Sign in to follow this  
Che -Guevara

Sheikh Sharif meets Roobow and Turki?

Recommended Posts

Juje   

Originally posted by xiinfaniin:

I am not sure if this news is true. But one thing is for sure though; this report is much better than Ina Iimaan's mindless threats on the news president.

Spot on.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sh. xassan turki is in kismaayo building a new administration

 

 

--Xilwareejintii maamulka Kismaayo oo lagu xidhay imaatinka Sh.Xasan Turki

Waxaan maalintii shalay ahayd soo tabinay inay socdaaan shirar la xidhiidha wareejinta maamulka magaalada Kismaayo iyadoo maamulka hada jira ay sheegeen inay ogalaadeen xilwareejinta islamarkaana ay xilka wareejin doonaan, hadaba wararkii ugu dambeeyey ee la xidhiidha arimahan ayaa sheegaya in madaxda maamulka hada ka arimiya magaalada Kismaayo ay shardi ku xidheen xilwareejinta in Sh.Xasan Turki uu yimaado balse intaa kahor aysan xilka wareejin doonin.

 

Maamulka hada ka arimiya magaalada Kismaayo ayaa sheegay in Sheekha oo kaliya ay xilka ku wareejinayaan maadaama oo markii horeba uu asagu soo dhisay,sidaa darteedna loo baahan yahay inuu yimaado magaalada Kismaayo.

 

Laga soo bilaabo bishii Agost ee sanadkii tagay magaalada Kismaayo waxaa ka ariminayey Maamul islaami ah oo kmg ah oo ay wada dhisteen Ururka Alshabaab iyo Mucaskarka Raaskambooni kadib markii ay magaalada ka saareen maleeshiyo beeleedkii uu hogaaminayey Barre Hiiraale.

 

Xilwareejinta maamulka ayaa lagu balamay inay bilaabanto maalintii Bari ah iyadoo xilka lagu wareejin doono Madaxa Mucaskarka Raaskambooni Sh.Xasan Turki oo la filayo in goor dhaw uu soo gaadho magaalada Kismaayo islamarkaana uu isbuucyadan gudahooda kusoo dhiso maamul ka arimiya magaalada Kismaayo.

 

 

Dhanka kale waxba kama jiraan wararka sheegaya in Sh.Xasan Turki uu ku sugan yahay gobalka Shabeelada Hoose oo dadka qaarkii ay suuqa soo geliyyeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

Juje caqli meesha kuma haayo. These two men, abumansuur and Turki both wield influence in the south, their word matters. Their support is very crucial to peace and stability in the south. Waa niman karaamo ku leh soomaali badan dhexdeeda for their stellar contribution to our freedom, to the safety and peace now prevalent in the south in general. Xaq waxay u leyihiin inay kula doodaaan sheekh shariif ama cid kale wax allaale iyo waxay u arkaan inay qaldan yihiin ama lagu gafay. They are more important to Sheekh Shariif than Juje and the likes who supported the Xabashi invasion of Muqdisho are. Iyagana waxaa laga rabaa inay macquul noqdaan oo nabadda taageeraan as long as their stated goals are met or addressed.

 

Everyone is important, everyone who can be problematic to peace is important. Wixii qaldan waa la saxayaa, wixii toosanna waa lagu raacaayaa wanaagga. From Raaskambooni To Beldxaawo, to Bay&Bakool, people are happy with the new system that gave them the peace they wanted. Abumansuur and Turki represent such peace. Muqdisho needs their help more than these two men need its help. Sheekh Shariif needs soldiers of dignity who can bring in law and order, justice and lasting peace to Muqdisho. The same way these two have helped in the past, the same way they can now help him moving forward to the future. Haddii kale, Sheekh shariif will be surrounded by the same useless warlords, same usless clan elders, who capitalize on clan emotions time and again. Dadka meelaha ka nacnacleeya oo yiraahda yaan lala hadlin Alshabaab, Abu mansuur and Turki, waa dadka qabiilka aaminsan oo wax magaratada ah. They forget how these men stood for Somalia when the rest slept with the enemy of Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

That would be a good news, wouldn't it?, If the Sheikh brings them to his fold at this critical point of the mother land, he will have to be crowned as the king of the country

 

But I don't think those hard headed extreme men can easily be seduced like that. I smell they came for more sinister plan to execute than to negotiate with good Sheikh. Balse war jiraaba cakaaruu iman.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Xoogsade:

Juje
caqli meesha kuma haayo. These two men, abumansuur and Turki both wield influence in the south, their word matters. Their support is very crucial to peace and stability in the south. Waa niman karaamo ku leh soomaali badan dhexdooda for their stellar contribution to our freedom, to the safety and peace now prevalent in the south in general. Xaq waxay u leyihiin inay kula doodaaan sheekh shariif ama cid kale wax allaale iyo waxay u arkaan inay qaldan yihiin ama lagu gafay. They are more important to Sheekh Shariif than
Juje
and the likes who supported the Xabashi invasion of Muqdisho are. Iyagana waxaa laga rabaa inay macquul noqdaan oo nabadda taageeraan as long as their stated goals are met or addressed.

