal.

 

 

Taliyaha Ciidanka Qaranka Col. Nuux Ismaaciil Taani oo isna ka hadlay shirkaa jaraa’id, waxa uu sheegay in aanay awood ahaan ****oli karin ilaalinta xeebta dheer ee Somaliland. “Ma wada ****oli karno xeebteena dhererkeeda, markaa meel ayey soo eegteen oo ay yimaadaan, ka dibna halkaas ayey habeenimadii 11-kii bisha ka soo ambabaxeen. Sida aad ogtihiinba Somaliland way cadaw badan tahay, tani waa mid ka mid ah tabaha Somaliland lagula dagaalamayo, kuwa horena way na soo mareen, qaar dambena waanu filaynaa mid kasta waxaynu kaga gudubnay si guul ah oo wanaagsan. Nimankaasi meesha la yidhaahdo Cabdiqaadir ayey ku nasteen waa halka hubkan laga helay oo ay kaga yaaceen, waxay galeen buurta Maarmaar la yidhaahdo, marka ay xadka joogaan Itoobiyaanku way ogaayeen inaanu xidhiidh ka wada yeelano, Itoobiyaanka lagama maarmaan ayey noqotay,” ayuu yidhi Taliyaha Milateriga Somaliland.

 

 

Waxa uu sheegay in hore ciidanka ONLF shaqsiyaad kooban ahaan ugu soo geli jireen Somaliland, balse aanay dhacdadan oo kale hore u soo marin. “Hore waxa u jiri jirtay afar-far ayey u soo gali jireen wadanka halkan Hargaysaba waynu ku qabanaa. laakiin ciidan sidaa u hubaysan oo 250 ah hore inoomuu soo marin,” ayuu raaciyay. Wuxuuna intaa ku daray, in Ciidanka Itoobiya xidheen xuduudka dalkooda, isla markaana Somaliland xidhay xuduudka, ciidan xooganina ka baxeen dhinaca magaalada Hargeysa. “Waxaanu amar ku haysanaa muddo laba cisho ah inaanu hawshaa ku soo gabagabayno ilaa laba nin-na waa hayaa,” ayuu yidhi Taliyuhu.

 

 

Barkhad M. Kaariye Hiiraan Online

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Abtigiis & Tusbax:

I told you that the Somaliland authorities knew nothing of all these things before yesterday, when they were alerted by the arrival of dozens of Ethiopian military trucks inside Somaliland. Soo hubso!

Ceeb baa meesha ka dhacday dheh. How did Somaliland authorities miss 700 heavily armed men with all their supplies?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Libaax-Sankataabte:

quote:

Originally posted by Abtigiis & Tusbax:

I told you that the Somaliland authorities knew nothing of all these things before yesterday, when they were alerted by the arrival of dozens of Ethiopian military trucks inside Somaliland. Soo hubso!

Ceeb baa meesha ka dhacday dheh. How did Somaliland authorities miss 700 heavily armed men with all their supplies?
What did you expect from an "authority" that spends every moment of their waking hours grazing in some godforsaken marfash, like a bunch of insatiable goats?

 

They don't call the place Marfashland for nothing, you know. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

^Ayshaca kama sokeeyaan. Ka seexo!@A_Khadar

 

Originally posted by Libaax-Sankataabte:

quote:Originally posted by Abtigiis & Tusbax:

I told you that the Somaliland authorities knew nothing of all these things before yesterday, when they were alerted by the arrival of dozens of Ethiopian military trucks inside Somaliland. Soo hubso!

Ceeb baa meesha ka dhacday dheh. How did Somaliland authorities miss 700 heavily armed men with all their supplies?
:D:D:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this