Sign in to follow this  
General Duke

Abdiqasin has gone crazy!!!!

Recommended Posts

His term ran out a month ago and he is still claiming to be president.

 

His most important supporters have left him and now he is seeking to creat a new power base.

 

for 3 years he tells us how much he hates warlords and now he is in bed with Musa Sudi Yalaxow and Barre Hiirale.

 

He claims to control Mogadishu but his cousin Abdinur Darman (Galadiid) is claiming to be president and has his own millitia Abdiqasin has refused to comment on Abdinur but jumps at Ethiopia and Kenya such power LOL

 

He now wants to open the port and airport but alas the men who control it are calling his actions reckless and warning his millitai not to start a war in Mogadishu.

 

Abdiqasin and all who suport him should be ashamed of themselves by far this man is the worst creature ever to enter Somali politics.

Share this post


Link to post
Share on other sites

DR. C/QAASIM “Dekadda Iyo Airporka Ayaan Furaynaa, Ciidamada Milaterigana Halkaas Ayaa…”

Muqdisho Sept.23.2003

 

Dr. C/qaasim Salaad Xasan ayaa sheegay in ay furayaan Dekada iyo Garoonka Muqdisho isla markaana ciidamada wax laga sii­nayo dakhliga ka soo baxa.

 

“Dekadda iyo Garoonka waan furaynaa ciidamada Milateri­gana wixii ka soo baxa ayaan wax ka si­ineynaa” ayuu yiri Dr. C/qaasim oo intaa raaciyey “Waxaa loo baahan yahay ciidamo yar oo tayo leh ee looma baahna ciidamo fara badan oo aan tayo lahayn”.

 

Dr. C/qaasim oo shalay xa­runta Xisbiga kula hadlayey saraakiil ka tirsan ciidamadii Xoogga dalka ayaa sheegay inuu jiro qorshe ay wadaan Xabashida iyo dadka la shaqeeya sidaas dar­teedna loo baa­han yahay in la fashiliyo oo uusan hirgelin.

 

Wuxuu Dr. C/qaasim ku eedeeyey wax qabad la’aanta ciidamada Milaterigaf inay ka dam­beeyeen madaxdoodii hore ee xilka laga qaaday iyo wasiirkii Gaashaan­dhigga. “Haddii uu hirgalo qorshaha ay wataan Xabashida iyo dadka la shaqeeya waxaa mas’uuliyadeeda qaadaya beelaha saddexda ah ee hubeysan ee ku sugan Muqdisho” ayuu yiri Dr. C/qaasim.

 

Dhinaca kale wuxuu shalay Dr. C/qaasim xariga ka jaray howlo lagu dhisayo wadada isku xirta Ifka Xalan ilaa Al-Baraka oo ay iska kaashanayaan dowladda Hoose ee Muqdisho iyo shirkadda Liibaan.

 

Cilmi Nuurre Weheliye

 

www.Cadaado.net

Share this post


Link to post
Share on other sites

MAX’ED J. FURUX “Dadka Soomaaliyeed Haka Digtoonaadeen Jahwareerinta C/Qaasim Iyo Damaciisa Ku Wajahan Furista Dekad Aanuu Shaqo Ku Lahayn…”

 

Muqdisho Sept.23.2003

 

Max’ed Jaamac Furux oo ah Guddoomiyaha ciidanka Na­badgelyada Dekadda Muqdisho ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed ay gaareen waqtigii ay fahmi lahaayeen jahwareerinta uu wado Dr. C/qaasim.

 

“Dadka Soomaaliyeed haka digtoonaadeen jahwareerinta C/qaasim iyo damaciiisa ku wajahan furista Dekad aanuu shaqo ku la­hayn” ayuu yiri Max’ed Jaamac Fu­rux oo intaa ku daray “C/qaasim wuu dhammaaday waqtigiisii Carte intii uu xilka hayeyna uma qaban dadka Soomaaliyeed wax la taaban karo sidaas daraadeed Dekadda rag ayaa gacanta ku haya wax shaqo ahna xilligaan kuma laha”.

 

Furux oo u waramayey Cadaado.net ayaa sheegay in ay isaga iyo rag badan ku fara adaygeen ilaalinta hantida Qaranka ee dekada taal sidaas daraadeed ay u baahanyihiin dadka Soomaaliyeed in ay sidaas oo kale u ilaaliyaan hantida Qaranka inta laga helaayo dowlad qaadi karta mas’uuliyad buusxda.