 

Everyone is important, everyone who can be problematic to peace is important. Wixii qaldan waa la saxayaa, wixii toosanna waa lagu raacaayaa wanaagga. From Raaskambooni To Beldxaawo, to Bay&Bakool, people are happy with the new system that gave them the peace they wanted. Abumansuur and Turki represent such peace. Muqdisho needs their help more than these two men need its help. Sheekh Shariif needs soldiers of dignity who can bring in law and order, justice and lasting peace to Muqdisho. The same way these two have helped in the past, the same way they can now help him moving forward to the future. Haddii kale, Sheekh shariif will be surrounded by the same useless warlords, same usless clan elders, who capitalize on clan emotions time and again. Dadka meelaha ka nacnacleeya oo yiraahda yaan lala hadlin Alshabaab, Abu mansuur and Turki, waa dadka qabiilka aaminsan oo wax magaratada ah. They forget how these men stood for Somalia when the rest slept with the enemy of Somalia.

Well said sxb !

 

it is only because of the like of Xasan Turki & Abu mansuur .. that sharif can even be sitting in villa somalia ... to claim that they are not important is hot air.

 

as for sharif .. it is time to pay the piper (Al-shabaab) they have rid the town of the rats .. let's hope this story has a diff ending

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Xoogsade:

Juje
caqli meesha kuma haayo. These two men, abumansuur and Turki both wield influence in the south, their word matters.

Ok saxiib ada iga aqli badan wa ku ogolahey. Thus caqligada nimankaas aya uu bahan e ku kordhi.If by chance they heed your advice as much as the false acclamation you are attributing them, then please tell them to accept the governance of Sheikh Sharif and the peace caravan.

They yield nor wield nothing that could hinder Sharif. The latter ofcourse has already done and will continue to offer the olive branch, but will never be held hostage by a group who want to enforce through antagonism and fear.

Xabashis are no longer here whether you associate them with me or anybody else , it is just a wolf cry and doesn't have any impact anymore.

Sharif spearheads an entity that has joined Somalis of all denomination and factions together, he has the legitimacy to lead Somalia for the better.

And before you come with mirage theory that they , Turki and Mansoor, occupy much of the South, dont count your chickens before they hatch - that will be reversed in due time unless, and we pray for, an ammicable solutions is reached.

 

You yourself Mr. Aqlibadane classified them importance in this manner , and I quote :

Everyone is important, everyone who can be problematic to peace is important.

'problematic' that entitles them to be rendered respect then is it?

Share this post


Link to post
Share on other sites

This topic is just a rumor that has spread...Abu Mansur has stated before that in order to sit and talk with Sharif, Sharif would have to stop his current actions and repent. These Shabaab guys don't just talk but they have principles. Did they sit and talk it out with Cabdallahi Yusuf? No...same thing.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

Originally posted by Oodweyne:

Hello Folks
,

 

Lets hope that sharif and his political opponent don't fall into that deep political trap of yesteryears, which is that of a
"contest"
between them, particularly as to who have had more in hand, in delivering
"their victory"
.

 

You see if the argument gets into a
"contest"
between them, in which each side try to proof to the other one, that they alone, as we used to say in the early days of Somaliland's independence, can boast that beguiling sentiment which was:
"Kaatideyda Ayaan U Soo Cabay, Dalkan"
or a similar
Islamic words
to that effect, then I am afraid, theirs will have to be a matter that will have to be settled in the battlefield, indeed. For there will be no other option, open to them, at that time.

 

Therefore, lets hope, that each side sees that
"their victory"
is bigger than all of them, and indeed each had played a role in delivering it. Hence, a comprehensive compromised ought to be what they should attempt to do so (
or at least aims towards it
), henceforth.

 

Regards,

Oodweyne.

Very wise words bro. U sheeg Juje oo is mooday inuu dad ka xoog badan yahay. Waxbaa la crushgaraynaa yuu ku hayaa meelaha :D

 

Sheekh Shariif needs the help of these men to assure in peace and stability. Anyone with relatives in the Jubba valley knows their influence and how crucial these men were to bring in stability and peace in those parts of Somalia they currently rule. A man of honour would recognize others of equal calibre or better. This is their victory altogether. They should hold hands and move us forward.

 

There are pictures of Sheekh Shariif holding hands with Qaybdiid and the likes circulating on somali news websites, such wisdom to forgive warlords and bring them into the fold for the sake of peace, must be applied to the more deserving somalis who shed their blood in honour of their mother country and who earned the respect of many. Haddii kale, hal bacaad lagu lisay ay noqon doontaa dhiiggii loo daadshay Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Muqdisho: Shariif Sheekh Axmed oo qiray in ay wada hadalo yeesheen Kooxaha ka soo horjeeda Dawladiisa.

