Sign in to follow this  
Xudeedi

Hargaisa: The fantasy of recognition takes a step closer to insanity

Recommended Posts

Xudeedi   

Maraykanka oo u Ololaynaya Madaxbannaanida Koonfurta Suudaan iyo Faa’iidada ugu Jirta Somaliland

November 6th, 2009

 

Hargeysa (Somaliland.Org)- Xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE, ayaa soo dhaweeyey siyaasadda cusub ee dawladda Maraykanku kula macamilayso Sudan oo u gogol xaadhaysa sidii mustaqbalka koonfurta Suudaan u noqon lahayd dal madaxbanaan oo dunidu aqoonsan tahay, taasi oo taasi oo faa’iido u leh qadiyada Somaliland.

 

Sidaana waxa shaaca ka qaaday xoghayaha arrimaha dibeda KULMIYE Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar oo isaga oo jooga Ingiriiska xalay khadka telefoonka ugu waramayey tifatiraha Jamhuuriya Maxamed Cumar Cabdi (Cirro), waxaanu caddeeyey in xisbiga KULMIYE arrintaa kulan kala yeelan doono dawladda Maraykanka si ay ugala hadlaan sidii maamulka cusub ee Obama il dabacasan ugu eegi lahaa qadiyada aqoonsiga Somaliland, iyaga oo ku dabaqaya siyaasadda cusub ee Maraykanku ku doonayo in Koonfurta Suudan noqoto dal madaxbannan oo iskii isku maamula.

 

Xoghayaha arrimaha dibeda KULMIYE, waxa uu ugu baaqay bulshada Somaliland mucaarid iyo muxaafidba in loo wada guntado sidii qadiyadda Somaliland looga iibin lahaa beesha caalamka, iyada oo laga duulayo siyaasadda cusub ee dawladda Maraynkanku kula macaamilayso Suudaan.

 

“Waxa jira in dhawaan, gaar ahaan bishii October ee sannadkan 2009 uu Maraykanku soo saaray siyaasad cusub oo ay kula macaamilayaan dalka Suudaan, taasi oo ay saldhig u tahay in sannadka 2011 afti laga qaado dadweynaha koonfurta Suudan oo ay ku kala caddaynayaan inay ka sii mid ahaadaan dalweynaha Suudaan iyo inay noqdaan dal madaxbannaan oo iskii u taagan.

 

Markaa dawladda Suudan waxay ka cago jiidaysaa in aftidaa la qaado, taasina waxay sababtay in Maraykanku soo farogaliyo arrintaa, isaga oo ku baaqay in la dardargeliyo sidii afti looga qaadi lahaa dadweynaha Koonfurta Suudaan, arrintaana waxa Marayanku u magacaabay ergay gaar ah oo qaabilsan sidii loo dardargelin lahaa aftida laga qaadayo Suudan.

 

Waxa kale oo jirta in guddoomiyaha gudida arrimaha dibeda u qaabilsan Gongress-ka Maraykanka Donald Payne uu isna soo saaray qoraal uu ku taageerayo aftida laga qaadayo Koonfurta Suudaan, isaga oo sheegay in dunidu u diyaargarawdo sidii loo caawin lahaa dawladda cusub ee ka dhismaysa Koonfurta Suudaan, arrintaasina runtii saamayn bay ku yeelayanysa qadiyada ictiraaf raadinta Somaliland oo muddo badan dedaal loogu jiray.

 

Marka u horraysa waxa weeyaan dawlad weyn oo dunida magac ku leh, ayaa u ololaynaysa sidii dal jira laga kala dhigo labada dal oo kala madaxbannaan oo xuduud wadaaga, arrintaasina haddii ay hirgasho waxay wax ka bedelaysaa shuruucda u dejisan midawga Afrika oo qeexaya in aan waxba laga bedelin xuduudidii Afrika ee guumaystuhu ka tagay, inkasta oo Somaliland xuduudeedii Inagiriisku sameeyey sideedii tahay oo aan waxba laga bedelin, haddana ay tahay dawlad madaxbannaan oo dib ula soo noqotay midawgii ay la gashay Somaliya 1 July 1960, hadana siyaasaddan cusub ee Maraykanku faa’iido ayay u leedahay qadiyada aqoonsi raadinta Somaliland oo sannandkii 2001 aftidii dadweynaha laga qaaday ay 97% ogolaadeen madaxbannaanida Somaliland,” ayuu yidhi Dr. Maxamed Cumar Cabdillaahi.

