Sign in to follow this  
Cawaale

Cali Dheere: Calanka Soomaaliya waxaa laga dhaxlay gumeystayaashii dalka.

Recommended Posts

Cawaale   

Muqdisho (Alshahid)-Ururka Alshabab ayaa markii ugu horaysay si cad u dafiray jiritaanka calanka Soomaaliyeed ee uu dalku yeeshay markii uu xoriyadiisa ka qaatay gumeystayaashii Ingriiska iyo Talyaaniga.

 

Afhayeenka-Alshabab6-224x300.jpg

Afhayeenka Alshabab; Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) oo waraysi uu kaga hadlayo xuska maalinta xoriyada ay qaateen goboladii Waqooyi ee dalka oo ku aadan 26ka June siiyay idaacada Al-Furqan oo ah idaacad maxali ah kuna hadasho afka Alshabab ayaa sheegay in calanka buluug ah ee xiddigta dhexda kaga taala uu yahay mid laga dhaxlay gumeystayaashii.

 

“Calanka buluug ah ee xiddigta dhexda kuleh waxaa laga dhaxlay gumeestayaashii Talyaaniga iyo Ingriiska, iyagaa keensaday, sababna waxa ay u ahaayeen in dalka laga taago, calankeena waxa uu kasoo jeedaa saxaabadii iyo Nabiga NNKH” Ayuu yiri Sheekh Cali Dheere.

 

Sidoo kale Cali Dheere ayaa ku tilmaamay dadka aaminsan maalinta xoriyada Soomaaliya in ay yihiin kuwo aanan lahayn caqiido Islaami ah oo kufilan ayna u baahan yihiin in ay ka baxaan dambiga ay kujiraan.

 

Afhayeenka ayaa sheegay in aysan jirin wax layiraahdo xuska maalinta xoriyada taasina ay tahay mid ay dajiyeen gaalada cadowga ku ah ummada Islaamka waa sida uu hadalka u dhigaye.

 

Waa markii ugu horeysay ee si cad ay Alshabab u inkiraan jiritaanka calanka Jamhuuriyada Soomaaliyeed iyada oo horay loogu eedeeyay Alshabab in ay meelaha ay ka taliyaan ka taagaan calan iyaga u gaar ah ayna dajiyaan calanka Soomaaliya.

 

Xogta: ALSHAHID

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waxaa isleedahay dadkaan camal intee kusoo koreen, oo dalalkee kusoo cimri qaateen. It certainly doesn't seem Soomaaliya oo nabad ah oo barwaaqeysan inay kusoo barbaareen. Nope.

 

Jiritaanka Soomaaliya iyo astaamaha u taagan ayaaba laga soo horjeedaa, lalana dagaalamaayaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hales   

Dadkaan siree u fakaraan, no the flag has not been made by 'kafirs' but by well intended Somali nationalists within the political framework we had since then in the SYL.

 

The 5 stars flag represents the 5 Somali regions back then, Italian Somaliland, British Somaliland, Somali region in Djibouti, Somali Galbeed and NFD

And lastly even if the 'Kafirs' did help in the making, how would it be oppose the Prophet Muhammed (SAW), is getting help forbidden now or is it the star that is now a xaram symbol?

Firstly if they want to be respected more they need to fist start on respecting Somali sovereignty.

 

As for the black flag it should be saved for sometime else.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maskiin Saxiib dadkaan wax ma baran waa jaahil helay fursad hadalkiisa la tixgaliyo kama fiirsanayo waxa afkiisa ka soo baxaya waxay ka hooseeyaan dadka caadiga ah maxaa ka sugee wixii ay u maleeyaan bay iska dhahayaan waxaa fiican in aan warkooda loo bixin

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

^Calanka wuxuu ka turjuma jiritaan Dowladeed, dadkaanna Dowlad, xukun, Dastuur, Xuduud iyo Dukumintiba agtooda wa shay gaalada laga keenay, Dunidana waa in lees ku furaa!

 

Waxay soo wadaan iyo wabiga yaa weyn waaye kuwaan. bal u fiirsada idinka, iintay Jabuuti uga duulaan!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

^Saalax Badbaado, INdhacade, Macalin Xaashi iyo rag kale oo badan aa maalin walba towbad keena oo meel raaca. you know where i am going with this don't you? marka sxb sheekadaan su'aal ma doonto waaye, raggaan wax is ka dhiciya aa loo la'yahay!

Share this post


Link to post
Share on other sites

War dadkan Soomali ma aha, i am sure these ppl are not Somali. Hadii aad weydiiso Halkey ku dhasheen waaba ay ku qooracayaan. Lama yaabo walee waayoo kuwani Soomali dhab ma aha.

Share this post


Link to post
Share on other sites

He has got a BLACK FLAG made in Afghanistan by Alqacida/Arab extrimst!, and here he is Calankayga Afkutaagayaa Shame on YOU Doqonyohow!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hales   

He has got a BLACK FLAG made in Afghanistan by Alqacida/Arab extrimst!, and here he is Calankayga Afkutaagayaa Shame on YOU Doqonyohow!!

Lol funny post, the flag is from the Rashidun caliphate you know the empire our Prophet declared to spread Islam.

But in times like this, the flag really should just represent the Muslim Ummah.

 

War dadkan Soomali ma aha, i am sure these ppl are not Somali. Hadii aad weydiiso Halkey ku dhasheen waaba ay ku qooracayaan. Lama yaabo walee waayoo kuwani Soomali dhab ma aha.

Do you consider yourself Muslim first or Somali?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Cawaale:

^Saalax Badbaado, INdhacade, Macalin Xaashi iyo rag kale oo badan aa maalin walba towbad keena oo meel raaca. you know where i am going with this don't you? marka sxb sheekadaan su'aal ma doonto waaye, raggaan wax is ka dhiciya aa loo la'yahay!

Ma Xaashigaas ka baxay Ururka Islaamka uu ku jiray?

 

Ilkadahable, badowiintaas barbaarta la baxay oo waxba ogeyn waxaa ka daran dadka ismooday inay waxbarteen haddana badowiintaas daba socdo oo amarkooda iyo warkoodaba maqlo, difaacana. Kuwaas kasii badowsan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Its a sad day in alsh-ville when he shouts out shyte that he dont anything about! May be he should say that his check payers dont like our calan and thats what hes talking about.

 

what a moron!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

MMA, Macalin Xaashi kutobo xoor qwyn waaye oo macruuf eh, just yesterday before the rise of the ICU he was the head of the "Xamar iyo Xamar-Daye" cid kastana waa la socotaa 2005 raggii uu balcad ku shiriyay iyo arimaha ay ka hadlayen!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this