Sign in to follow this  
General Duke

President Yusuf gets red carpet treatment...

Recommended Posts

BEIJING: Dalka China oo lagu casuumay 40 hogaamiye oo dalalka Afrika ah oo ka mid yahay Madaxweyne C. Yuusuf

Posted to the Web Nov 02, 14:46

 

ap_China_Somalian_Pres_02nov06_210.jpg

 

( Beijing: ) Shir balaaran oo ka socda xarrunra Bijien ee dalka China ayaa waxaa dalka Soomaaliya uga qayb-galay Madaxweyne C/laahi yuusuf iyo Wafi uu hogaaminayo oo ka mid yihiin Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan DFKS.

 

Shirkaan ayaa dowlada China waxay ku sii adkaynaysaa Xiriirka Dhaqaale iyo horrumarineed ee dalkaasi la leeyahay wadamada Afrika iyo sidii dowlada China ay uga hormarin lahayd wadamada Afrika ee Sookoraya soo saarida nimcooyinka kala duwan ee dalalka Afrika ku jira , waxaana dalka Soomaaliya uu yahay wadanka sida rasmiga ah loo cadeeyey inay ku jiraan kheyraad aad u badan oo ku jira badaha Soomaaliya iyo berigaba.

 

Shirkaan ayaa Soomaaliya muhiimad gaara u leh , maadaama uu yahay shirkii ugu horrey ee ay dowlad ahaan uga qabygasho mudo ku siman 16 sano oo ay Soomaaliya ku jirtay dagaalo sokeeye. Waxaana lagu wadaa in madaxweyne Yuusuf uu kula saxiixdo dalkaas heshiisyo muhiima oo faa’iido u leh dalka Soomaaliya.

 

Shirkaan oo maanta ka furmay caasimada Bijing , ayaa goobta uu shirkaasi ka dhacayo ayaa lagu xardhay sawiro muujinaya quruxda wadamada Afrika , goobahaas la xardhay ayaa waxaa ka muuqda muuqaalada iyo bilicda dalalka Afrika ayaa waxay soo jiidayo wanaagsan u tahay madaxda dalalka Afrika .

 

Madaxda kakala socda dalalka Afrika yaa badankkood waxay wada qabaan in dalalka Afrika ay xoojiyaan xiriirka ay la leeyihiin dalka China . Waxayna dowlada China ay sanadkii la soo dhaafay oo kaliya ka iibsatay qaar kamida dalalka Afrika shidaal gaaraya 38.4 milyan Tons.

 

Suuqa ay ka xiratay dowlada China dalalka Afrika ayaa wada badan oo kamid yahay Maraykanku waxay ka muujiyeen walaac aad xoog badan, waxayna dowlada Maraykanku ay sanidihii u danbeeyey ay dacaayado aad u fara badan ay saaxaafada u marinaysay dowlada china, taasoo sheegaysay in dowlada China ay lid ku tahay arrimaha xuquuqul insaanka iyo waxyaalo kale soo raaca.

 

Isku soo wada duuboo, shirka ka socda dalka China oo uu Soomaaliya uga qaybgalay Wafdi uu hogaaminayo Madaxweyne C/laahi yuusuf ayaa laga dhowrayaa guulo wanaagsan iyo cilaaqaad wanaagsan oo dhexmara dowlafa Federaalka Soomaaliya iyo China .

 

Puntlandpost.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

China oo tageero dhaqale u fidin doonta Afrika

2 Nov 2, 2006, 09:29

 

Wadanka China ayaa daboolka ka qaadi doona tageero dhaqaale oo isugu jirta xaga ganacsiga iyo mashaariic marka uu furmo kulan ay la yeelan doonaan afartan wadan oo Afrikan ah.

 

Kulankan oo loogu magac darey China_Africa Cooperation "FOCAC" ayaa la filayaa in magaalada Bejing uu ka furmo inta u dhexeysa 4-5 Nov.