 

Xoghayaha arrimaha dibeda KULMIYE oo ka jawaabayey su’aal la xidhiidhay qaabka Somaliland uga faa’iidaysan karto siyaasadda cusub ee Maraykanku kula dhaqmayo Suudaan, waxa uu yidhi; “horta waxa jira dalal badan oo isku jiray oo markii dambe kala noqday laba dal oo kala madaxbannaan, sida Itoobiya iyo Eratariya oo dunidu aqoonsatay, siyaasaddan cusub ee Maraykanku kula dhaqmayo Suudaan waxay saamayn ku yeelanaysaa Somaliland haddii Koonfurta Suudan ka madaxbannanaato dalka Suudaan intiisa kale, Somaliland waxay u noqonaysa fursad beesha caalamku kaga qaadaan go’doominta siyaasadeed ee saaran, iyada oo loo dabrayo dal aan jirin oo colaado ragaadiyeen, markaa waxaan bulshadda Somaliland ugu baaqayaa in mucaarid iyo muxaafidba in loo wada guntado sidii looga faa’iidaysan lahaa siyaasadda cusub ee Maraykanku ku waajahayo Suudaan, waana in albaab kasta loo garacaa sidii qadiyada Somaliland loo iib gayn lahaa, xisbiga KULMIYE waxa uu dhawaan kulamo la yeelan doonaa dawladda Maraykanka , anaga oo kala hadli doona sidii qadiyadda Somaliland hoos loogu eegi lahaa, waxaananu xisbi ahaan soo dhawaynaynaa siyaasadda Maraykanka ee ku waajahan dalka Suudan iyo in aftida laga qaadayo dadweynaha Koonfurta Suudaan midho dhalkeedu u noqon lahaa dawlad madaxbannaan oo halkaa ka soo baxda, hadii ay taasi hirgashana Somaliland faa’iido balaadhan ayey u noqonaysaa, waxana meesha ka bixi doona marmarsiyihii ahaa waxaad ka mid tihiin Somaliya ee wada hadal la gala.”

 

Waxa kale oo xoghayaha arrimaha dibeda KULMIYE Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar xusay in caawimooyinka beesha caalamku siiso Somaliland ay u qaybsamaan laba qaybood oo kala ah caawimooyinka dhinaca doorashooyinka ah oo fulintoodu ku xidhan tahay hadba sida xukuumadda Somaliland u diyaariso saaxad ay ku qabsoonto doorasho xor iyo xallaal ah iyo caawimada kale oo Somaliland loo soo mariyo ururada iyo hay’addaha caalamiga ah, kuwaasi oo iyaguna ku xidhan maamul-wanaaga iyo la xisaabtan deeqbixiyayaashu ku qanci karaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   
The deceit of secessionist guideline makers is a continual crime that has been committed against the masses that reside in the Northwest. Failures of dishonesty have only created oblivious and uninformed individuals who were convinced that the agony of Somalia is a victory for them.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Xudeedi, you give to much credit to somaliland media. Do you see any international media source somaliland media for matters regarding to somaliland? wa may..

 

All Africa sources garowe online and shabelle for domestic issues related to mogadishu,hargeysa,garowe.

 

Noone takes them serious, so i don't know why you do. lol. I only post somaliland news to somaliland ppl because they only accept that garbage. Not anyone else in the world.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

This has nothing to do with crediting a specific media but was intended to present the social effects of deception and the crime that is being committed against the masses that reside in the Northwest. I have quoted your repeated efforts in trying to portray what a reliable media is in chaotic Somalia; if you ask me it’s all a matter of perception. For you it might be “Horseed”, a voice of the “kings” huh, not Somalia. Somali media is extremely bias and far too often engages in unethical practices.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Xudeedi, If they lie to their people, that is up to them bro. As long as everyone else in the world ignores them and doesn't source their garbage. It's all good!!! Sxb they been lied to 17 years, let them continue to be lied to as we progress our goals. Haa nagu kicin, dadkasi way jiifan. :cool:

 

An example is this garbage signing between somaliland and germany investment company in 2006 to build a cement factory/coal factory in berbera. 2009 November as of today not even a surveyor was sent out to scope out land let alone lay the foundation. Another lie sold to the somafiland populace.

 

Somaliland secures large German industry investments

 

afrol News / Awdal News Network,
6 September-2006
The government of the breakaway republic Somaliland today signed a joint venture agreement with Germany's Sougueta Engineering AG on establishing a cement factory, coal powered electricity plant and a gypsum factory at the cost of US$ 250-300 million. Somaliland's President is currently on a successful European roundtrip, advocating the recognition of his country and foreign investments.

 

According to a press release issued by Somaliland's Foreign Minister Abdillahi Mohammed Dualle and a copy of which was sent to 'Awdalnews Network', the agreement with Sougueta was concluded in a official meeting between a Somaliland delegation visiting Cologne led by President Dahir Riyale Kahin and Hans Jürgen Gartner, President of Sougueta Engineering AG. It was the result of nine months negotiations between the two sides.

