Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Somaliland to Participate the CommonWealth Conference

Recommended Posts

hadhwanaag 2007-11-20 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):- Wefti ka socda Jamhuuriyada Somaliland ayaa shalay ka dhoofay Gegeda Diyaaradaha ee Egal Intentional Airport ee Magaalada Hargeysa, kaas oo lagu Wado inuu ka qeybgelidoono Shir Madaxeedka Wadamada Barwaaqo Sooranka,oo lagu qabandoono Caasimada Wadanka Uganda ee Kampala.

 

Weftigan oo ka kooban sadexda Xisbi Qaran [KULMIYE, UC ID iyo UDUB]oo ay uga qeybgalayaan Sadex Masuul oo kala ah, Guddoomiyaha Xisbiga Mucaarid ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe,Wakiilka Somaliland ee Dalka Faransiiska Md. Mohamed Nuur Fagadhe oo xubin ka ah Gudida fulinta Xisbiga Mucaarid ah ee KULMIYE iyo Wasiir ku-xigeenka Qorshaynta Somaliland Md. Ahmed Xaashi oo ka socda Xisbiga talada haya ee UDUB.

 

Sidaa waxa Caawa u Xaqiijiyey Shabakada Wararka ee Hadhwanaagnews Masuuliyiin Sar sare oo ka tirsan Labada Xisbi Mucaarid ee KULMIYE iyo UCID oo aanu khadka Mobile kula xidhiidhnay.

 

Socdaalka Weftigan ayaa la sheegay inay ka dambeeyey Marti-qaad rasmiya oo ay Xukuummada Somaliland ka heshay Dawlada Uganda oo marti-gelinaysa Shir-madaxeedkaas.

 

Shir madaxeedkan oo ah markii ugu horeysay ee Jamhuuriyada Somaliland lagu marti-qaado, waxa mas’uuliyiinta Somaliland kaga qayb-galayaan goob-jooge-nimo, maadaama aanay ka mid ahayn wadamada kursiga ku leh Ururka Barwaaqo sooranka.

 

Dhinaca kale Xisbiga Mucaarid ah ee KULMIYE ayaa ka biyo diiday Xubinta dhinacooda la sheegay inuu uga qeybgalayo Shir madaxeedka Ururka Barwaaqo Sooranka, kaas oo ah Maxamuud Salaax Nuur [Fagadhe] oo wakhtigan ah Wakiilka Somaliland ee Wadanka Fransiiska oo ay dhawaan Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Md. Cabdilaahi Maxamed Ducaale.

 

Waxaanay talaabadan ku tilmaameen Xisbiga KULMIYE mid sharci daro ah, isla markaana aan waxba laga weydiin xubintooda uga qeybgalaysa Shirkaasi, balse ay tahay arrin ay Xukuummadu iska soo dhab-dhabatay.

 

Iyaga oo hadalkooda sii watana waxay xuseen inaanu Xubinta Xisbiga KULMIYE meteli Karin Maxamuud Saalax Nuur [Fagadhe].

 

Wadamada ku bahoobay Ururka barwaaqo sooranka ayaa Shir-madaxeedkoodan ayaa sanadkiiba mar la qabtaa , ayaa la sheegay inay ka soo qeybgalayaan Madax-weyneyaasha iyo mas’uuliyiin sar-sare ee 53-ka wadan eek u bahoobay barwaaqo sooranka, oo ah dalalkii maxmiyada u ahaa Dawladii boqortooyada ingiriiska, kuwaasi oo ay Somaliland ka mid ahayd, waxaana sanad kasta si rasmi ah u furta boqorada Ingiriiska queen Elizabeth.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wefdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali waraabe ayaa manta duhurnimadii soo gaadhay magaalada Kampala ee dalka Uganda ..

 

 

Wefdiga Somaliland ayaa ka koobnaa 4 xubnood oo kala ahaa Wasiirku xigeenka wasaarada qorshaynta Somaliland Axmed Xaashi ,Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe iyo Maxamuud Saalax Nuur [Fagadhe] oo dhowaaan loo magaacay safiirka Somaliland ee Paris .sidoo kale waxaa wefdigaasi weheliyey Gudooniyaha ururka Hor’umarinta dhalinyarada Gobolka Sool Cumar Aw-Daahir Xassan ..

 

 

 

Wefdiga Somaliland oo aan kula kulmay Airportka ayaa waxay Afnugaal,com u sheegeen in ay Somaliland uga qayb galayaan Shirka Commonwealth-ka oo laba casho ka dib ka furmaya magaalada Kampala, iyagoona sheegay in ay casumaad ka heleen dowlada dalkani Uganda oo iyadu marti galinaysa Shirka Commonwealth-ka oo ay ka soo qaybgalayaan in ka badan 53 dowladadood oo Ingiriisku hore usoo guumaysatay..

 

 

 

Sidoo kale Somaliland ayaa casuumad ka heshay xoghayaha guud ee ururka barwaaqo sooranka aduunka (Commonwealth) Mr. Don McKinnon, sida ay afnugaal usheegeen wefdiga Somalialnd ee Kamplaa manta soo gaadhay .

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

The Head of the uninvited self-styled delegation was reported to have said that the Somali flag is the "Nazis flag" and called for its destruction.

 

Do you really think this man is sane and reflects the views of the majority of "Somalilanders"

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliland invited to the Commonwealth summit in Uganda

 

flag.jpg

 

Hargeisa(QRN)-A delegation from the Republic of Somaliland departed yesterday from Egal International airport in Hargeisa to take part in the Commonwealth summit in Kampala, Uganda.

The delegation which consists of three members of the Somaliland political parties, UDUB, KULMIYE and UCID received an invitation to attend the summit from the host nation of Uganda.

The members of Somaliland's delegation are as follows; from the incumbent party, UDUB, the deputy minister for Planning, Mudane Ahmed Hashi, the chairperson of UCID, Mudane Faisal Ali Warabe and Mudane Nur Salah Fagadhe, who is representing the KULMIYE party and is also the Somaliland representative in France.

 

 

This the first time that Somaliland has been invited to a Commonwealth summit in an observer basis. At the present time, the Republic of Somaliland isn't a member of the Commonwealth, but the republic was a former British protectorate until the 26th of June, 1960.

After its independence Somaliland formed a union with Italian Somalia in July 1960. The union was dissolved in 1991 upon the collapse of the Somali Democratic Republic. On the 18th of May, 1991, Somaliland reclaimed its sovereignty.

 

The summit which is being held in Uganda this year will have participants from 53 countries across the globe. The annual summit is formally opened by Her Majesty, Queen Elizabeth II, who is the head of the Commonwealth.

Share this post


Link to post
Share on other sites

We are on the right Track, the Common Wealth is good for somaliland for in many aspects from an Economic stand point, to diplomatic. The key is for the delegation to meet and greet other heads of the Common Wealth.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

Mudane Faisal Ali Warabe??? is he not the crazy old man who is alway ranting??? crazy choice if you ask me, could then not send normal people baal waa yaab. JB have chat with your friends dee!

Share this post


Link to post
Share on other sites

I know he is not the right person but he is not alone this time ,,,,,,

 

the good thing is ,, this is the first time Somaliland participating in the conference ,,,, that is my concern.

 

whateva Faysal do in the conference will be deducted/included in his political career in the country.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this