Sign in to follow this  
Suldaanka

Ailing Warlord Col. Yey rushed to hospital again

Recommended Posts

Madaxweyne Yuusuf oo xanuun degdeg ah kusoo booday maantay isla markaana loola cararay isbitaal ku yaal Addis ababa (source)

Baydhaba, Soomaaliya

 

Warar lagu kalsoon yahay oo naga soo gaaraya magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in maantay xanuun degdeg ah uu kusoo booday madaxweynaha dowladdda kumeelgaarka ee Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Yuusuf isla markaana loola cararay isbitaal ku yaal magaalada Addis Aababa ee dalka Itoobiya.

 

Xanuunka madaxweynaha ayaa kusoo aadey xili ay meel gabagabo mareyso diyaargarowga iyo wada tashiyada laga yeelanaayo ku dhawaaqida golaha wasiiradda.

 

Awal waxaa qorsheysneed in golaha wasiiradda lagu dhawaaqo maantay iyadoo madaxweynuhu uu goob joog yahay laakiinse khilaaf xoogan oo soo kala dhexgalay madaxda sarsare ee dowladda oo ku saabsan qaabka awoodwqaybsiga ayaa dib u dhigay sida ay wararku sheegayaan. Madaxweyne Yuusuf ayaa ku adkeysanayay in la siiyo wasiirka maaliyadda iyadoo uu horey u heystay gudoomiyaha bankiga dhexe taasoo dhumineysa qaabka awood qaybsiga ee dalka sida ay ku doodayaan sheekh aadan Madoobe iyo Nuur Cadde.

 

Waxaan la ogeen sida ay noqon doonto ku dhawaaqida golaha wasiirada iyo saameenta ay ku yeelan doonto xanuunkaan degdega ee madaxweynaha soo food saray.

 

Xaalada caafimaad ee madaxweynaha ayaa aheed mid daala dhacyayneysa tan iyo bishii lasoo dhaafay isagoo daweyn caafimaad u yimid dalalka Kenya iyo Ingiriiska.

 

Madaxweyne Yuusuf ayaa dhowr maalmood dib ugu soo noqdey magaalada Baydhaba isaga oo quuddaraynayay inuu howlihiisa shaqo uu sii wato.

 

Haddii xanuunka degdeg ee laga soo sheegayo madaxweynaha uu sii dheeraado ayaa waxaan shaki ku jirin in su'aalo badan ay ka imaan karaana awoodda shaqo ee uu u yeelan karo inuu hogaamiyo dal rabshado iyo dagaalo ay dumiyeen oo u baahan dib u dhis iyo shaqo aan nasasho laheen.

 

Xafiiska war qabadka Dayniile

Goternburg, Sweden

dayniilecom@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweyne Yuusuf oo saacadaha soo socda loo soo duulin doono magaalada london

Adisbab

 

Madaxweyneha DFKMG oo xiligaan lagu dabiibayo isbitaal ku yaalo wadanka Itoobiya ayaa saacadaha soo socda loo soo dulinayaa dalka Inghariiska magaladiisa Londan si loogu siidaaweyo xanuunka wali haaya xiligaan ka sii dararya.

 

Warkaan oo noo xaqiijiyeen masuuliyiin ka tirsan safaarada Soomalida ee Itoobiya ayaa intaa ku daraya in saacadaha soo socda loo soo dulin raba wadanka Ingariiska oo uu ku sugan yahay dhaqtarkiisa gaarka ah .

 

Lama oga waxaa xiligaan keenay madaxweynha in loo soo duliya wadanka Ingariiska uu Asbuuc wax ka yar uu ka yimid iyadoona walina aan lagu dhawaaqin dowladii laga sugaayey wasiirka koowaad Nuur Cadde

 

Dhaqaatiirtiisa oo hoey ugala talisay in uu siyaasada ka fadhiista madaxweyne Yuusuf ayaan la ogeyn in xanuunka ku soo booday uu yimid markii uu qilaaf soo dhex galay isaga iyo wasiirka koowaad Nuurcade oo isagu soo diyaarsaday liis wasiiraha ah taasooo uu laadka ku dhuftay madaxweyne Yuusuf oo aan looga baran qdarin iyo Tansul wax walba oo dan u ah jiitaanka dowladiisa

 

Xafiiska war qabadka Dayniile

Goternburg, Sweden

Share this post


Link to post
Share on other sites

BBC

 

Somali interim leader collapses

 

Somalia's interim President Abdullahi Yusuf has fallen ill and been flown to neighbouring Ethiopia for treatment.

