Sign in to follow this  
Jacaylbaro

An independent, peaceful and Democratic Somaliland .................

Recommended Posts

The Zack   

Originally posted by NGONGE:

quote:Originally posted by Najmudin:

Muu iswiidhish iskaga qoro bal ingiriisigii wuu jajabiyee.

As proven by our very own Johnny B and Nadan the Swedes do speak and write better English than most English speakers (Of course I discount Johnny B from the speaking part here).
:D

 

Good on him...
They speak better English. I got it. :D:D

 

 

Nuune, I was just pointing out the areas he needs to work on since he has already accomplished so many things (according to shan iyo tobanka title uu sito) :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Kool_Kat, Walaal anigaba labaatan goor baan is sharraxay oo candidate of this and candidate of that waan ahay marka kama maseersani. smile.gif

 

P.s. Magacii horaa la iga xaday.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^ Koolo Adaaba ka darey cunug uga waceesid :D

 

True, he is cunug caana nuug ah,

 

 

NajmuDiin, eeheh, haye, ma isku taxnaa titielo fara badan maadaama la iska type qaraacaayo, about time isku taxdid adna isku sharax sxb, isla dhac

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^Nuunka adi title kaaga kowaad: Awliyo Reject... :Dicon_razz.gif

 

Cunuga hadaan ugu wicin xaan ugu wicilahaa, odayga? Mise dhalinyarada? Ar iga leexi timo jilica...

 

Najmudiin, magaca adi xaa meel u dhigtay? Hadaadan iska badasheen lagaama xadeen... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ lool@awliya reject, JB ayaad igu soo kicineysaa oo u ooman inuu awliyanimadayda taxliisha ka cabo.

 

 

PS: SOL name crises baa ka dillaacey, waxaan maqli jirey daacuun aa dillaacey, or maybe qofka markuu gooryaan galo, anyone here remembers gooryaan :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

AAAAHAHAHAHAHAHAHAAAAAA@GOORYAAN!!! Meeqo jeer uu kugalay Nuunoow runta sheeg? Horta sharoobadii loo cabi jiray maxaa ladhihijiray, Falaajiin mee eheed toloow? I remember Novaljiin, xaaku qaraar ahaa taas markii labadoo dhibi biyahay laguugu qaso... :D Ar idaa waayo waayo aa igalinoysaa...Hayeh adi 'dhase' maxasuusataa hee?

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^ eheheh dhasahan muxuu ahaana koleey madaxayga ayuu ku wareegsanayaa, lool gooryaan, sharoobada inee qaraar tahay see ku ogaatey aargalaan sharoobo aa cabtey yeah ehehehe, I think saa sheegtay waaye nobaljiin aa la dhihi jirey, what about cusbadii weyneyd oo ilmaha yaryar dunburta laga galin jirey, cusbadaasi magac bey laheyd,

 

nowadayz Af Soomaaligii dhanaa waaba hilmaamey, ma xasuusataa geedkooo caleemihiisa marka la cuno ama shaah laguugu daro lagu waalan jirey alla maxaan cuney geedkaas, buujimo wax saas la dhihi jirey, gabdhahaan ugu dari jirney biyaha markaasey waalan jireen :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Nuunkoow, nobaljiinta qandhada iyo aa loo cabi jiray, falaajiinta waaye tan gooryaanka aan umaleynaa...Falaajiintana waa macaaneed... :D Waligey gooryaan iguma dhicin, laakiin koo iga yar ee rukun u ahaayeen, marmar aan daawada iska xadi jiray oon cabi jiray... :(

 

Xaawaaye geedkaan aa sheegoysid? Mexeey gabdhaha ku waalan jireen? Waligeey mamaqlin, ani Awliyadoo ciyaal maamo eh aan iska ahaa... ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ loool@xadi jirey, geedka waa mirihiisa waxa lagu dari jirey biyo ama shaah, waa waalni caadi ah, qofka maskax falluuq aa ku dhacaayo, it was fun :D

 

 

lool@awliyadoo cayaal maamo

 

 

wallaahi xasuus xun aan galey oo back rubuc qarni ah :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Nuune iyo Kool_Kat, waayo iyo waayo aa ka sheekeneysaan. Nuune, geedkaas anaa mar cunoo walee cirkaan maray. KK, geedka waa weed ama weed-lamood, shaaha ku daree instead of smoking it.

 

P.s. Waxaan qiyaasayaa inaad afarteemayo tihiin labadiinaba yacni xaga da'da. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Weligay ma maqal inkastoo aanan markii horeba gabdhaha suuxin jirin.

 

Geed jinni miyaa mise geed hindi labada geed iyo tiitiin aa xamar geeda u ahaayye

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this