Sign in to follow this  
nuune

So sad indeed, 15 women died while cleaning....

Recommended Posts

nuune   

Ilaahay ha u naxariisto dhammaantoodba, waa ayaan darro, masuul Soomaaliyeed oo iska xil saarey ma jiro in qalab miino-baaris lagu sameeyo wadanka!

===============================

 

 

Haween howlo Nadaafadeed ka waday Wadada Makka Al-Mukrama oo ay Miino ku qaraxday

 

Axad, August 03, 2008(HOL): Ku dhawaad 15 haween ah ayaa geeriyootay, tiro kale oo intaas ka badanna dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii ay ku qaraxday miino u ekeyd midda remote-ka laga hago, taasi oo ku aasneyd meel ay haweenkan oo ka shaqeeya nadaafadda ay ku nasanayeen.

 

Halka qaraxa uu ka dhacay oo ah Wadada Makka Al-Mukarrama, gaar ahaan inta u dhaxeysa Shineemo Soomaaliya iyo Hotelka Ambassador ayaa waxay haweenka ka wadeen howlo nadaafadeed oo ay horay uga soo qabteen Waddooyin dhowr ah oo ku yaala Magaalada Muqdisho.

 

Dad goob-joogayaal ah ayaa waxay sheegeen in markii ay Haweenka Miinada ku qarxeysay ay fadhiyeen meel ay ku nasanayeen, waxaana la sheegay in qaraxaas oo ahaa mid xooggan oo jar-jaray jirka haweenkaas, kuwaasi oo xubnaha jirkooda la kala garan waayay.

 

Ma ahan markii ugu horeysay oo Haween nadaafad ka shaqeynayay ay waxyeello ka soo gaarto waxyaabaha qarxa, waxayna ahayd bartamihii sanadkii hore ee 2007 markii haween howlo nadaafadeed ka waday inta u dhaxeysa Isgoysyada Howl-Wadaag iyo Bakaaraha uu qarax haleelay, iyadoo halkaasina ay ku geeriyoodeen shan haween ah.

 

Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online

sxiis@hiiraan.com

Mogadishu, Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ilaahay ha u naxariisto umada masaakiinta ah oo ku dhimatay qaraxaan...

 

Don't these hopeless morons realise that their hit-N-run attacks are futile. sad0013.gif

 

I hope these murdering scum incur the wrath of Allah and all ROT in Hell.

 

lax... lax dhashay iyogoo dhan!

 

JAN_6_08.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

And they said that the Ethiopians will bring security to somalia, ever since the ethiopians came into somalia, things have got worse.

 

Ethiopians must leave somalia as soon as Possible otherwise their will be more deaths.

 

yuusufonwheelchair.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cige   

Ethiopians must leave somalia as soon as Possible otherwise their will be more deaths.

JAAHIL, Who will die Somalis or Ethiopians? i never saw someone threatning to kill his people if Ethiopians do not leave as soon as possible redface.gif .

 

Why don't you threat them while you're saying ... otherwise there will be more deaths :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites
sunaari   

Allah Yarxam, it is indeed every day sad news coming from that cursed place. Those people only know how to slaughter women and civilian.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

^Do you mean the Ethiopians and the warlords AKA TFG? if so, you are right that is all they know, shelling indiscriminately, raping , looting etc.

 

But don't you worry the good guys will take them out soon IA .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this