The BBC's Yusuf Hassan Mursal says Mr Yusuf, 72, collapsed on Friday morning in the seat of government, Baidoa.

 

Prime Minister Nur Hussein Hassan said his condition was not serious, but close aides have suggested otherwise.

 

The president, who had a liver transplant 14 years ago, was last month admitted to a Kenyan hospital, suffering from bronchitis.

 

Ethiopia helped Somalia's transitional government end the Union of Islamic Courts' (UIC) six-month rule over large parts of southern Somalia a year ago.

 

Since then the government has been battling insurgents in the capital, Mogadishu.

 

The UN says 60% of the residents of the capital, Mogadishu, have fled their homes because of fighting in recent months.

 

Somalia has not had a functioning national government since 1991.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by -:

LoooooooooooooL

I am wondering why Addis Abeba and not Nairobi?? And specialy considering that Daahir Riyaale is currently in Addis Abeba himself too?

 

Could this be more than just poor health reasons?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

^^Suldaanka, are you saying Riyale will replace him to become the president of Somalia and that the Somaliland dream will come to an end? :D

 

Odaygaan Allaha caafiyo, miskiinka inuu waxaan kafariisto ayaa u fiican.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Shatiisana Allaha na mootiyo maad raacisid Dhubadoow.

 

Any way New M.O.T sow ta London lagu saray maalin dhoweyd, waxay misna Lonodon ayuu ku soo noqonaya?

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Warar lagu kalsoon yahay oo naga soo gaaraya magaalada Baydhaba ayaa sheegaya
in maantay xanuun degdeg ah uu kusoo booday
madaxweynaha dowladdda kumeelgaarka ee Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Yuusuf
isla markaana loola cararay
isbitaal ku yaal magaalada Addis Aababa ee dalka Itoobiya.

What a priceless paragraph. What beautiful imagery. What delicious nonsense.

 

 

Can just imagine the president sitting down and having himself a cup of tea as he watches Obama's win in Iowa. Suddenly! Boom! BAM! KABOOM! A hasty disease (possibly one of the Shabab) appears out of nowhere and leaps at the president, leaving him sprawled unconscious on the ground. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
-Lily-   

When you're in your 70s or 80s or however old he is, surely you should retire from highly stressful jobs? No, make that any job.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

I am wondering why Addis Abeba and not Nairobi??

Wow I wonder??? Ummm hmmmm??? Do you even watch the news or just what's going on in tribal enclave? Do you have any idea what is going on in Kenya and every one is predicting it to get worse, people I know there are in virtual house arrest because an already dangerous city became even more so. So stop with the conspiracy theories. Abdullahi Yusuf is a lion, of course I know the Somali way is to hate whoever belongs to the other side? Of course people in Hargeysa are celebrating, I knew when I came onto the site today that a secessionist would be the first to post this.

 

And specialy considering that Daahir Riyaale is currently in Addis Abeba himself too?

Your leader is in Addis but you claim to be against what Ethiopians are doing in Xamar right? You don't protest against your leader visiting the same people you accuse of committing genocide? Hypocrites!

 

When your leader Egal died, no one was laughing or gloating about it calling him a warlord or drunk? So show some class!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Suldaanka....This time around Riyaale will be instructed to lose LA,and we will have Duke posting a thread titled "Laas Caanod liberated", much like your boy Ayoub did when LA changed hands. And we won't see you in SOL for while atleast till Somaliland makes another excursion into SSC town or village.

 

On serious note, Riyaale and Yeey are Zenawi's Biaatches.Matters little why are they there.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this