Sign in to follow this  
Siciid1986

War Deg Deg ah Ciidanka qaranka Somaliland ayaa waxa galeen holhol....

Recommended Posts

War Deg Deg ah Ciidanka qaranka Somaliland ayaa waxa galeen holhol iyadoo saaka ay ka anbabaxeen Gobolka sool

 

Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa Saaka Waxay gaadheen hohol oo ka tirsan gobolka sool halkaas oo in dhawaydba ay isku urursanayeen odayaal u dhashay gobolka sool

 

 

Ciidamada amaanka ee Somaliland ayaa saaka amar lagu siiyaay in ay u ruqaan sadaan dhinaca holhol waxaana wararku sheegayaan in hada ay lawareegeen guud ahaanba holhol halkaasi oo ay ku sugnaayeen odayashaasi.

 

 

Gudoomiyaha gobolka sool faarax askar Xuseen ayaa isagu hada ku sugan holhol,mar aan khadka telphoneka kula xidhiidnay wariye ku sugan halkaasi ayaa waxaa uu noo xaqiijiyay In Ay ku sugan yihiin cidamada qaranka somlailand.

 

 

 

 

 

Waxaa kale oo wararku sheegayaan in ay ciidamada qaranka Somaliland ay la wareegeen degmada Tukaraq oo ay hore u joogeen ciidamo ka tirsan maamulka puntaland.

 

 

Wixii wara ee ka soo kordha kala soco shabakada holhol news

 

 

holhol.net

 

http://www.holhol.net/view_latest.php?articleid=4647

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAAROODI   

imagine a conspiring heard of gazelles sitting and plotting, in the distant the Somalilanders (The lion) sat patient waiting for his time, he slowly crept up every 5 seconds before he could see them. then...

 

POUNCE......

 

ahhhhhhhhhhhhh run for your lives the somaliland army has come.

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAAROODI   

notice how they all crowed around a speech by one of these garads in bosaso and there so called puntland, however the second we come into play the talk is replaced with reality.

 

comment on this, if you are men, or are you gob smacked. dont know what to say.

 

loooool.

 

thats the difference between Somalilanders and Somalians, we dont talk...its all actions, no bull thats what gave us the balls to destroy the somali republic reduce it to ashes and have the audacity to create my own nation.

 

hate us or love us, you gotta admire us.

 

LONG LIVE THE SOMALILAND NATION.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Aaliyah416:

^^Maybe we should make a movie of silaanyo's exile :rolleyes:

What does silanyo got to do with this?

Silanyo is a politician, these are nabbadoons wannebe politicians.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Originally posted by Ducaysane:

Gaaroodi,

You are working hard to be banned this forum aren't you?

He hasn't broken any rules.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this