 

"Iyada oo la tixgalinayo rabitaanka saaxibadayo Afrika, ayaa waxa dowlada China go'aansatey in ay u fidiso tageero dhaqaale iyo mid hurumarineed wadamada Afrika" sidaa waxa yiri ku-xigeenka wasiirka ganacsiga China Wei Jianguo.

 

Kulankan ayaa waxa isugu imaanaya 48 wadan oo Afrikan ah kuwaas oo xiriir diplomaasiyeed la leh China.

 

Xiriirka dhaqaale oo ay dowlada China la leedahay wadamada Afrika ayaa kor u dhaafey intii u dhexeysay 2000 ilaa 2005 39.7 billion U.S. dollars.

 

Dowladda China ayaa deyn dhaaf gaaraya 10.9 billion yuan (1.38 billion U.S. dollars) u sameysay 31 wadan oo ka mid ah kuwa ugu faqiirsan ee Afrika isla markaana cashuuraha ka dhintey qaar kamid ah waxayaabaha laga soo saaro Afrika kuwaas oo loo iib-keeno wadanka China.

 

Wadanka China ayaa ka hirgaliyay Qaarada Afrika 900 oo mashruuc isla markaana tababaro kala duwan siisay ilaa 14600 oo qof.

 

Dhinaca kale Madaxwaynaha DFKMG ah Cabdulahi Yusuf Axmad iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa kulankaan uga qayb galaya xukuumada KMG ah xili ay bur-bureen wadahadaladii lagu dhexdhexaadinayay dowlada iyo Maxaakiimta.

 

Iskaashiga dhaqaale ee wadamada Afrika iyo china "China-Africa Cooperation (FOCAC)" ayaa dhidibada loo aasey sanadakii 2000.

 

Garowe Online+Wakaaladaha

Share this post


Link to post
Share on other sites

_42271918_guest_ap300bo.jpg

 

BBC LINK

 

Trade to top China-Africa summit

 

China is eager to cement cultural and economic ties with Africa

More than 40 African heads of state are gathering in Beijing for a summit with China on trade and investment.

As its economy booms, China's drive to buy African oil and other commodities has led to a big increase in two-way trade, worth $42bn (£22bn) in 2005.

 

Africa is also a growing market for Chinese goods, but critics say Beijing is stifling African manufacturing.

 

The West have expressed concern that China is doing business with repressive regimes in countries such as Sudan.

 

But some analysts have said Africa is the only place left to go as most of the world's other big oil reserves are already being developed by major western energy companies.

 

New deal hopes

 

The three-day summit celebrates 50 yeas of diplomatic relations between China and Africa.

 

 

 

It opens with talks between foreign ministers from at least 45 African nations and China.

 

But background for the meeting is the rapidly expanding trade ties between the two sides.

 

Officials have said that up to 2,500 separate business deals could be under discussion during the summit.

 

Many of them are expected to revolve around China's hunger for African mineral resources, particularly oil.

 

One of those taking part in the summit is President Obasanjo of Nigeria - Africa's biggest exporter of crude oil.

 

'Exploitation'

 

Some critics have voice concerns over how Chinese-owned firms are treating African workers.

 

Protests broke out in Zambia in July about the alleged ill-treatment of workers at a Chinese-owned mine, and there have been reports of pay disputes in Namibia.

 

 

 

China's supporters point to the fact that it has invested billions of dollars in aid, cheap loans and helping to upgrade roads, ports, railways, telephone lines, power stations and other key infrastructure across Africa.

 

Often, Chinese money is

Share this post


Link to post
Share on other sites

Count your fingers. Soon Sheikh Sharif is going to repalce the old scrooge. Muu iska hor tago ummad, halaag iyo baa'ba buu intaa u horseedayaa eh... Inshaa Allaah...from the beginining of the fabricated TNG, I thought he is a nationalist that would do everything to save this nation but he has proved himself that he is simply a camiil of the cadow that carrying is the heaviest "heero" for them.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^lol. The President is doing his job, as head of state representing the Federal Republic of Somalia.

