Sign in to follow this  
Paragon

'Ciidamada DF oo ku sii jeeda magaalada Kismayo'

Recommended Posts

Baashi   

Cool heads will prevail Insha'Allah. I see people who have never set foot on Kismayo prior civil war calling the city their hometown. Not surprise there!

 

Xiinoow awoowe iga sax waxa ila tahay waad haysaa gabaygan e:

 

Dayfkii reerka martiyay ee daacadu soortay,

Oo goortuu dibiray maalkii reerka kula dooday,

Kamay duwana tay wadaan nimankan.....!

 

That was Hargeysaawi oo ku yara laadaya niman ragooda ku jira!

 

Dayf is arabic word meaning guest!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Ee goortuu dibbiray xoolihii reerka kula dooday

Illeen kama duwana tan ay wadaan nimanka ******![/i]

 

Baashow Maxamed Dheeg of Hargaysa inuu ahaa baan u mlaynayyaa...good Sharmaarke[/i] will correct us!

 

ps--ninka waa iga qosliyey wallaahi, dalka waa lakala leeyahay'e iyo dawladda illeene'e!..that's was he was feeding snm folks in those days. Illaahow kuu naxiiriso!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Sxbyaal, sooner or later waa in la heshiiyaa, heshiisku suu rababa ha ahaadee. No more killing needlessly. Kismaayo ka badan dadkoo dhan oo si miyir leh in wax loo wada qaybsado ayaa habboon.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

^Boowe ma cid baa heshiis diiday? Heshiis waa waxa lagu noolyahay ee amar ku-taagleyn bey baladu ka timi.

 

Originally posted by N/AA:

Cidba marbay timid. Qaar haday dawladahii hore keenaan abaari dartood, kuwana iyagoo qax ah ay socdaan, dee kuwa kalena maantay socdaan. Ever heard of freedom of movement?

Warka balbalaari ina-adeer. Yey dowlado hore meesha keentay yaase qax iyo marti ku yimi?

 

MMA: Not familiar but last time I’ve been there, I met real reer waamo. Insha’alaah I’ll make a short visit there this summer.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ Paragon waa runtaa and I agree with you 100%. Magaaladana soomali oo dhan waa qaadaa. In magaaladaas nabad loogu wada noolaado waa danta iyo maslaxaada cidkasta. That is the position and always been the position of Reer Gedo. However, this makes no sense to a certain extend greedy and selfish people who want the whole city -they can not defend, and a city that they are the minority of course?- to their name. wax soconayan ma ahan cid ka yeelaysana ma jirto.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Kalaya waxan idin warsadey, Kismaayo konfur Afrika me ku taala - ciidamo a si socda ila iyo tobanki malmood oo laso dhafey welina ma garin, se wax uu jiraan?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Jimcaale:

Juuj, goormaad dowlada ka xarig jaratay? Ma Asmaraad xisaabsan tahay hadda?

Wa yaab aduun hadan kuso arrurney ama Asmaaro ama Axmaaro.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this