 

Cilmi Nuurre Weheliye

 

www.Cadaado.net

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dowladda C/qaasim oo sheegtay in sharcigu dil ku xukumayo kooxihii saxiixay axdiga

 

Sidda uu saaka qoray wargeyska Xog-ogaal cadadkiisa 4333-aad, madaxweynaha dowladda KMG ah C/qaasim Salaad Xassan oo shalay la hadlayay xubno ka tirsan labadiisa gole ayaa sheegay in ergadii dowladda KMG ahi u dirsatay Kenya la bedelay sida Xassan Abshir & Deerow, isaga oo shirka Kenyana ku tilmaamay mid lagu kal googooynayo Soomaaliya waxna loogu dhimayo qaranimada Soomaaliya, wuxuuna xusay in xeer ilaaliyaha qaranka oo ay weydiiyeen waxa uu sharcigu ka qabo in laga qeygalo shir lagu kala goynayo Soomaaliya ayuu caddeeyay xeer ilaaliyuhu in qodobka 184-aad ee dastuurka 60-kii uu qabo in cid kasta oo saxiixda wax lagu kala goynayo Qaranimada Soomaaliya ay tahay qof gashay qiyaano qaran oo muteysaneysa ciqaabta dilka, sidaasna ay ragga saxiixay heshiiskaasi ku muteysanayaan dil, la xisaabtankooduna uu u yaalo shacabka Soomaaliyeed.

 

 

“Si kastaba ha ahaatee marka aanu goosanay in anu fikirkeena ka dhiibano dastuurka la sheegayo si aanu u soo bandhigno wixii mudan in la qaato ugana tagno wixii mudan in laga tago, waqtina lana siiyo, baadariga shirka hagaya & dowladda Itoobiya waxey si cad inoogu sheegeen in shirka aan la hakineyn dibna loo furayo, iyaga oo nagu yiri haddii shirka aan dib loo furin waxaa ka baxaya Max’ed dheere & Xassan Qalaad, marka aan bal isweydiinee Qalaad & Max’ed dheere Soomaalida ka badan ee shirka ka maqan miyaan la eegeyn.? ayuu yiri C/qaasim.

 

Cabdishakuur Cilmi Xasan ,Dayniile Muqdisho

 

webmaster@dayniile.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dowlada C/Nuur Darmaan Oo Taageero Qalab xafiiseed U Fidsey Ciidamo Madani Ah Oo Ka Howlgala Mid Ka Mid Ah Xaafadaha Wardhiigleey

Muqdisho Sept.25, 2003

 

Dowlada uu madaxda ka yahay C/nuur Darmaan oo kol hore lagu dhawaaqay ayaa taageero qalab xafiiseed ah u fidisey ciidamo Madani ah oo ka howlgala Xaafadda Barwaaqo ee degmada Wardhiigleey.

 

Qalab xafiiseedkaan ayaa waxaa madaxda madaniga ah ee xaafaddaas guddoonsiiyey kaaliyaha labaad ee Maamulka C/nuur Darmaan ninka lagu magacaabo C/raxmaan Macalin Xasan (Mugaanbow).oo uu wahliyo Ibraahim Cabdule Qaawane oo asna ka tirsan Howlwadeenada xafiiska C/nuur Darmaan.

 

Mr. C/raxmaan oo xafladdii gudoonsiinta qalabka xafiiseedkaas ka hadlayey ayaa sheegay inay sii wadi doonaan taageerada ay siiyaan ciidamada Madaniga ah ee ka howgala xaafaddaas iyo xaafadaha kale ee Muqdisho.

 

Mar uu ka hadlayey arrimaha shirka Kenya ayuu ku tilmaamay mid rajo la 'aan ah oo dadka wax ka sugayana ay yihiin kuwo sugaya wax aan la heleyn.

 

“150 Kun oo Dollar ayaa Kenya maalin walba ka soo gasha shirkaas, mana dooneyso inuu meeshiisa dhaafo” ayuu yiri C/raxmaan Macalin Xasan.

 

Cabdi C/lle Qooreey iyo Nuur Warsame Xiireey oo ka mid ah madaxda xaafadda Barwaaqo ayaa uga mahadceliyey taageerada uu siiyo C/nuur Darmaan, waxayna xaafaddani tahay xaafaddii labaad ee ay taageero caynkaan ah siiyaan.

