Sign in to follow this  
Koora-Tuunshe

YAABAYEE HORTA KISMAAYO YAA-LEH?

Recommended Posts

Kamaavi   

In Sol kismaayo waxaa iska leh Ducaysane. Laakin in reality Kismaayo waxaa iska leh Sheekh Bob.

 

Inta rabta inay guri ka dhisato Bob ha la xiriirto

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Kismaayo waa dhul Ilaah aadanuhuna ma kala laha, kuwase is xijiya iyagoo dadka kale raba inay ka boobaan waa kuwo caqli liita!!! Haddiise aad degaan ahaan leedahay yaa u badan waa la lafo guri karaa oo weliba yaan diiradda la saarin oo keliya xilligii dowladaha iyo kuwo ku soo qaxay abaartii baastaaleey ee halla fiiriyo magaalada caanaha iyo qoryaha la shito yaa keeni jirey, mallaayga yaa soo dabi jirey iwm.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cabdow   

Kismaayo, sh. Yacquub walaa Madoobaan laheen. Kismaayo Somali baa leh, just like Hargeisa iyo Boosaaso Somali u leedahay!

 

Wadaadada ma iyagii baa hada raba inay isku jihaadaan, Ina lillaah. And they claim inay Diin leeyihiin oo ragg badan gacmahooda, lugahooda iyo naftoodaba ku waayey iyaga owgood, waa arin lagga murugoodo wallee!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by dhufayz:

ADEER WAA LAYAQAAN CIDA ISKA LEH BEESHA CAANOOLE IYO BEESHA RAASKANBOONI AYAA LEH

loool...What about reer Biyoole? Caano biyo ayaa ka muhiimsane...loool.. .Ilaahow aan meel la soo istaagin beel heblaa meel iska leh...!

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

^^Haa wadaadadu ayagaa isku jihaadayo. This is good example of how Somalia will look like should the Shabaabs fully take over. They will break into very small pieces and keep fighting each other whilst calling each others some names like Murtads and Kafirs.

 

May Allah bring peace to our country.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cabdow   

Ameen Zack...Ragga wajiga-dada inay war khair qaba noo soo wadin hadaan Somali nahay mar horaan arkay sxb. Jid aan Somali iyo diintoonaba laheen bey rabaan inay nageeyaan, laakiin ka yeeli meyno! We will over come them IA'

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this