Sign in to follow this  
General Duke

LaasCanood: A decleration of war and nothing less should do

Recommended Posts

Hunguri   

Originally posted by xiinfaniin:

And to keep SheekhaJacayka's tradion let me say: loooooooooooooooooooooool!

Qosol Awgii Lugtaan kor utaagay :D .. This makes me roll over the floor wallee. Waar meeyey kii Jacaylbro ahaa. Khalaas maanta wixii ka danbeeya cajjilada "loooooool" lamagac baxday ayaanu kuugu ridaynaa ;)

 

PS:-

 

Xiinfiniin iska dhici yaanu ku waabsane :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Waryee Hunguri how many malitias can you get to liberate LA? You know in SheekhaJacaylka uu heshiiskii kaaga baxay oo uu hadba magaalo rabo inuu qabsado under the pretex of locals are with us!

 

Your contribution is needed. Adiga iyo Paragon ba wax badan baad Maakhir nagu wareeriseenne hadda Libaax alamtara soo dhaaf! SheekhaJacaylka iyo raggiisu waa burursanyihiin waa horeena guul ugu danbaysay…inay xudduudda soo xiraan bay rabaan, Ceelaayo :D is no longer safe.

 

Hadda xattaa i suspect he is in LA taking pics :D to prove ragga xammaasadaysan wrong!

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

Mslm Red sea,

 

Anyone who is really bit concerned about violence or displacement of the people, shouldn’t not support or make excuses for your Riyaale clan militia,

 

Sheekadii Siyaad ba la timid, oo oran jiray dadkani maaha dad shisheeye ah waa dad somali ah, markii ee snm cadowga xabashida u adeegasay

 

Already, there is displacement, killing, looting etc in Sool region, Riyaale’s clan militia will pay a heavy price

 

Dhibaatada ka jirtay Somalia 20 sano ee lasoo dhaafay inta badan waxaa geesanayey somali dhaqan soomaali iyo muslim haysata, arrintu waxeeba sii xuntahay markuu somalidu intay goboladoodii ka yimaadaan soomaali kale ku duulaan oo barakiciyaan, dil, dhac iyo wax ka daran geestaan

 

Somaliland hadii ee dagaal u kulul yihiin waxa ee aheed inay xabashida la dagaalamaan, inta dad somali iyo muslim ah kusoo duulayaan maalmo ciida barakaysan lagu jiro

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

:D Xiinoow, anigu taydaan masuul ka ahay. Ninkaa Paragon isagaa hadhawto shirka iskeeni doona :D . Anigu waxaan kuu sheegayaa. Jacaylbro ninkii la odhanayay waan arkay inaanu beryahan caadi ahayn. Laakiin aniga iyo jacaylbro war ayaa noo yaalla. Oo waxan ku idhi ma hadlayo ilaa aan Caynaba dhinaceeda kale kaa tuuro. Haddase Gudintan Laascaanood gooysay ayaa badhkeed isaga ku jiraa dee. Markaa hada gabaygaa iga xidhan. Waanse dhawrayaa oo ishaan ku hayaa. Lama waayi doono mid habawsanoo gabayga fura :D .

 

PS:-

 

Xiinoow :D . Anigu waxba qarin maayee ninkaa Paragon kooxda uu kubbada uciyaaro bal halasoo ogaado looooool !!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Gabaygu waa xiran yihiin indeed!

 

Anigese intii muddo ahba waa iga xirnaa, indha adayg baanse ku socdaa :D ...Paragon xaalkiisu ma fiicna when it comes to that region, dagaalkaas aan ka qiimo yarayn buuse ku jiraa ee odoga ha loo cudurdaaro!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Mar haddaad sidaa tidhi, waa arrin wax laga garan karo. Waa sidaa weeye. Laakiin waxan la yaabanahay Mujaahid Red sea,Jacaylbro, iyo Northner waxay Professor Oodwayne ugu sheegi waayeen inuu inakkadaayo Hangariisidan uu ku gabyayo :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^^Adeer aniga hadii aad yara jaleecdo aaraa'daan kusoo daabacay bayjajkan waxaa caddaaneysa in aan dagaal-diid ahay, ka ahaanina doono arrimaha khuseeya geyigan dhiillado ka jirto.

 

Somaliland haka baxdo LaasCaano ayaan anigu ku adkaysanayaa. Puntland-na halkeeda ha joogto. Warkaygu wakaa.

 

Anigu labada dhanka midna lama jiro oo waan kaga soo horjeedaa arrinkan isaga ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Waayeel indha dheeri

Waxaadan arkaynin

Ishaara ku sheeg :D

 

Mayee hadalku waakaa. Hadii kale meel dheer ayaa laga dooni doonaa!

Share this post


Link to post
Share on other sites

A good advice, I would say yaa Paragon! But what about if Somaliland refuses to withdraw and insists as it does that this is part and parcel of its territory, not to mention the missing link of its recognition package? Dodge that! And address this yaa Paragon: Somaliland wants to break away from a country called Somalia, which you say you belong to and have been quite passionate about its blight, its main benefactor is Ethiopia who is the chief beneficiary of our conflict. Where do you stand on that adeer?

 

Sometimes you got to underline your overall philosophy and spell it out beyond these clichés of peace and stability.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Far from it, staying in LaasCaano would only result in the opposite of recognition, Xiin. To indulge in such thinking would really worsen the case of Somaliland for want of recognition.

 

Forcing reer LaasCaano, to join future Somaliland, is not an acceptable idea in my books yaa Xiin. Quite frankly, I would vehemently oppose Somaliland if it takes such a step- just as much as I oppose/d Cade's corrupt machinations.

 

PS: Ethiopia?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^To be fair though Ethiopia is doing what any nation would have done to its enemy! Ethiopia is taking advantage of a great opportunity that presented itself to her. She’s essentially dividing and manipulating a collapsed enemy of her. To do so is the oldest trick in the colonial books! Ethiopia did not invent it. But of course we are justified with anger and fury against her for it’s the direct effect of its policies that exacerbated and deepened our conflict.

 

Gullible are those who fell for her!

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Soo maal,

 

Fahamtu. What would your sentiments towards Puntland be also since they are taking a lions' share in the current sool fiasco?

 

Besides if the TFG invaded Somaliland the only supporters it would have from Somaliland would be those you mentioned, however in Sool, there are militias and whole sub clans doing the fighting.

 

some say more than anything those who eventually did most of the fighting were reer Sool themselves. That is according to Pland sources.

 

So we are not just talking about few 'traitors' sxb, but very organized clan militias.

 

Moreover, when I said I was concerned. One has to be concerned for not just Sool residents but for the greater area. The cities of Caynabo and Oog are not that far from Las Anod, therefore I am concern for all of us.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this