Sign in to follow this  
nuune

Cusmaan Caato:itoobiyaanka ayaa hantideyda qaatey

Recommended Posts

Let's not personalize the fundamental issue at hand. Cismaan Caato iyo wuxuu yahayba iyo wuxuu ahaan jirayba Soomaali ayaa wada og. Taas aan iska dhigno.

 

The issue is blant xadgudub dadka iyo hantidadoodaba la iskaga xadgudbaayo by these dowlad sheeg taagta daran puppets and their Xabashi masters.

 

Kumanaan guryo badan ayee galeen, oo ka qaateen, bililiqeystay waxee qaadan kareen. Some of these happened before wax resistance dagaalo bilaaban, from day one. That is the xaqiiqda. Dowlad ku sheegaan axdigeeda Xabashi soo dhoobdhoobtay xataa ku tumaneyso [or perhaps they cannot read it?], guri la iska galaayo wax cadeyn aan la wadan, hadana hantida la iska bililiqeysanaayo iyo xataa dadka degan qaarkood la iska xiraayo.

 

Ma meesha Adisababa ayee moodeen? Oh, then again their master is a classic kaliyetaliye, a dictator.

 

Waa ogyihiin maadaama ay meesha ku raageenin oo ka bililiqeysta waxaa bililiqeysan kartiin ayee bilaabeen.

 

PS - The last time I knew this Cismaan Caato person was 'xildhibaan' in this wretched dowlad ku sheeg, so whatever happened that decree from warlord Max'ed Dheere lahaa guryaha 'xildhibaanada iyo madaxweyniyaashii hore' lama gali karo after the fiasco at C/qaasin's villa?

 

Mise dowlad ku sheeg wareersan waaye oo iyagii iskama warqabaan. Then again Xabashi ayaaba meesha masters ka ah oo meeshee damcaan iska galaan, yaaba la tashto. As the fragile, frail Stooge of Father of Xabashadda keep saying, "idaacaddaha ayaan ka maqalnaa..." Keep hearing it on idaacaddaha until meeshaa fadhisid laguugu imaado.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this