10. february 2009

 

Muqdisho(AllPuntland)- Madaxweynaha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Shariif SHeekh Axmed ayaa si waadax ah uqiray in ay wada hadalo yeesheen isaga iyo Kooxaha ka soo horjeeda Maamulkiisa, wuxuuna sheegay in ay wada hadaladaasi ku soo dhamaadeen jawi wanaagsan.

 

Shariif Sheekh Axmed oo maanta shir Jaraa'id Warbaahinta ugu qabtay Magaalada Muqdisho ayaa qiray in ay wada hadaladaasi ahaayeen kuwa ay soo abaabuleen rag kala matalayay dhinacyadan kala duwan, wuxuuna tibaaxay in ay jiraan Dhexdhaxaadiyaal ka kala socday Siyaasiin iyo Urrada Bulshadu ay u istaagaan Howshaasi.

 

Madaxweynaha dawladda Faderaalka intii uusan gaarin Magaalada Jabuuti, kana duulin Caasumada Soomaaliya wuxuu tibaaxay in uu Jabuuti ku magacaabayo Raysalwasaaraha dawladiisa, isagoo sheegay in uu Raysalwasaarahaasi noqon doono nin wax ka qabta xaalada Soomaaliya,isla markaasna soo dhisa dawlad Midnimo qaran oo ka hirgasha gudaha dalka Soomaaliya.

 

Shariif Sheekh Axmed wuxuu sheegay in uu nabad ku raadinayo wax walba, wuxuuna sheegay in aysan marnaba suuragal aheyn in dagaal wax lugu xaliyo, isagoo tibaaxay in loo baahan yahay in ay Shacabka Soomaliyeed taageeraan dawladiisa, si buu yiri loo gaaro Horumar weyn oo la taaban karo.

 

Shariif Sheekh Axmed iyo Wafdigii uu hogaaminayay ayaa udhoofay Magaalada Jabuuti ee dalka Jamhuuriyada Jabuuti, waxa uuna caawa ama beri ku magacaabayaa Magaalada Jabuuti Raysalwasaaraha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, kaasoo ay tartan badan ugu jiraan dad badan oo ka soo jeeda beelaha kala duwan ee Soomaaliya.

 

F. C. Geylan

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sheekh Shariif “Waa jirtaa in qaar ka mid ah madaxda dhinacyada diidan Dowlada aan la yeeshay kulamo toos ah iyo kuwa dadban”

 

Madaxweynaha xukuumada federaalka Somalia Sheekh Shariif sheekh Axmed ayaa maanta shir jaraaid ku qabtay xarunta madaxtooyada Villa Somalia ee magaalada Muqdisho ka hor inta uusan duhurnimadii maanta ka duulin isaga iyo wafdigii uu horkacayey garoonka Aadan cadde iyagoo ku sii jeeda magaalada Jabuuti.

 

Madaxweyne Shariif ayaa shirkiisa jaraa’id kaga warbixiyey kulamo uu intii uu ku sugnaa magaalada Muqdisho la qaatay qeybaha kala duwan ee bulshada sida hogaanka gudaha ee midowga maxaakiimta Islaamka, culumaa’udiinka, odayaasha dhaqanka siyaasiiyiin ay iyo qeybo kale oo badan, kuwaasoo uu sheegay iney isla soo qaadeen sidii nabad looga abuuri lahaa Somalia iyo gaar ahaan magaalada Muqdisho iyo ku dhaqanka sharecada Islaamka.

 

Madaxweyne Shariif ayaa sheegay in dhamaan kulamadaasi ay ahaayeen kuwo yididiilo badan leh oo guul ku dhamaaday, isla markaana si weyn looga taageeray Dowladda Somalia wuxuuna dhinaca kale madaxweynuhu tacsi u diray bahda warbaahinta Somaliyed gaar ahaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday marxuum Saciid Tahliil Axmed oo dhowaan kooxo hubeysan ku dileen magaalada Muqdisho, wuxuuna ugu baaqay bahda warbaahinta iney dhabar adeygaan.

 

“Dadkii aan la kulmay waxaa ka mid ahaa qaar ka mid ah madaxda muqaawamada ka soo horjeeda Dowladda, kuwo kalena si dadban ayaan u wada hadalnay haddii ay ahaan laheyd telefoon iyo u kala dab qaadid intaba meel aad u wanaagsan ayeyna hadda wadadalada inoo marayaan” ayuu yiri Sheekh Shariif Sheekh Axmed madaxweynaha Somalia oo ka jawaabayey su’aal la weydiiyey oo aheyd warar soo baxay oo sheegaya inuu la kulmay qaar ka mid xoogaga Al Shabaab iyo xisbul Islaam.

 

 

Cabdishakuur Cilmi Xasan

cabdishakuur48@live.com

 

 

dayniilecom@hotmail.com

deyniilenews@yahoo.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

There are pictures of Sheekh Shariif holding hands with
Qaybdiid
and the likes circulating on somali news websites, such wisdom to forgive warlords and bring them into the fold for the sake of peace, must be applied to the more deserving somalis who shed their blood in honour of their mother country and who earned the respect of many.

Hopefully those that matter will understand that!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this