 

Cilmi Nuurre Weheliye

 

www.cadaado.net

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cabdalla Deerow oo ka jawaabay dilkii uu ku xukumar C/qasim Salaad shalay

 

25-Sep-2003-onkod/Somalia

 

Waxaa shalay mar uu madaxweynaha dowladda KMG ah DR.Cabdikhasim Salaad Xassan mar uu la hadlaayay labadiisa gole ee KMG ah ayaa waxaa uu sheegay in sida uu xeerka dhigaayo aytahay in toogasho lagu xukumo Cabdalla Deerow iyo Xasan Abshir.

 

Hadaba waxaa onkod.com u suura gashay inuu Md.Cabdalla Deerow wax ka weydiiyo xukunka dilka ah ee lagu dhawaaqay, waxaana uu Cabdalla Deerow isagoo qoslaaya yiri"c/qasim qabiilkiisa qofwalba ma iska dilaayaan, arintaan haduu ku dhawaaqayna waxaa ay muujineysaa in uu ninkan yahay nin dhiigya cab ah" ayuu yiri Deerow.

 

Dhinaca kale Cabdalla Deerow waxaa uu inoo sheegay in uu isaga yahay ninka gudoomiyaha u ah Baarlamaanka KMG ah, waxaana ahay buu yiri ninka dhowraya sharciga c/qasimna isagaa sharciga ku xadgudbay ayuu yiri.

 

Su'aalkale oo aan waxka weydiinay dhinaca heshiiskii shalay ay gaareen labada garab ee RRA-da inuu taageersanyahay ayaa waxaa uu inoo sheegay in uu soo dhaweynaayo heshiiskaas, waxaa kaloo uu yiri in labada garab ee heshiiyay in uusan isaga shaqo ku laheyn.

 

Ugudambeyntii waxaanu Gudoomiye Deerow weydiinay tagistiisa magaalada Muqdisho mar hadii dil uu ku xukumay Madaxweynaha dowladda KMG ah C/qasim Salaad,waxaana uu Deerow inoo sheegay in uu Kenya kala tagi doono isagoo la socda dowladda loo dhanyahay oo ay Soomaaliyoodhan kuwada jirto.

 

webmaster@onkod.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
BN   

SNW,

I think you'll enjoy this.

 

Dubai,25th September 2003,

By Banadir.com

 

The request of the official delegation from the TNG of Somalia to participate the 2003 Annual meetings of the IMF and World Bank Groups that was held in Dubai,United Arab Emirates from 23rd September until 24th September 2003, did not materialized due to the fact that the mandate of Transitional National Government of Somalia expired on 12th August 2003 .

 

This was infact apparent from the correspondence between Mr. Hussein Mohamoud Sheikh Hussein, the Minister of Finance of the TNG, who was supposed to head the Somali delegation and Mr. W. Paati Ofosu-Amaah, Vice President & Corporate Secretary of international Bank for Reconstruction and Development.

 

 

warqad.gif

 

http://www.banadir.com/dubai2003.shtml

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kusimaha Ra'isu lwasaaraha DKMG ah ee Garabka Cabdiqaasim Salaad oo iscasilay iyo warar kale . Ruunkinet 28/09/03

 

Mudane Cabdi Guuleed Maxamed oo ah ku simaha ra'isul wasaaraha DKMG ee xilligeedu dhammaaday ayaa la sheegay in uu qoraal iscasilaad ah u diray Cabdiqaasim Salaad oo weli sheeganaya in uu madaxweyne u yahay Soomaaliya.

 

Qoraalkan ayaa lagu waramayaa in uu gaaray madaxweyne Cabdiqaasim shalay galab in kastoo aan la shaacin sababaha dhaliyay iscasilaadda Cabdi Guuleed ay isku hayb yihiin Barre Hiiraale oo dhawaan xiriir siyaasadeed iyo mid ciidan ku dhex maray Cabdiqaasim Salaad iyo hoggaamiyeyaal kale ka tirsan beelaha USC.

 

Mar la weydiiyay Cabdi Guuleed sababta ku kalifay iscasilaadan ayaa wuxuu sheegay in uu gudan waayay howshii loo xilasaaray waajibna tahay in uu isaga wareejiyo xilkan aan lahyan dowlad dhexe oo ay ka bexeen qaar badan oo ka tirsanaa isla maraana si weyn u qeybsantay.

 

Dhinaca kale, dagaal ayaa la sheegayaa in uu ka dhacay xadka u dhexeeya Kenya iyo Soomaaliya .

 

Wararka ka imaanaya degmada Mandheera/Soomaalia ayaa waxay sheegayaan in tacshiirado ay isweeydaarsadeen booliska Kenya iyo dableey Soomaali ah.

 

Tacshiiradahaani ayaa waxaa ku dhintay 1 ruux 3 kalena way ku dhaawacmeen.

