Sign in to follow this  
Paragon

And...a hero dies...Somalia's first president passes away

Recommended Posts

Paragon   

Madaxweynihii ugu horreeyay ee Somalia oo geeriyooday

 

 

Mogadishu 22, May.07 ( Sh.M.Network) Alaha u naxariistee waxaa magaalada Nairobi goordhaweyd ku geeriyooday Madaxweynihii ugu horreeyay ee Somalia Aadan Cabdulle Cismaan sida ay sheegeen ilo caafimaan oo ku sugan Kenya.

 

 

Aadan Cabdulle Cismaan, Madaxweynihii ugu horreeyay ee Somalia

Madaxweyne Aadan Cabdulle Cismaan ayaa ahaa madaxweynihii ugu horreeyay ee qabtay xilka madaxtinimada Somalia, bishii June sanadkii 1960 kii markaasi oo ay aheyd xilligii dalka uu xuriyadda ka helay gumeystihii talyaaniga.

 

Alaha u naxariistee Aadan Cabdulle Cismaan ayaa waxa uu ku dhashay magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan sanadkii 1908 dii.

 

1944 tii waxa uu ku biirey kooxda xurnimo doonka Somalia ee leegada, isagoo ka tirsanaa ilaa u ka qabto xilka madaxtinimada Somalia 1 dii bsihii June sanadkii 1960 kii xilligaasi oo si dumuquraadi ah loogu doortay in uu noqdo Madaxweynaha Somalia, waxaana lagu tilmaamaa in uu ahaa Madaxweynihii ugu horreeyay ee African ah oo si dimuquraadi ah lagu doorto, xilkana laga daga si dumuquraadi ah.

 

Waa madaxweynihii 3aad ee soo mara Somalia ee geeriyooday, iyadoo ay horey u geeriyoodeen Madaxweyne C/rashiid Cali Sharmaarke iyo Maxamed Siyaad Barre.

 

Click here to find shabelle news in english

 

Shabelle Media Network Somalia

E-mail us: info@shabelle.net

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^^^Amiin.

 

This is strange.

 

WAR DEG DEG: Prof. Dufle oo oo beeniyay geerida madaxweynihii hore ee Soomaaliya.

22. Maj 2007

 

APL

Tool

 

Send This Article To A Friend By Email | Saaxiibkaa warkaan ugu *** Email

 

 

--------------------------------------------------------------------------------

 

Print This Article | Daabaco warkaan

 

 

 

Muqdisho(AllPuntland)- Gelinkii hore ee maanta waxaa soo baxday warar sheegaya in Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Aadan Cabdulle Cusmaan (Aadan Cadde) uu ku geeriyooday isbitaal ku yaala magaalada Nayroobi, warkaas oo ay faafiyeen qaar ka mid ah warbaahinta Soomaaliya hase ahaatee daqiiqado ka hor ayaa Prof. Cusmaan Xaaji Maxamuud Dufle oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya gaar ahaan sida gaarka ah ugu dhow dhow Aadan Cadde waxaa uu sheegay ineysan geeridaas jirin balse, Aadan Cadde uu ku jiro xanaanada gaarka ah ayna ku xeran yihiin mashiino neefta soo celiya.

 

Dr. Dufle wuxuu diiday wararka ay faafiyeen warbaahinta Soomaaliya balse qiray in waaberigii saakay Aadan Cadde neefta ay ku dhegtay kadibna la geeyay Isbitaal, wixii war ahna ee ka soo baxana dib uu ka soo sheegi doono.

 

Afhayeenka Guddiga dib u heshiisiinta Qaran C/qaadir Maxamuud Walaayo ayaa isagoo ku hadlaya codka Guddoomiyaha dib u heshiisinta Qaran tacsi u diray eheladii iyo umada Soomaaliyeed isagoo ugu tacsiyadeynayey geeri uu sheegay walaayo iney ku timid Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, balse beenintan ayaa timid saacado kadib.

 

Cali Muxiyaddiin Cali

AllPuntland, Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia lost a good. Adan Cabdulle reer Beled Weyne isla ahaan jirnay.My grandfather knew him long before he become the leader of free Somalia. He was a good man then,and died a better man now. May Allah bless his soul.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Pacifist   

I just wanted to let you guys know that this reports are not true and that he is alive. Just some rumor and it was confirmed by family.

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

Eebba caafimaad wanaagsan oo wacan ha u kordhiyo iyo cilmi dheer wanaagsan ha ugu sii siyaadiyo aabaheen Md. Aaden Cabdille Cismaan -- aamiin, aamiin.

 

Aamiin

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this