Sign in to follow this  
ansaar17

YEEY oo beerka la ga hayo

Recommended Posts

ansaar17   

Cabdulaahi Yusuf oo arimo caafimaad u yimid london saaka

Posted on Sunday, February 18 @ 09:42:34 EST by editor

 

 

 

18/02/2007, Onkod News, London: Madaxweynaha Dawladda kumeel-gaarka soomaaliya Cabdulaahi Yusuf Axmed ayaa saaka waxaa uu yimid London isagoo kasoo duulay Magaaladda Nairobi ee Dalkaasi Kenya xalay xilli danbe, waxaana haatan Madaxweynuhu uu dagay Hotel ku yaala Magaaladda London oo la filayo in uu daganaan doono ka hor inta aanu la kulmin dhakhaatiirta caafimaadka oo sanad walba baaritaan ku sameeyo xanuunka Madaxweynuhu uu ka qabo Beerka.

 

Madaxweynuhu waxaa kaloo la filayaa inta uu joogo London in uu la kumlo Wasiiro ka tirsan Dawladda Britain iyo Jaaliyadda Soomaalida ee ku dhaqan dalkan Britain xilli dad badan oo Soomaali ah ay si weyn uga soo horjeedaan Siyaasadda madaxweyne Cabdulaahi Yusuf ee ku aadan Soomaaliya iyo joogitaanka Ethiopia ee gudaha Soomaaliya.

 

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Maanta safarka uu ku yimid london waxaa uu qaadan doonaa ugu yaraan 7 maalmood oo uu joogi doono si uu u maro baaritaan caafimaad iyo kulamadiisa Siyaasadeed.

 

 

Madaxweynaha ayaa Maalmaha soo socda kulan gaar ah la yeelan doona dhakhtarkiisa gaarka ah oo ka howlgala Cisbitaalka Cromwell ee ku yaala Magaalada London oo kamid ah Cisbitaalada gaarka loo leeyahay oo Dhakhaatiirta ka howlgasha ay kamid yihiib kuwo carbeed.

 

 

Madaxeyne Yusuf ayaa waxaa 1996kii waxaa lagu sameeyay qaliin dhanka beerka ah , xiligaasi oo loo galiyay beer caafimaad qaba oo in mudda ah uu ku shaqaynayay, sidoo kale Madaxweynaha waxaa si joogta ah uu usoo booqanayay London tan iyo xiligaasi si uu ula socdo caafimaadkiisa.

 

Onkod News

 

: lets hope he dies of liver failure.

Share this post


Link to post
Share on other sites
I was thinking not long how easy it would be for someone to just put a bullet between odayga's eyes, but I guess with his many health problems, it won't be long now before heart,kidney etc take over, or unless muslim militia blows him up first.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taliban   

Originally posted by LayZieGirl:

I was thinking not long how easy it would be for someone to just put a bullet between odayga's eyes

Would you consider to be that someone? If so, would you pull the trigger?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Azmaya   

nayada LayZieGirl iyo EboniQue bal is marjiya, ka naxa oo nafta waa smile.gif

 

Colonel Abdullahi Yusuf Ahmed, President of Somalia.

 

Abdullahi_Yusuf_Ahmed_1_-293x224.jpg

 

bal eega, raagnimo ka muuqata smile.gif Nin rag ah ba laga sheekeya, dee nin nacaas ah bal ya ka hadla? noolo waliga ina yeey. smile.gifsmile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Okay folks now focus...>Melez is the enemy of the state. All of his servents will topple down with him, if Master, Melez goes down.

 

 

If he dies, another puppet will simply take over, perhaps Geedi and I heard Geedi is even better butt kisser than Yey.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taliban   

Originally posted by Shucayb:

If he dies, another puppet will simply take over, perhaps Geedi and I heard Geedi is even better butt kisser than Yey.

Good point. The top traitor is just one of many, as there are many deputies, lieutenants or junior traitors who would gladly replace him. What needs to be dismantled is the system.

Share this post


Link to post
Share on other sites

HEY folks this guy had this problem for the last 16 yrs and he is still going, doing his day to day business,,,,,

 

so my Q to all his haters is do you have anything else to report? Mise xaalkiinu waa habartii dhali wayday ku habsaantay aleelo!!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

You guys are haters maxaa la habaartameysaan dadka dalka wax idiinku qabanaya ama wax ka qabsanaya ha habaarina ee iska aamusa ama orda oo idinka wax qabsada forumka saas u ha usoo taagnaanine

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this