Sign in to follow this  
Aaliyyah

Dalqudha - Saado Cali

Recommended Posts

Liibaan   

Somalia ninkii diidayaa magaca ha udaayo,

 

Somalia ninkii diidayaa Dibada ha uguuro

 

 

Waa hees cusub oo wadani ah ee qaaday Fanaanada Qaranka Soomaaliyeed Saado Cali

 

Waa runtaa Saado Dadka iyo Dalka Somalia waa mid qudha

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

sado1.jpg

 

sadocalicaln.jpg

 

 

Saado Cali Warsame Oo Soo Saartay Hees Cusub Oo Magaceedu yahay "Dal Qudha"

 

Lasanod

 

Fanaada caanka ah ee Qaranka Somaaliyeed, Saado Cali Warsame ayaa waxay soo saartay hees kale oo ay ugu magacdartay "Dal Qudha"

 

Hadaba farshaxanka Kartoonada ee Amiin Caamir ayaa sawir ku cabiray waxay xanbaarsanyihiin ereyada heestani.

 

 

HALKAN KA DHAGEYSO HEESTII SOMALIA WAA DAL QUDHA IYO SAADO CALI (Clear Voice)

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
FIDHIN   

saado cali dalka aad sheegeyso aakhiro waxba kuma taraayo, ee iska toobad keen oo iska daa dabadan aad ruxdid ayeey,(my mum's mum is from ssc)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Saado ali, waxa uu ficnaan lahaydh ini retire iska noqota all this consent calaacal about people who don't want to reunite with somalia isn't doing her any favours.

Share this post


Link to post
Share on other sites
bilan   

lool waxaas oo cay ah ma waxaa idinka keenay dalkeenu waa mid, war heedhe siday Saado idiin sheegtay, hadaydaan somali rabin la go'a geeskiina, hana ilaawina inaad magaca sii dhiigtaan, laakin idinmaysan caayin, xataa meesha aad degtaan sooma hadal qaadin, marka maxaa idin gubaya. cajaa'ib!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia ninkii diidayaa Dibada ha uguuro

is that why she moved outside ?? :D

 

 

I still admire the lady ,,,,,, she got moves man ,, ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Originally posted by bilan:

lool waxaas oo cay ah ma waxaa idinka keenay dalkeenu waa mid, war heedhe siday Saado idiin sheegtay, hadaydaan somali rabin la go'a geeskiina, hana ilaawina inaad magaca sii dhiigtaan, laakin idinmaysan caayin, xataa meesha aad degtaan sooma hadal qaadin, marka maxaa idin gubaya. cajaa'ib!!!!

U sheeg siday tahay ,,,,, ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this