Sign in to follow this  
Cowke

Hargeisa Security Is Worsening

Recommended Posts

Cowke   

Hargaysa:(Allpuntland)-Waxaa Habeenidii ugu danbeeyey soo xumaanayey Amaanka guud ee magaalada hargaysa oo ah xarunta Maamulka Waqooyi Galbeed ee Soomaaliland,waxaana ay amni daradani imaanaysaa xili ay Booliska Hargaysa sheegeen in ay yaraatay wadashaqeyntii u dhaxay Shacabka & Booliska.

 

Dhalinyaro ku hubaysan Faasas & Tooreeyo oo koox koox isku aroorsatay ayaa qaarkamid ah Xaafada hargeysa waxay Habeenidii ugu danbeeyey kawadeen khal khal & Amnidaro,Waxayna dhalinyaradani samaynayaan falal amniga wax u dhimaya oo ay ugu horaayaan Furashada taleefoonada gacanta lagu qaato (Mopile) & Alaabta fudud ee ay haweenku sitaan.

 

Taliska Booliska ee Soomaaliland oo iyana Howlagalo aysan cidna kusoo qaban kasameeyey Xaafadaha Hargaysa ayaa sheegey in ay aad usoo yaraanaso wada shaqeyntii u dhaxaysa Shacabka & Ciidamada Booliska,waxayna taas ku macneeyeen in ay uga sii dari karto Amni xumida ka jirta Hargaysa oo aysna caan ku ahayn.

 

Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliska Soomaaliland Maxamed Saqadi dubad ayaa Warbaahinta u sheegey in ciidanku ay xil gooni ah isa saarayaan,waxaana uu taliyuhu u digay dhalinyarada khalkhalka wada oo uu sheegey in aana loogu dulqaadan doonin waxay wadaan,isla markaasna ay Booliska gacan bir ah ku qaban doonaan Amaanka hargaysa.

 

Shacabka Magaalada Hargaysa ayaa baqdini lasooderista Habeenadii u danbeeyey,waxayna taasi keentay in qofkasta uusan gurigiisa soo dhaafin wixii ka danbeeya Salaada Maqrib ee habeenkii,sidoo kale dadka Cadaanka ah oo Hargaysa iska dhex mari jiray ayaa iyana laga dareemaya baqdin lamid ah mida shacabka lasoo deristay.

 

Cabdiqani Xayir

Allpuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Cara, Bossaso is actually changed since the new mayor and new minsister of security were announced!!! But time will tell if it's long lasting!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
FIDHIN   

robbery takes place everywhre in the world even in Washington Dc, It shows that Hargeisa has grown Like big Cities whre there is alot of thieves,unlike Tuulooyinka which are dominated by afar Qofood .

In Boosaaso constant killing take place

Share this post


Link to post
Share on other sites

Pretty soon it will be almost as bad as Bosasso

I hoop it will not that bad as Bosaso because their robbery is well known internationally Pirate

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Piracy is actually benefit to the somali people. Keeps our oceans clean from trawlers and illegal toxic dumping and it also puts somalia on the world-radar by bringing "urgent" attention to the nation which lacks a national government or else you think the international community will care if you don't attack their interests in order to get them to focus on helping Somalia.

 

Somalia is failed state not a failed people. The overwhelming majority of people are still hungry for national government and the pirates thank god for them if it wasn't their deeds today the international community would more or less just ignore the plight of the somali people. Qaran baa dhumay sidi loo dhisi lahaa qarankas baan radineya anigu and i will do whatever it takes if it means bringing ethiopians so be it. if it means piracy so be it. But as long as the end result is AN EFFECTIVE NATIONAL GOVERNMENT in Somalia I will be Happy!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

PIRACY = A STRONG SOMALIA, do they teach that in puntland high schools, ah my bad there are no high school students in puntland, they are riding the tides of 'patriotism' LoL

Share this post


Link to post
Share on other sites
FIDHIN   

the International community can never help somalia, the solution has to come from the inside as it started from the inside,

 

the Only solution is that Somaliland take over. lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this