Sign in to follow this  
Siciid1986

War-Deg-Dega:Dagaal Culus oo goor dhaw ka bilaabmay Buuralayda Gobolka Awdal

Recommended Posts

War-Deg-Dega:Dagaal Culus oo goor dhaw ka bilaabmay Buuralayda Gobolka Awdl ee ay falaagadu ku jirto walina socda

Borama(Bnn) Wararka aan ka helanyo dadka deegaanka iyo wariyayaasha shabakada Boramanews ayaa waxa ay goor dhawayd noo soo sheegeen, in dagaal ka bilaabmay, Buurihii la isku hor fadhiyay ee magacooda la yidhaahdo Maarmaar,taas oo u dhaw Magaalada C/qaadir, ee ciidanka aan lagaranyn soo galeen,dagaalkan ayaa waxaa la soo sheegayaa in ay bilaabmay , Ciidanka qaranka ee taageero lixaad leh ka helaya, Maleeshiyo beeleedyo ka soo jeeda, degaanada, C/qaadir, Jidhi iyo kuwa kale oo fara badan, dagaalkan ayaa waxa uu ka socdaa Buuro aad u jig ah, lana gali karayn, waxaana ay sheegayaan wararkii ugu danbeeyay in la isku gabal dhacsaday,laguna rajo wayn yahay in bariba la soo afjaro.

Dhinaca kale ciidankan ayaa waxa la xaqiijiyay in ay yihiin jabhada ka dagaalanta itoobiya ee loo yaqaano,ONLF, garabka diidan heshiiska itoobiya lala galay, waxaana ay lagu soo tababaray, dalka eretiriya, waxaana lagu rajo wayn yahay in cagta la marin doono, lana soo qaban qaban doono .

ilaa hada wax dhaawac iyo dhimasho ah lama soo sheegin wixii warar ah, waxaan idinkula soo socodsiin doonaa, wararkayaga kuwan xiga, ee daqiiqad daqiiqad ula soco.

Reporter:Jaabir Ali Omer

Borama Somaliland

Share this post


Link to post
Share on other sites

One second ago I was reading the news that Ethiopia promised to protect SL.

 

And now this new is telling us a war has already between ONLF and Somaliland.

 

SL a small agent for Ethiopia is now fighting the the dirty war against ONLF.

 

This will have a massive retribution in the Somali region of Ethiopia.

 

 

lool@ cagta lamarin doono

 

Somalis and war, this has got us to totally unexpected two far away from each entities fighting against each other, and for what?

 

It is now Somaliland Vs ONLF! Cajiib!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Guys, this can't be the ONLF. Salaadu meel bey iska qabsan la'dahay. I mean, what's the point of ONLF waging an attack on Ethiopia, by seeking sanctuary in an Ethiopian vassal enclave, when they have at their disposal many other places in Somalia who sympathetic to their cause.

 

Can the caanoboore boys of SOL, verify the validity of these events?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Where is jacayl bro?

 

In the absence of Somaliland Galgala to deal with and get support from the terror fighting world, the Admin in Hargeysa seems to have decided to create a Gal-gala of its own :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ninka carada ku maqan waa Oodweyne :D ,

 

Jb was retained by a presidential decree, the new admin saw a talent in him , thanks to Northern's recomendations to the old man :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

I think they are ONLF forces and they have no sinister motives against SL but only to cross to the Ethiopia border in Awdal region with their weapons. SL is preventing this to happen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Thank you brother, gracious...

 

Why does everybody think this is an intersting event. It is another tragic development in the horn.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this