 

 

Dagaalkan ayaa lagu waramay in uu socday mudo dhan 30 daqiiqo ayadoo la sheegay in uu dagaalkaani ka bilaabmay gaaridameer ay saaraayen alaabo la doonaayay in loo gudbiyo dhinaca Kenya iyadoo booliska Kenya ay rasaas ku rideen ninkii waday gaaridameerka alaabada siday asagoo ka badbaaday kadibna gurmad u soo raadsaday dabley Soomaali ah oo ay isku hayb yihiin kadibna dagaal gaaban ku dhex maray booliiska Kenya iyo dableyda hubeysan ee Soomaalida ah.

 

Cabdullahi Xuseen, Ruunkinet, London

Share this post


Link to post
Share on other sites
mojam   

"Abdiqasin and all who suport him should be ashamed of themselves by far this man is the worst creature ever to enter Somali politics."

 

Smith, I wouldn't go that far. From this peace conference being ran by foreigners not much good will come out. I think history will paint abdiqasim as the good somali here.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Rahima   

I can think of others who have gone crazy!

 

Abdiqasin and all who suport him should be ashamed of themselves by far this man is the worst creature ever to enter Somali politics.

Worst?? :confused: At least he hasn't killed thousands of his own people and isn't an agent of the xabash like some others i can think of.

 

Honestly, i can't believe the double standards of some. :rolleyes:

Share this post


Link to post
Share on other sites
RaMpAgE   

Worst?? At least he hasn't killed thousands of his own people and isn't an agent of the xabash like some others i can think of.

 

Honestly, i can't believe the double standards of some.

couldn't say it bettter sis :cool:

wun~!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Murad, Rahima & Rampage

 

Thats your opinion bro, I just gave mine. Abdiqasin has been around Somali politics for over 30 years, he did not enter it in 2000.

 

He served under Siyad Barre's regime unquestioning and loyal to the end. When Siyad attacked Galkacyo, Abdiqasin was loyal. When Siyads forces destroyed the North West he was loyal even being the interior minister and deputy prime minister, this is when the SNM where at war with Barre.

 

He stood by Siyad when he destroyed Mogadishu and then fled with him.

 

Abdiqasin returned as USC man after the fall of the regime and has been loyal advocate of his clan ever since.

 

When he became president of the TNG he reneged on his promise to go to Badoa as an interim capitla thus breaking the RRA support for the regime.

 

He strengthened the illegal occupation of his sub-clan in Kismayu sending them arms and thus resulted in the deaths of innocents in Kismayu.

 

He fought battles in central Mogadishu with Hussein Aydeed's forces, Musa and Mohamed Dheres's and he did not stop individuals from his clan from using his power base to get rich.

 

Abdiqasin failed to bring peace to Moagdishu, not because of the warlords or ethiopia, but because he used up the money donated by Arab counties to get himslef and some of his die hard suppoorters rich.

 

He has claimed to be president of Somaliland and Puntland when he has been unable to travel to Balcad.

 

My point is 30 years of history has proven that this man is the worst. In his career he supported the Barre Regime and then the USC and then his subclan never the national interest of the people, if you call this great then its for you to explain.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Worst?? At least he hasn't killed thousands of his own people and isn't an agent of the xabash like some others i can think of.

 

Honestly, i can't believe the double standards of some.

Very much agree.

 

 

He strengthened the illegal occupation of his sub-clan in Kismayu sending them arms and thus resulted in the deaths of innocents in Kismayu.

That is one of the most hypocritical statements I have heard in a long time. Now the nomads are catching on to some's double standards. That is where I end.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Horn Afrique,

 

As they say in London, mate you must be having a laugh.

 

To say its hypocracy to mention Abdiqasin's actions in Kismayu is beyond belief.

 

For once your sinister side has emerged, you are defending the actions of thugs who coccupy forcefully the homes of innocent people, and you cry about warlorsd and Ethiopia.

 

For those who want to pretend, what is happening in Kismayu, and the Juba valley is nothing more than a vialation of the human rights of the people who live there.

 

So Horn Afrique my brother stop with the pretending it hurts you when I talk about Kismayu because you agree whole heartedly with the invaders from Galgaduud or the Juba Allaince, so much for your sense of justice and your patriosam.

 

Again this thread was about Abdiqasin going crazy, he indeed seems to be suffering badly as now he has been reduced to being a warlord of the USC and the real chairman of the JVA.

 

Horn brother what happened to Afweyne will happen to those who occupy other peoples land.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this