Sign in to follow this  
Jacaylbaro

An independent, peaceful and Democratic Somaliland .................

Recommended Posts

Kool_Kat   

^LOOOOOOL@inkastoo aanan markii horeba gabdhaha suuxin jirin.

 

 

Najmudiin, Maya maya, markuu Nuune gabdhaha weed ka dharjin jiray, ani gariirta godkaan kudheelaayo godkiis aan qodaayay...Yacnii, gabar dhinax aan ahaa... :D

 

Waligeey mamaqil geedkaas, li'anoo aan maqlilahaa laakiin sifiican aan uga wardooni lahaa...Warka faahfaahintasana waanka dhiibi lahaa...

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Xiin, ma hubtaa?

 

KK, waa ka bad baadday Nuune waagaas. Lool@waan ka war dooni lahaa. Indhaxumo adduunyo marbaa laga war doonaa miyaa sheekadu. You could've tried it in high school. That is the best and most appropriate time to try it lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites

KK, gariir iyo kadhimay-kadhim aad ciyaarayse maahe haddaad cajjiin shiidow gaari lahayd geed kaan waad maqli lahayd.

 

Ciyaalkaan qurbaha ku koray xamar inay shopping malls lahayd ay u qabaan. Makkinada cajjiinka was Nuune's hunting spots...that's where he would've probably gotten the idea of gabdho suuxis :D

 

Naj, maxaan hubaa awoowe? Geed wax lagu suuxinaayoo ma maqal

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

lool@Xiin lool@geed wax lagu suuxinaayo, war heedhe it wasn't total suuxnimo, xoogaa maskaxdaa dawraan noqoneeso qofka, and the name is Buujimo, geedkoo yar waaye xaafadaha uu ka baxaa wuuna miro yaryaryahay, madmadoow waliba, marka shaaha ama biya qofka loogu daro madaxa unbuu qofka ruxi kadibna qoorta lalmin dhulka kuma dhacayo qofka, xaraarto kiimikeesan ayaa ku abuurmi jirka.

 

 

lol@huntin spot at makiinada cajiinka ehehehe, kolleey habeen baa laigu dakhrey at makiinada cajiinka, tu baas oo inkaar qabta ah, baaquligii ay wadatey ayay madaxa iiga dhufatey, dhiig baa falalaq iga yiri :D

 

 

I think MMA Tuujiye ayaa ila yaqaano geedkaas buujimaha la dhaho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Originally posted by Najmudin:

You could've tried it in high school. That is the best and most appropriate time to try it lol.

Ahem, axem, ani high school waa dhigtee day... :D

 

Xiin, makiinada cajiinta gabdhaha shaqaalaha aan u raaci jiray, laakiin wax kala socdo ma'ogeen...LAAKIIN, Finto Uno Oktoober makiinada/warshada rootiga kasoo horjeeday aan rooti aansalooti kadooni jiray marmar...HORROR lee kala kulmi jiray...Ala maxaa dhoocilo odayaal u biisheen... :mad: redface.gif :mad: redface.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Xiin lool@goof, Hiilweyne xaafad ku taalo ayaan dhowr goof ku laheeyn marka Balcad loo sii socdo, Hiilweyne Balcad iyo Xamar ayey u dhaxeesaa, xerada ma ahan yeah aniga askari ma ihi lool, anagoo mar u socono Balcad oo Hiilweyne mareeno ayaa baabuur aan wadanay(aniga ma wadin shabaab aan ahaa, kurey gibin ah :D ) ayaa nala qallibmey, waa meel shil baabuur badan xaafadan Hiilweyne ka mid ah.

 

 

loool@odayaashaasuu ka mid ahaa :D

 

waraa aniga cayaal faaycali ma aheen, in kastoon sakiin toobaz ah wadan jirey

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waraa nuune, geedkoo oo ka bixi jirey xalane adtiisa oo galab daye camal ah miyaa..Mirihiisa aa shaaha lagu dara, laakkin magac kale uu lahaa not BUUJIMO. Buujimo boxing lee u anaaqay!!

 

Eeddo KK waa ku salaamay. You being the privileged lots is noted!!! icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Malika   

Look at what you lot have done to the pretty,erm handsome boy's article-thread? Masha'allah@ the brothers accomplishments.

 

Trolling is forbidden in Politics!

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Malika, these accomplishments?

Candidate for European Parliament for conservative Party Sweden

Vice chairman, Conservative Youth (West of Stockholm)

Member of District Council West Stockholm.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Gheele, Usheegbo, the only Buujimo aan aqaan anbo Boxing uu ahaa...Ee amaa hee la'is buujimeen jiray markii geedka lacabo... icon_razz.gif

Privileged? :confused:

 

Najmudiin, xaala dhoola caseynee, xoogaa waxmaa soo qastay adna @meesha rootiga?

 

Malika, kajajabiska dhaaf...I wouldn't call what we're doing here trolling, we're trying to establish some titles for Nuune and Najmudiin...So far we have: Awliyo Reject, kow dheh? Suuxiye, labo dheh? Alow yaadan beerka udhiman, waxaan kaloo heynaa Saqarsuujis, sadex dheh... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

KK, buujimo waabo jirtaa, laakiin nooc ala nuune waaye.. Dee eeddo booyaaso markaan arkay, baan dhahay qofta was part of wealth one percent..lool

 

As for the yarka cad oo article leh, he is keeping a dead horse. Need we say more?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^War booyaasadaa shegeysid xey tahay, nanny ani kaliyo gooni ii ah aanba qabee...Makuu sheegin miyaa inaa taree-aangole diaperka ah xataa xiran jiray, unlike dadkii gadaal funaanada dunta/xariga looga xirijiray say isaga haley funaanada... icon_razz.gif

 

FAAN.COM

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this