Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Faisal cali waraabe sends special forces to buhuudle

Recommended Posts

Ciiddanka Maamulka Somaliland oo Maanta Gaarey Magaalada Buuhoodle Si Ay Ujoojiyaan Madaar Halkaas Laga Dhisaayo Daawo Sawirada

 

 

 

 

 

0479fae60cdd915cd02403121d8270f3.bmp

 

 

Ciidanka maamulka Sl ayaa maanta gaadhay magaalada Buuhoodle iayada oo uu horkacayo Col. Axmed Maxamed Aadan Guul ( Dalbac) ayna weheliyaan saraakiisha ay ka mid yahiin Col Ismaaciil Xaashi Huruuse, Col Maxamed Sh cabdi Dabcasar (Tuur) & Capt Cali Ducaale ayaa waxa ay saaka socdaal ku kala bixiyeen daafaha magaalada Buuhoodle, halka sidoo kalena ay tageen goobtii laga xaadhayey maalmahan garoonka diyaaradaha inkastoo xiligaasi aanay la kulmin wax dadweyne ah oo la xusi karo oo goobtaasi joogay.Ciidanka ayaa beryahanba ka waday deegaanka hawlo lagu xoojinayo barnaamij ay ugu yeedheen rajo soo celinta Buuhoodle ( Buhotle Restore Operation) waxana ay maanta oo dhan wadeen barnaamij wacyigelin ah oo dadweynaha deegaanka loogu sheegayo inay isdejiyaan, ka dib markii ay dadka qaarkii werwer ka muujiyeen raxanta gawaadhida dagaalka ee gelbinaysay saraakiishani.

 

Ciidanka%201.jpg

 

 

ciidankow.bmp

 

 

ciidankow.bmp

 

ciidanlaba.bmp

Share this post


Link to post
Share on other sites
ADNAAN   

Originally posted by Xaaji_xundjuf:

Ciidanka ayaa beryahanba ka waday deegaanka hawlo lagu xoojinayo barnaamij ay ugu yeedheen rajo soo celinta Buuhoodle
( Buhotle Restore Operation)
:D

What a joke!

 

wha are your sources xaaji?

Share this post


Link to post
Share on other sites
ADNAAN   

There must be a cap on the number of airports you can have in s.land just da same way you are only allowed to have 3 political parties..soo maaha xaaji?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Che -Guevara:

^Hormarka maxaad ku diidey?

This is about politics adeer ,,, have nothing to do with horumar ...................

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Jacaylbaro:

This is about politics adeer ,,, have nothing to do with horumar ................... [/QB]

But you are blocking what could be potentially useful thing for the local.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this