Sign in to follow this  
nuune

Cusmaan Caato:itoobiyaanka ayaa hantideyda qaatey

Recommended Posts

nuune   

Caato “Ciidamada Itoobiyaanku waxay gurigeyga ka qaateen lacag Dollar $ 369,000 iyo Diinaar 4000, Mobile-lo Thuraya ah iyo..”

 

Iyadoo ay dhowaan baaritaano xoogan ku sameeyeen ciidamada Itoobiyaanka iyo kuwa Booliska dowladda guriga xildhibaan Cusmaan Xasan Cali (Cusmaan Caato), ayaa waxaa maanta ka hadlay Mr. Caato oo sheegay in dhac ay u geysteen ciidamada Itoobiyaanka ha gurigiisa ayna ka qaateen lacag kala duwan, hub, Mobile-llo iyo qalab kale, sida uu yiri Caato.

 

Cusmaan Caato oo maanta ka hadlay idaacaddaha Muqdisho ayaa sheegay in gurigiisa ay ciidanka Itoobiya kala baxeen dhamaamba hubkii isbaheysiga SNA, garabkii uu hogaamin jiray iyo lacag uu tiradeeda ku sheegay $ 369,000 (Saddex boqol lixdan iyo sagaal kun) Dollar iyo Diinaar gaarayay 4000, Dahab ay laheyd xaaskiisa oo aad u tiro badnaa, Mobile-llo saddex ah oo nooca Thurayaha, Mobile-llo kale oo Nokia ah iyo qalab kale.

 

“Waxay la baxeen lacag Dollar ah oo tiradeedu gaareyso 369,00, waxay kaloo la baxeen lacag afarkun iyo ka badan ah oo Diinaar ah, waxay la baxeen Dahab Dumar leeyihiin, waxay la baxeen oo kale, Saacad anigu aan leeyahay Teleefano Thuraya ah, kuwa Nokia ah, waxayna ka eryeen gabadhii guriga joogtay markii ay sidaasi sameynayeen” ayuu yiri Cusmaan Caato oo sheegay in arrintaasi ay wax u dhimeyso sharcigii iyo qaabkii lagu soo dhisay dowladda federaalka.

 

“Anigu ma diidani in hubka la uruuriyo, balse waxaan aad u diidanahay oo sharaf dhacna ah, in haddii la baarayoba gurigeyna inay baaraan ciidamo Soomaali ah, ee ma aheyn in ciidan shisheeye in aanu isku adeegsano, waana waxa dadka Soomaaliyeed diidan yihiin, anigu gurigeyga markii la galay xittaa Boorsooyinkii waa la jejebshay, oo Boorsooyinkii waa la jeex jeexay wixii nacfiga lahaana waa la qaatay.

 

Baarista ay dhowaan ku sameeyeen ciidamada Itoobiya iyo kuwa Booliska dowladda guriga xildhibaan Cusmaan Caato ayaa ku soo beegmaya xilli dhowaan guddoomiyaha gobolka Banaadir uu ka dhawaajiyay in ay ciidanka ku war geliyeen inaan la baari karin guryaha ay degan yihiin 275-ta xidlhibaan, safaaraddaha Ajnabiga iyo xarumaha madaxweyneyaashii hore ee dalka Somalia.

 

Source: Daynile

Share this post


Link to post
Share on other sites

At times I am completely stoic, and quite indifferent for the fate of those who raped the Somali republic, ransacked its national treasures, amassed wealth in the expense of the poor and weak, and somehow thought that they outplayed other Somalis based on their sheer tribal muscle. Amongst the leaders of that cursed bunch is Caato. Here Caato complains, quite loudly, about the mistreatment he received from the invading army. Now that his foot is in the other shoe, I can’t stop wondering about what he thinks about those he wronged, killed, caused their exodus, and collected enormous wealth during their suffering…

 

In the words of Sayid in his praise of the dhidar, Hyena, that reportedly ate the corpses of the enemy’s dead,

 

Gunnaan sii lahaan iyo goor iyo ayyaane’e

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kashafa   

Mac Sonkur...u ain't seen nothing yet, Skinny-man.

 

The nerve on this guy is amazing. Boorsooyinka ayay iga jeex-jeexeen kulahaa !! Gacmahaaga dhiig Islaam ayaa ka da'aayo and then you talk about I was mistreated.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

lol@sharaf dhac & dahab dumar :D Dumar baaba dahab ku aaminey ayuu la soo shir tagay. What's the significant of a watch & nokia mobile when you got $369 million taken away?

 

^Walee wey ku sugeen. "Kamaa tudiinu tudaan" yaa ku yiraahda xayawaanka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Next target would be Suudi and his CO friends Finnish, Raage, Beebe, Baranbaro, Buskut, ayagana waxey la soo shir tagi doonaan shaatiyadii ayaa nalaga siibtey.

 

 

What is Duke's take on this news, since Cusmaan Caato is an MP!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Duke is fighting in many fronts these days. A certain persistent Mr. Brown is holding him on to account for every thing he wrote on these pages! The conference has once again been delayed, and Ali Mahdi being the man spearheading it, the reasons for this latest delay has been poorly stated. The Duke is trying to fill Ali Mahdi’s cracks here. Mogadishu’s security is deteriorating. Kismayo is slipping away, and a hostile militia has taken Qoryooley. And all of that going, and you expect Duke to comment on this one yaa nuune?

 

War ninka faraha ha laga qaado ikhyaarey!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ lol Xiinfaniin, waan ka harey hadaba, anigu ma faagfaago alaabaha Duke, but it would be nice if he tells us what he thinks of this matter.

 

Should DUKE say Caato the MP has been wronged

or

Caato's hanti is illegal and in laga xayuubiyo waa dastuur qoran oo muqaddas ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   
Originally posted by nuune:

[QB] Next target would be Suudi and his CO friends Finnish, Raage, Beebe, Baranbaro, Buskut, ayagana waxey la soo shir tagi doonaan shaatiyadii ayaa nalaga siibtey.

 

No one can touch Suude and Beebe as long as MDhere is there. And according TFG these guys are the good guys and they should be respected.

 

Haven't you seen the welcome Suude got when he came back to Mogadishu?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

ceebtiisa inuu iska aamusa u dhaantay..

The word "ceeb" is not in the dictionary of the mafia boss.

 

"Ciidamada Itoobiyaanku waxay gurigeyga ka qaateen lacag Dollar $ 369,000 iyo Diinaar 4000, Mobile-lo Thuraya ah "

:dibiga gowrac weyshu haku quusatee: Either you are with us or with the enemey. A clear Message to anti-Ethiopian warlords.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

Haday ba runtahay in laga qaatey $ 369,000, waxba uma aha Caato, Waa tuugta ugu wayn Mogdisho, Xaaraami Waaxid!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

^ Wax xalaal cunay adu ma aragtay? Kurtood waa xaaraan ku naax!

 

$369k? L0L. Ninkaa inta le'eg bal muu been run u eg iska sheego.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Castro   

Originally posted by nuune:

“Anigu ma diidani in hubka la uruuriyo, balse waxaan aad u diidanahay oo sharaf dhacna ah, in haddii la baarayoba gurigeyna inay baaraan ciidamo Soomaali ah, ee ma aheyn in ciidan shisheeye in aanu isku adeegsano, waana waxa dadka Soomaaliyeed diidan yihiin, anigu gurigeyga markii la galay xittaa Boorsooyinkii waa la jejebshay, oo Boorsooyinkii waa la jeex jeexay wixii nacfiga lahaana waa la qaatay.

They should have sodomized him as well before they accidentally shoot him in the head.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this