 

_42271918_guest_ap300bo.jpg

 

The noise of the courts wont make any difference to his schedule, he has booked an apointment with them and soon.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeyb galaya kulanka maanta ka furmaya dalka Shiinaha .

 

November -03 -2006 HornAfrik, Mogadishu, Somalia.

 

Madaxweynaha Dowlada KMG ah ee Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ku sii jeeda magaalada Bijin ee dalka Shiinaha .

 

Madaxweyne C/laahi Yuusuf Axmed ayaa ka qeyb galaya kulan ka furmayo dalkaasi Shiinaha kaasi oo ay isugu imaanayaan dalka Shiinaha iyo wadamo kale oo African ah .

 

Kulankaani oo ay ka qeyb galayaan 42 dal oo Africa ah oo ay Soomaaliya ku jirto ayaa looga hadlayaa arimo ku aadan hor marinta ganacsiga qalabka cayriinka ah ee Africa inta badan laga dhoofiyo.

 

Waxa uuna kulankaani oo soconaya muddo sedex cesho ah ay dowlada Shiinaha ku xoojineysa xariirka ganacsi ee ay la leedahay Qaaraad Africa .

 

Waxaana soo hagaagaya xariirka Shiinaha ee dhanka ganacsi ee la leedahay Africa , iyadoo xogag badan la isku dhaafsan doono.

 

Madaxwyenaha Soomaliya ayaa lagu wadaa in halkaasi uu kula kula qaato madax African ah oo ka qeyb galaya kulanka isga oo kala hadalaya arimaha Soomaaliya iyo sida loo gacan qaban karo dowlada KMG ah ee Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

There is nothing in the picture but a morally and ethically bankrupt politician. Imagine a profile that reads like this among the dignitaries: "A guy holed up in a small town who imported foreign legions to fight his people on his behalf on a reconciliation mandate so uncaring in the picture you can swear his demeanor is one of "yea, they call me president and everyone should deal with it, that is all i wanted in life and I got it".

 

If this is not pathetic, I don't know what is. An embarrassment of sort runtii rather. But then again, dadka qaarkood waxaa wax kasta kala muhiimsan magaca jagada regardless of the utter failures they see associated with it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

That is good picture of the al presidente

It is a good picture indeed, just the picture though. I tried to be proud of him but couldn't as I know that all this guy and the so called government can do is take part of conferences around the world, build up arms in Baidao and invite as much Ethiopian troops they could. This is really sad.

Soomaalida ayaa hore maahmaah u dhammaysay oo tiri "BAQASHII FARDO LA MIRATAA, DHIGGOOD BAY IS MOODDAA"! Ilaahoow xukun jacaylka Soomaali badan lagu ibtileeyey baan kaa magan-galnay oo dowlado dhisan la isla meel dhigayo, dadku miyeysan garasho lahayn?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ Sxb waanu garanay itoobiyaanka maxaad ka leedhaya ragga cadaanka ahe & kuwa kaleto ee ajnabiga ah ee commandant Fartaag uu ka hadlay? Kuwaasi xaggeed saareysaaahalagu maqleeba?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Abwaan:

Ilaahoow xukun jacaylka Soomaali badan lagu ibtileeyey baan kaa magan-galnay oo dowlado dhisan la isla meel dhigayo, dadku miyeysan garasho lahayn?

Horta ducada amiin ayan ka iri. Tan xigta wadada isku balarshey, dadkana ugu xosheegtey Hiiraan ila iyo Ras-kamboni ma biyo raadis ba mise xukun doon? Mise toda wey kula tosantahey tan odeygaan masakinka ah na wey kula qalafsantahey. Saxiib waxa aad ka duceysaneyso adigey kugu dhex jirane, intaad Rabigi ku aburtey dacad u noqotiid adiga Quran isku akhri.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this