xiinfaniin Posted October 19, 2010 SL: 'Calanka Somalia waa qaran-dumis' 19 Oct 19, 2010 - 8:37:54 AM Magaalada Borama waxa Xabsiga loo taxaabay dhalinyaro ka badan 11 oo mudo 25 maalmood ah ku xidhan iyaga oo aan wax maxkamad ah aan la horkeenin kuwaas oo waalidiintoodu hore uga dalbadeen hay'adaha garsoorka ee gobolka Awdal iyo Xukuumadaba in sharciga la horkeeno wixii ay danbi leeyihiina la cadeeyo hadii kalena si deg deg ah xoriyadooda loogu soo celiyo. Taas oo ay kaga jawaabeen maalinimadii sabtidii ee aanu ka soo gudubnay masuuliyiinta Booliska ee Gobolka Awdal in ay warbaahinta ka shaaciyaan danbiga loo haysto dhalinyaradaa. Waana markiii ugu horaysay ee laga maqlo hay’adaha garsoorka danbiga loo haysto dhalinyaradaas , balse sida caadiga ah ayaa maxkamada waxaa looga bartay iyadu inay naqdido danbiga loo haysto cida la soo eedeeyey taas oo u dhici karta in danbigaas lagu helo iyo in lagu waayo. Arrinta hadaba ay masuuliyiinta boolisku warbaahinta ka sheegeen in dhalinyarada loo haysto oo ah fal danbiyeed la xidhiidha qaran dumis ayaa waxaa ay keentay in ay waalidiinta dhalinyaradaasi ay ka muujiyaan dareen. kuwaas oo uu ku tilmaayey in sifo sharciga ka baxsan oo aan hore loo arag danbi looga dhigo, iyada oo aa eedaymahooda aan wali maxkamada horteeda laga cadayn. Si kastaba ha ahaatee dadwaynaha sida gaarka ah ula socda arintan ayaa ilaa hada iswaydiinaya sababta ku kaliftay masuuliyinta boolisku inay ka degdegaan go’aanka ay maxkamada ka soo saari doonto qaadista dacwada taas oo ay dadka qaarkii u fasirteen in ay tahay been abuur lagu faragalinayo dhalinyarada oo loo eryanayo Qolonimo ama Xasbi ahaaan. Waxa kale oo ay saraakiisha Police-ku sheegeen in kooxdan dhalinyarada ahi ay sameeyeen waxa aanay j eclayn ayaa dhagaha dadku maadama oo ay soo qaateen calanka Somaliya oo isagu ka mamnuuc ah aragtidiisu guud ahaan maamulka Somaliland iyo waliba astaamo kale oo ah kuwo ku lid ah Gobolka Awdal. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted October 19, 2010 The power of the blue flag xaaji xunjuf and jacaylbaro told us it is a mere 'calal', or a ragged piece of cloth and has no significance. Yet in the eyes of SL police, it's seen as a dangerous presence that could ‘destroy’ the supposed nationhood of Somaliland . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted October 19, 2010 And they talk about freedom in the triangle. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 19, 2010 calanka Somalia has been removed in 1988 ...... end of story. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted October 19, 2010 JB, whatever happened to the democracy and the freedom of expression? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 19, 2010 Freedom of expression baad khalad ka fahantay dee ,, Can i insult your father ??? ,,, come on Calankaa dhac baan maqli jiray ,,, calankaasi wuu dhacaye iska daaya ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted October 19, 2010 In where I live, if my father were a public figure, the freedom of expression would have allowed you to insult him. How ever bad it may be. Laakiin adigaa lagaa hayaa democracy iyo freedom of expression yaa taal SL. Dee maxaa ku dhacay oo wiilasha lagu haystaa? SL miyaysan ogaleyn dad Somaliweyn qadiyeed rabaa inay ku noolaadaan oo ay dhiibtaan idea dooda? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted October 19, 2010 Originally posted by Jacaylbaro: Freedom of expression baad khalad ka fahantay dee ,, Can i insult your father ??? ,,, come on Calankaa dhac baan maqli jiray ,,, calankaasi wuu dhacaye iska daaya ,,, Waxaad isla rabtaan ummada dhulka la idinla wadaagana u ogolaada. Wixii shaley Barre AUN aad ku eedeyneyseen baa maanta la idinku eedeynooya. Another thing, calankaas riyadaada uun buu ku dhacaayaa, si kale maya. SSC halganka noo wada. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted October 19, 2010 Nina: JB markuu marqaansan yahay waxba lagama qoro..... dimquraadiyadoodu waa mid gees xiir ah, oo waa xaydha jecli beerka jecli waxoodu.... sheeko soconaysana ma'aha.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted October 20, 2010 Haduu calanka bluuga ah khatar ku yahay Somaliland, then let us send the blue flag to every resident. What a peaceful way to defeat secession Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted October 20, 2010 This story got sidelined, forget the flag, kids(dalinyaro?) were arrested and jailed for expressing themselves. this is a sad violation of basic democratic principle, hope some one pays for it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted October 20, 2010 ^They are traitors dee. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted October 20, 2010 LOOOOL @calanka Somaliya oo isagu ka mamnuuc ah aragtidiisu guud ahaan maamulka Somaliland!!! Maya, maya! Tana ma'iidhineed...Waxaaba kasii daray JB markuu yiri: "Freedom of expression baad khalad ka fahantay dee ,, Can i insult your father ???" Ar Soomaali iyo emotions intee lakala geynaa? Bal insult him from here to Qardho, afkii caaytama ninkiisuu kuyaal sow lama oran jirin horta? Insult = Jail? Very dimuquraadi, halkaa ka wada sheekada... Calan suubanoow, Samada u ekoow.............. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 20, 2010 Freedom of expression kama jiro Somaliland soodinkii lahaa ,,, goormaad la timaadeen waxanoo baryo ah iyo calanka noo daaya ha la qaatee ?? Aar dadkanaaaa .................. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted October 20, 2010 Calamada signature kugu dhegan, kee baa laga yaqaan world wide? Aha, I thought so! afkaada ka leexi marka. Dadka Soomaliyeedna calankooda u daaya hadey ka taagteen dhulkooda. Xoog miyaa in calankiina la qaato? Allahu Akbar! Quote Share this post Link to post Share on other sites