Sign in to follow this  
Maaddeey

Sh. Shariif oo booqday ciidamadiisa 'sawirro'

Recommended Posts

Abwaan   

Originally posted by Maaddeey:

^^
:D
, do u know what he did to Sh. Ahmed Tahir and his Tafsiir circle in Jamia Mosque?.

 

Omar Idris, kaas inuu reer Edmonton yahaan moodaayey!

He is from North London. I just didn't see him around the president recently.

 

Maaddeey, Sh. Axmed Dahir is a nice individual unlike his brother Xassan Daahir Aweys and as Juje stated mas'alo diini ah ayaa la isku qabsaday I am not here to say who was right or wrong. Were you one of the footsoldiers defending the Shiikh? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Abwaanoow, Sh.Ahmed & Sh. Xasan,(& Qoyska reer macallin Daahiroo dhan) ma ogi sababta aad Sheekhnimada uga xayuubineyside, waa dad wan-wanaagsan, Ahlul Khayr ah, xaafidul Quraan ah, Culimada dhanna IA waa sidaa, qaabka wax loo wado ayay ku kala duwanyihiin.

 

Juje mas'alo Dini ah ayaa la isku qabsaday ma dhihine, wuxuu sheegay 'Khilaaf tafsiir' wax walbuuna noqon karaa, waa maxayse mas'alada Dini-ga ah ee Sh Ahmed oo mutamakkin, Diktooraah heysta, waagiisii horena xalaqaatka cilmiga wax ku soo bartay & Xasan M. Mohamud oo Xaraki ah isku qabsan karaan?.

 

Ps. Juje ma ilmo-adeer ayaad tihiin? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Maaddeey:

Abwaanoow, Sh.Ahmed & Sh. Xasan,(& Qoyska reer macallin Daahiroo dhan) ma ogi sababta aad Sheekhnimada uga xayuubineyside, waa dad wan-wanaagsan, Ahlul Khayr ah, xaafidul Quraan ah, Culimada dhanna IA waa sidaa, qaabka wax loo wado ayay ku kala duwanyihiin.

 

Juje mas'alo Dini ah ayaa la isku qabsaday ma dhihine, wuxuu sheegay 'Khilaaf tafsiir' wax walbuuna noqon karaa, waa maxayse mas'alada Dini-ga ah ee Sh Ahmed oo mutamakkin, Diktooraah heysta, waagiisii horena xalaqaatka cilmiga wax ku soo bartay & Xasan M. Mohamud oo Xaraki ah isku qabsan karaan?.

 

Ps. Juje ma ilmo-adeer ayaad tihiin?
:D

Maaddeey anigu reer Macallin Daahir oo dhan ma aqaan waxna kama wada sheegin. Sh. Axmed waanba kuu qiray inuu shakhsi fiican yahay Xasan Daahirna hadduu fiicnaan leeyahay ummad muslim ah ma sal kiciyeen ee fadlan sanka ha iga gelin.

Intaan ka warqabo anigu waxaanba islahaa Xasan Macallin iyo Sh Axmed wax gaar ah kama dhexayn ee waxay doodi ka dhalatay arrintii Dr. Dasuuqi. Meeshaanna anigu maba ku tartansiin Sh. Axmed iyo Xasan Macallin ee malaha adigaa wax kale ka warqaba oo aanan war u hayn.

Maaddeey weli waan ka xishoonayaa inaan ku weydiiyo ma caadifad baa ku qaadday waayo maxaa meesha keenay hebel ma ilmo adeer baad tihiin? Intaan waad igala roonayd aniga laakiin hadda waxan is iri duqa waa ka taallaa haddii aniga iyo Juje hadalkeennu isku dhawaado markii aad difaac kale u weydey miyaad intaas naf ka dhigatay?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

:D , lool sxb kaftanka & dhabta kala saar!, anigu difaac uma waayinoo waaniga caddeeyey sidaan qabay, inta dambe iney ka daba-tuur tahay waad aragtaa, sxb, inaad qaraabo noqotaanna dhib maleh, sababta inaad i weydiisaan ka jeclaan lahaa, wax kale maahee, dhowr mar ayaad soo nooleysay thread-kan, mar kastana ama Juje waad difaaceysay ama magaciisaad sheegeysay! kasteey?.

 

Xasuuso thread-kii Taariikhda Sh. Xasan, wax badanoo qalad ah ayaad sheegtay oon si tartiib ah uga wada hadalnay, wnaag maahane wax kale kuguma ogi, Ixtiraamna wan kuu hayaa, sxb.

 

juje, kaftanka waa ila fahantay, runtii 3 mar ka badan ayaan qoslay, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Maaddeey:

:D
, lool sxb kaftanka & dhabta kala saar!, anigu difaac uma waayinoo waaniga caddeeyey sidaan qabay, inta dambe iney ka daba-tuur tahay waad aragtaa, sxb, inaad qaraabo noqotaanna dhib maleh, sababta inaad i weydiisaan ka jeclaan lahaa, wax kale maahee, dhowr mar ayaad soo nooleysay thread-kan, mar kastana ama Juje waad difaaceysay ama magaciisaad sheegeysay! kasteey?.

 

Dembi umaba qaadan inaan juje qaraabo la noqdaa balse waxaan is iri arrin baad ka hadleyseen ee maxaa juje keenay, juje in lagu halqabsadaana waa ok waayo doodda ayuu dhinac uga jirey. Teeda arrinta soo noolaynta dooddaan malaha adiga unbay kula noqotay maahane anigu sidaas kama wadin waxaan keliya rabey inaan kaa turxaan bixiyo arrintan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAAROODI   

what pictures...?

 

saxib, the man controls a block of houses in mugdisho and has african troops gaurding him 24 7 i think that says alot about his military capability.

 

looool, somali;'s and there delusions.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Kaalay dowladda Shariif waxay lasocon wayday raggi Southall Fadhi kudirir ugu wayn ahaa baa meesha isugu tagay ileen.lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this