Sign in to follow this  
Umal-Zamzam

xarakada mujaahidinta alshabab waxay xukumayaan soomaaliya oo dhan kadibna Ethiopia

Recommended Posts

xarakada mujaahidinta alshabab waxay xukumayaan soomaaliya oo dhan kadibna Ethiopia

 

walaalyaalow haa ogaado ninki gaal jeclaada iyaga ayu la jiro doono maalinta qiyaamo

Marka ikhwaani waxan laga rabaa in aan si wada jir ah uu istaagno jihaad caalami ah oo lugu xuraynayo Somaliya

 

deeiaar-85f7560157.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Alshabab are evil. there are rumours circulating that they have a different quran and follow strange pseudo-islamo practices. I could be wrong though. From a political perspective, It would be unfortunate if the Alshabab were to rule Somalia. What Somalia needs is a viable and realistic leaders, not power hunger and religious folk who cant see beyond their own petty issues. With Alshabab in power and control of Somalia, those in the diaspora cease to exist. The future of Somalia is in the hands of somalis aboard. Its quite difficult to see a local leader becoming anything but a warlord, terrorist or a petty criminal (piracy).

Share this post


Link to post
Share on other sites

Marka ikhwaani waxan laga rabaa in aan si wada jir ah uu istaagno jihaad caalami ah oo lugu xuraynayo Somaliya

Yaa laga xoraynayaa ma Sh. Sharif, Prof. Addow and those sheikhs who do not belong to this group ???

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Hala sabro yaa muslimin waa dhawyahay jabka gaalada iyo munafaqinta guushana waxaleh muslimka marwalba

 

Wabillahi towfiq smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Allah yacizaki umu zamzam

 

run baan sheegtay ... guusha ragaas uun bay usoo hoyan doontaa sabar uun baa loo baahanyahay.

 

kan kursiga isku balaadhiyay oo isku haysta inuu waligiis xabashi Iyo ugandees dhufays ka dhigan karo ... Kii hore xabashida hoosta ka galay meeshuu ku danbeeyay ayaa kana la marsiin isagoo aakhirul cumri ah ayuu Yemen qaxooti ku yehay

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismahaan   

Umu Zamzam Walalo With All My Respect all-shabab wadaniyiin ma aha ee waa dad loo soo diray Somalia in aay tir tiraan oo cadow la shaqeeya. Sababtuna waxaa weeye:

 

1.All-shabaab dadka aay ka amar qaataan ma aha Soomaali ee waa dad ajaanib ah.

 

2. All-shabab Qof kasta oo muwaadin ah laakiin fekradooda ka soo hor jeeda waay dilaan. Ilaa hada all-shabaab waxaay laayeen dad ka badan inta cadowgu laayey , iyagoo soomaali ah, iyagoo muslim sheeganaya, iyagoo diinta adeegsanaya.

 

3. Waxaay ugaarsadaan si gaar ah dadka magaca leh ama taarikhda ku leh somalia. Xataa waxaay gaareen heer aay qabridii Muwaadiniintii Soomaaliyeed oo waa hore dhintay aay kala la soo baxaan, iyadoo aan ilaa hada la aqoon sababta aay dadkaan waa hore dhintey ula soo baxayaan iyo meedka meesha aay geeyaan>. Hadana waxaayba soo cusboonaaysiiyeen in aay dadkii nool noolaa kii ilig qalin ah ama dahab ugu jiro ka soo bixiyaan. Waxaaba magaalooyinka qaar ka dhacay heer aay garaan in aay ugaarsadaan dadka ilkahu ugu jiraan. Waxaa taas ka sii daran hal bir baay dadka dhan ilkaha kaga saarayaan waliba si naxariis la aan ah iyagoon ka fekerin cafimaadka dadka iyo cudurada meeshaas ka imaan kara.

 

Taasna waxaay cadaaynaysaa in aay tuug yihiin all-shabab.Waayo yaa iyaga u xil saaray in aay dadka akhiro iyo aaduun kaba ku xisaabiyaan?

 

4. Taas waxaa sii dheer all-shabab waxaay dadka ugu neceb yihiin qofka caawiya shacabka Soomaaliyeed oo masaakimtaa, hadaay arkaan nin xoogaa xataa food stamp qaaybinaya waay dilaan.

 

5. All-shabab Waxaay sheegaan in aay magac Soomaali nimo and Islaam nimo u dagaalamaan balse Soomaalidii uun weeye waxa aay ilaa hada laaynayaan ee ma aha dad aan Soomaali aheen or Muslim. Muwaadinimana ma sheegan karaan waayo calankii Soomaalia baayba gubeen oo badaleen.

 

 

6. Ilaa hada xal Soomaaliya looma hayo aan ka ahaan in somalia arqaqixisada lagu daray taasna all-shabaab baa masuuliyadeeda leh.

 

Hadaa marka qodobadaas kor ku xusan eegti oo dhamaan runtaa waxaa kuu cadaanaysa in aaysan all-shabab wax dan ah u haayn Soomaalia. Soomaalidu waligood baay gaalo la dagaalami jireen iyagoo dhamaan isla socda oo walaalo ah magaca Soomaalinimana ku dagaalamaya , hadana hadaay rabaan they can do that again but hada cid lala dagaalamo oo Soomaalia joogtaa maba jirto. Sidaa darteed Soomaalida waxaa dan ugu jirtaa in aay heshiiyaan,midoobaan ee dan uguma jirto dagaal iska socda oo aan la aqoon ula jeed kiisa.

 

Waa Bilaahi taawfiiq

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

For a quick second there, I thought I was on the Jokes section of SOL! :D

 

Soomaaliya shimee la qabsaday oo in laxoriyeeyo ubaahatay, anaaba leenka meesha ugu horeeyo ka dagaaltami lahaaye?

 

Tan iigu yaabka badan about AlShabaabulXayawaani in waxaa waaye markey gabar intee istaajiyeen ku qabsadeen sababta ey rajastiin u wadato, yaa naasaha utaagee lagu yeh? Nacalaa sheydaan kutaal dheh, bal diintee qoreyso inaan rajabeeto laxiran?

 

Ar Soomaali in xayawaaniinta laga xoreeyo eey ubaahanyihiin not anyone else! Mujaahidiin maashee - diinteyse heystaan, xayawaankaaba dhaama kuwaan...AKHAS!!! :rolleyes:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this