Sign in to follow this  
Maaddeey

Matabaan oo gacanta Al Shabaab gashay

Recommended Posts

^^Awoowe waa ra'yiga xiin, in Maaddeey script yahay. Weliba rag aan asxaab nahay baa leh.

 

Weli kama uusan dacwoon arrintaa, markuu dacwoodo wixii xaal iyo xurmo ah waa iga bixis.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Horta Ninyow, waxaagu Tuuggu intaan tuug la dhihin buu Tuug ku yiraah baa? :D

 

What makes you think inaan Script ahay, and whose, su'aashaas mar horaan ku weydiiyey, daliil soo raaci ama sidaadii Script lama hadlo dheh!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Inaadan ahayn maxaa u daliilaa :D ?

 

Ahammu calaamaat allatii tucraf bi script, include

 

1- is qaris

2- hal mawduuc ka hadal

3- qof gaara fiirsasho

 

kulli waa kugu rummoobeen, plus waqti baa ku galay in lagu xaqiijiyyo :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^3daba been baad ku sheegtay Kaddaabun Ashir baad tahay, waqti qasaaray dheh waqtiga aad ku soo ogaatay inaan Script ahay!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xiinow, Maaddeey wuxuu joogaa London saan is iri. Waa nin reer "Guriceel" asal ahaan, lakiin ciyaal Ceel Hindi ahaa. Wuxuu AS u taaggeera caqiida iyo aragti uu la waddaago. 2006 mar uu Xamar u tagay business ama ICU inuu jago ka helo ayaan AY iyo col uu wato meeshii ka ceyr sadeen. Hargeysuu sii istaagay oo JB maalmo telephone ku waalay. Haddase London buu joogaa. War intaa wax dheer oo u baahan tahay ma jiraan. :D:D

 

Bal Maaddeey aan arko intaas sheegay waxa uu ka diido. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by xiinfaniin:

^^Inaadan ahayn maxaa u daliilaa
:D
?

 

Ahammu calaamaat allatii tucraf bi script, include

 

1- is qaris

2- hal mawduuc ka hadal

3- qof gaara fiirsasho

 

kulli waa kugu rummoobeen, plus waqti baa ku galay in lagu xaqiijiyyo
:D

:D war sh. Maaddeey ninka your profile plus the somali lineage that you affiliated with u soo qor dee illeen alamtarana ku joogsan waaye..

 

:D Mr. Xiin anoo in yar idinla joogey ayaa has some thing already revealed me that he is from goofafka muqdisho, puo darsi che non ho ragione.

Share this post


Link to post
Share on other sites

:D:D @puo darsi che non ho ragione

 

waxay tahay af talyaani ma aqaan, laakiin markii lagu hadlo waan ku qoslaa

 

lool@Gheelle

 

Guriceel ku lahaa. War ninyahow mar mar baa lay wehliyaa, oo waxaan sheegayo dadku aysan fahmi karin. Maaddeey waa lay daahiriyey :D , oo waan daalacday , hadduuse aqbalo bio da aad ka qortay, tacliil (positive one) baan u samayn lahaa.

 

Habartii xerada looga guuray maxay tiri, bal hadde aan wax dhawro soo maahayn :D .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kashafa   

Dambarsame,

 

Inta points aa soo xigatay waan kugu raacsanahay, muran kama taagno.

 

Sidaas ayadoo tahay, mar mar waxaa loo baahan'yahay methodology'ga oo "dacniii adhribu cunugahu yaa rasool'Allah". Niman gaalo-raac munafiqeen meeshaan ku hayno waxaa joogo oosan walaal karin, oosan aayad quraan walaa xadeeth nabawi karin, laakin markaa waran'ka galisid, cabaad'kooda laga maqlaayo shanta qaaradood. Because that is the only language they understand.

 

Ogow Saxaabada had different approaches. I find the Cumar bin Khattab approach(ithaa takalama asmac, wa ithaa dharaba owjac) to be the most effective when dealing with maangaab upstarts oo deen, aqoon, iyo akhlaaq toona lahayn, oo hobby ka dhigtay inay aflagadeeyaan Mujahideenta uu istaagay difaaca deen'ta, dad'ka, iyo dal'ka. Kuwaas oo kale waxaa haboon in lagu joog'joog'sado untill ii dhiig ka matagan.(literally)

 

Waxaan ku soo xasoosinaa sida oo Abi Bakr ula dagaalamay qabaa'isha qaar oo daheen: "Muslim baa nahay, towxeed'ka waa ogal'nahay, wax walbo waa ogalnahay, laakin zakada anaga aa iska qaadayno, anaga aa qaybinayno". Mida uu ku dhigay, taarikh'da aa xusayso, ilaa ay ka dahiin the famous maqoolah: "Waylun lil Carab min Ibn Abii Qaxaafah(Abu Bakr)"

 

Marka, Dambarsame, rifq'iga iyo khushoonada waala isku wadaa, calaa xasb al-maslaxa. Ilaahay niyadeena khaalis li wajhih ha ka dhigo. Aamiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kashafa

 

 

You mean you are employing in here the famous mucawiya saying said "idaa kaana baynii wa bayna naas shicratan waaxidah manqatacat idaa arkhuuhaa shaddadtuhaa wa idaa shadduuhaa arkhaytuhaa" miyaa

we will see when you make it light, walaal.

 

wallee rabbi ka baq iyo rag iska celi meel mawada galaan haddayan xaq ahayn baa soomaalidu dhahdaa :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this