 

Somaliland President Kahin and his delegation, currently visiting Germany, also held meetings with German Parliament's Committee for Economy and International Cooperation and senior officials from the German African Business Association (GABA).

 

The Somaliland side said it had briefed the German officials on investment opportunities in Somaliland. A GABA delegation has already visited Somaliland and acquainted itself with the country's achievements in restoring peace and stability and available business opportunities, in stark contrast to Somalia.

 

President Kahin, who had visited the UK in his first leg of a European tour, earlier held talks in London mid-August with David Triesman, UK Foreign Office Minister responsible for Africa, as part of a mission pressing Somaliland's quest for recognition and economic assistance from its ex-colonial power.

 

However, the delegation - which was planned to visit Washington and held talks with US State Department officials - now says it will return to Somaliland instead to expedite the procedures related to the German business opportunity.

 

Somaliland, a former British protectorate that joined a united Somalia after independence in 1960, broke away 15 years ago but has since failed to win official recognition from any other nation. The current political offensive of the Somaliland leaders is therefore seen as an effort to use the recent developments in Somalia and international concern about the growing power of the Islamic Courts in Mogadishu as leverage to further its case.

 

Somaliland's Finance Minister Hussein Ali Dualeh warned that his country would fight against reunification - which is demanded by southern Somalia - and that a conflict could spill over into neighbouring countries, including Ethiopia. "If we are forced into a war, it will be a war that has no end," he told the 'Financial Times' in London.

 

Mr Dualeh argued that his country was being punished by the international community for its success in building peace and stability. He said Somaliland was not asking for bilateral aid from the US or Britain but wanted access to World Bank and African Development Bank credit.

 

Ministers accompanying President Kahin told the British press that they hoped an East African country - such as Kenya - might take the lead in granting Somaliland recognition. But there has been little indication of Kenya's readiness to do so. Arab countries - notably Egypt, which is an African Union member - have strongly opposed a break-up of Somalia.

 

By staff writers

 

© afrol News / Awdal News Network

 

Source: http://www.afrol.com/articles/21109

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Xudeedi:

Insane indeed

 

What more can i expect, a community headed by Faisal Cali Waraabe (A Mad Man)

It beats to be headed by your community leader :D . Just let us be..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Intaad khaadka cuneysaan, anaga fishka ayaan cunaa. Hadhowna waxaad tiraahdaan ragaan kaluunka cuna ayaa naagihii naga dhameeyey. Ileen kaluun cunida macnaheedu waad taqaanaan, the more you eat, the more you.... :D

 

Back on the topic.

 

Runtii reerku qayaali ha isaga jiraane hala daayo, hala daayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sophist   

Xudeedi, Mohamed Cabdulahi is a friend of mine. He is a nice chap but he has to generate this sort of news in order to justify his possition, you see despite his high possition within the party, he remains an outsider in Kulmiye!.

 

Sophist

Share this post


Link to post
Share on other sites

The title should be changed to Somaliland driving haters insane.

We created the union with so much optimism but it was misplaced and know that union is null and void. People need to accept this truth and move on and not lose sleep over Somaliland, because we most certainly don't lose sleep over your welfare. To those within the Somaliland borders who dont wish to separate move on, Puntland is 13 of somalia's total land mass, I'm sure you will find room.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

SDC10567.JPG

 

True, i manufacture my own resources as a leader of Somalia's largest industry.

 

 

Sophist the above statement is a result of 19 year fabricated deceit, as “recognition” was used as a scapegoat to justify the corruption and failure of the Northwest administration. It’s extremely difficult for Riyaale to build you a road, airport, or even a soccer stadium, but it’s very easy for him to sing you the song of “recognition”. Secessionist cheerleaders are victims as false hope was sold to them for far too long.

 

Abokor adeer former colonial British Somaliland is mines and its chief Sultan was Mohamuud Ali Shire (the great). If you want to secede go ahead and take your piece of Waqooyi Galbeed and half of Togdheer, but bear in mind that Sanaag alone is near 50% of the former protectorate as the map below indicates.

 

_40101922_somalia_sool_map203.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Xudeedi:

SDC10567.JPG

 

True, i manufacture my own resources as a leader of Somalia's largest industry.

 

 

Sophist
the above statement is a result of 19 year fabricated deceit, as “recognition” was used as a scapegoat to justify the corruption and failure of the Northwest administration. It’s extremely difficult for Riyaale to build you a road, airport, or even a soccer stadium, but it’s very easy for him to sing you the song of “recognition”. Secessionist cheerleaders are victims as false hope was sold to them for far too long.

So have you build yourself roads, aiport, and soccer stadiums..surely I hope so since Riyale is not your boss ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this