Sign in to follow this  
Naxar Nugaaleed

Clans Clash North and South of Las Anod

Recommended Posts

Laba qof ayaa dhintay tobaneeyo kalena waa ku dhaawacmeen markii laba Ardaa iskahorimaad ku dhexmaray MaantaTuulada Yeyle oo qiyaas 30km dhinaca hawd ka xigta Oog kana tirsan Gobolka Sool.

 

Inkasta oo aan si rasmiya loo ogayn sababta dhalisay iska horimaadkan, ayaa hadana waxa wararku sheegayaan in ismaandhaaf ka dhashay Xoolaha labada Ardaa kawada cabayeen Xiligaa ceelka ku yaal tuulada yayle.Ardaayada shaqaaqadu dhexmartay ayaa ka soo kala jeeda Beelaha Sool iyo Caynaba sida ay noo cadeeyeen Masuuliyiin ka tirsan Boolisku.

 

lix qof oo ku dhaawacmay shaqaaqadaa ayaa la keenay isbitaalka degmada Caynaba oo halkaa lagu daweynayo.iskahorimaadkan ayaa la sheegay inuu socday ilaa gabal dhicii, Sida ay xaqiijiyeen dad ku suga tuulada Oog oo aanu telifoonka kula xidhiidhnay waxaana labada dhinac mid walba ka dhintay hal qof inta ilaa hada la ogyahay,ltirada dhaawac ee ardaaga ka soo jeeda degaanka sool ayaa la sheegay ilaa afar qof. wax iyana halkaa ku dhintay xoolo badan oo rasaasti jiidhay inbadan oo kalan la waayay.

 

Cutubyo katirsan ciidanka qaranka ee jiida hore ayaa u gurmaday goobtaa shaqaaqadu ka dhacday si ay u kala dhexgalaan.

 

Waxa jiray mudooyinkan dambe khilaaf ka dhashay qodista barkad cusub oo muran ka dhex abuuray labadaas ardaa oo iyagu wada degan degankaas,kaasoo aan la xilin haseyeeshee hada sababay isku horimaadkan.

 

 

 

Togdheernews

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

No, we have a Clan Government, Clan Courts, Clan enclaves and Clan Poets,Clan warriors and so on and so forth.Welcome to the Clan republic of Somalia...............

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

NN, waa dagaal beelood oo ka bilaamay dhul laysku haysto, ama barkado ha noqoto ama ha iska daysee. Waxba yaan lasii buun buunin wararkan, way iska dagan yaan Insha Allah.

 

Neither Somaliland nor Puntland attacked Sool, simply some people (sub clans) who live in the region have fought against one another. Insha Allah we hope that it calmes down very soon Insha Allah tacalaa.

 

Laakin, nacayb iyo calool xumo aan sal lahayn yaan meesha laga bilaabin. Somaliland iyo Puntland toona cidna kumaysoo duulin ee waa reera meesha wada dega oo is dilay.

 

Hadana way iska qaboobi doonaan.

 

Hawd ba waxaa isku dilaya laba reerood oo kasoo jeeda SL walibana isku sub clan ah, malaha taasna cid baa loola jeedaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites

MRS, I am told that the attackers in Caynaba district wore the Somaliland Army Uniform. Would that not be a Somaliland attack? And was not what happened recently in Xudun a Somaliland attack?

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^No saaxib, they were from sub clan from East Burco against another sub clan that they closely relate as far deegaan etc.... the SL army have now mediated them and everything is calm.

 

Even 6 injured from beesha Sool have been brought to a hospital in Hargeysa to treat them further. Insha Allah all is calm, something positive.

 

The same can be said about the other side, between sub clans from Nugaal region and Eastern Sool. It's now calm as Pland soldiers mediated them as well.

 

All this started from the usual water well and somthing similar to that. It's the first time it happened nor should we think it's the last.

 

The same is also happening as i type this between two sub clan from the same qabiil in Kilinka 5aad. That also started the same way.

 

It's just the somali geeljire style of settling their disputes saaxib.

 

Insha Allah all will be calm.

 

BTW..was there an actuall attack in Xudun?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this