Sign in to follow this  
Saalax

Oog attacked by SSC?

Recommended Posts

^ :D

 

To Xaaji Marduuf:

 

Haye calanka lagarey-- laakin ma ii sheegi kartaa dadka masawirada ka dhex muuqda yey yihiin? ma habraha reer marfash miyaa, mise waa daraawiishta reer sool?

 

Caqli xumidaada, waa waxaad ulasoo shir tagtey dhisma xuna uu Xaabsade iyo ilma adeeradiis oo Daraawiish ah ey ka dhisteyn magaaladooda oo aad moodey rinjiga iyo calanka ey kuu sureen meesha inuu daacaad ka yihiin. War alwaax yahow, nimanku wey idiin qayileyn oo lacag been been ah ayee rabaan iney idiinkaga cunaan ee lacagaha qaadka aad ku iibsataan yayna shortage idinka gelin-- Nimankaan Illahay keliya ayaa iimaankooda kabi karee! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Mr. Somalia:

^
:D

 

To Xaaji Marduuf:

 

Haye calanka lagarey-- laakin ma ii sheegi kartaa dadka masawirada ka dhex muuqda yey yihiin? ma habraha reer marfash miyaa, mise waa daraawiishta reer sool?

 

Caqli xumidaada, waa waxaad ulasoo shir tagtey dhisma xuna uu Xaabsade iyo ilma adeeradiis oo Daraawiish ah ey ka dhisteyn magaaladooda oo aad moodey rinjiga iyo calankey ey kuu sureen meesha inuu daacaad ka yihiin. War alwaax yahow, nimanku wey idiin qayileyn oo lacag been been ah ayee rabaan iney idiinkaga cunaan ee qaadka yuu shortage kaa gelin, nimankaan Illahay keliya ayaa iimaankooda deeqee!
:D

Aniga meesha qabsaday ciidankayga haysta calankayga ka tagaan nidaamkayga ka shaqeysta meyeen pirateski dagaalami jiray ma cabsi ba idin hellay war dagalaama ambaydanba dhiman ba weydaane eh :D Meesha mamuulka budhcad badeedka eeh bahluulsan ba ka talin jiray walaga fiiqay iyaguna taw bay yidhaheen oo meel jaan iyo cidhib ay dhigeen lama hayo,, mr somalia aya wali ka had hadal haya iyaguna sadex sanno ka bacdi wali hadal laga ma hayo , waliba faroole somaliland babu amaan kala daala maalinkaasta. marka Mr somaliyow goormaad dagaalamaysin oo aad xabbad soo qaadaysan xita nimanki is yidhi bal ka kiciya somaliland laascanood wayidinki u diiiday inay Dalkina ka soo duulaan :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

The secessinists are in trouble, their good relations with Ethiopia is fragile, the SSC movement is gaining momentum and are recruiting and rearming heavily, the Awdal regions is rebelling. The test of is on Siilaanyo to deliver. I forgot to mention the ONLF incident.

 

No wonder Gaboose has repeadly called for cooperation with Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Emperor:

The secessinists are in trouble, their good relations with Ethiopia is fragile, the SSC movement is gaining momentum and are recruiting and rearming heavily, the Awdal regions is rebelling. The test of is on Siilaanyo to deliver. I forgot to mention the ONLF incident.

 

No wonder Gaboose has repeadly called for cooperation with Puntland.

There is no Trouble my friend Ethiopia and somaliland are close allies and the diplomatic relations between the two countries is better then ever. And i am not aware of any awdal rebbelion i don't know where you get your news as for the Khusuusi well they are still where they were last year Which is buhoodle

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Xaji_Xunjuf:

quote:Originally posted by Mr. Somalia:

^
:D

 

To Xaaji Marduuf:

 

Haye calanka lagarey-- laakin ma ii sheegi kartaa dadka masawirada ka dhex muuqda yey yihiin? ma habraha reer marfash miyaa, mise waa daraawiishta reer sool?

 

Caqli xumidaada, waa waxaad ulasoo shir tagtey dhisma xuna uu Xaabsade iyo ilma adeeradiis oo Daraawiish ah ey ka dhisteyn magaaladooda oo aad moodey rinjiga iyo calankey ey kuu sureen meesha inuu daacaad ka yihiin. War alwaax yahow, nimanku wey idiin qayileyn oo lacag been been ah ayee rabaan iney idiinkaga cunaan ee qaadka yuu shortage kaa gelin, nimankaan Illahay keliya ayaa iimaankooda deeqee!
:D

Aniga meesha qabsaday ciidankayga haysta calankayga ka tagaan nidaamkayga ka shaqeysta meyeen pirateski dagaalami jiray ma cabsi ba idin hellay war dagalaama ambaydanba dhiman ba weydaane eh
:D
Meesha mamuulka budhcad badeedka eeh bahluulsan ba ka talin jiray walaga fiiqay iyaguna taw bay yidhaheen oo meel jaan iyo cidhib ay dhigeen lama hayo,, mr somalia aya wali ka had hadal haya iyaguna sadex sanno ka bacdi wali hadal laga ma hayo , waliba faroole somaliland babu amaan kala daala maalinkaasta. marka Mr somaliyow goormaad dagaalamaysin oo aad xabbad soo qaadaysan xita nimanki is yidhi bal ka kiciya somaliland laascanood wayidinki u diiiday inay Dalkina ka soo duulaan
:D
Xaaji, kaadaab weynaaday ayaad tahay. :D

 

Waxaad tiri,"Aniga meesha qabsaday". Waa been cad. Xaabsade oo laaluush u bareerey ayaa Las Caanood qabsadey oo haysta.

 

Waxaad tiri,"calankayga ka tagaan nidaamkayga ka shaqeysta": Calanka iyo nidaamka aad sheegaysid, Xaabsade iimaan la'aan iyo nasab xumo darteed ayuu idiinku suray oo adiga iyo habraha kula dhashey, xinniinyo aad dhul Daraaawiish leeyihiin-- calan iska daayee-- gambo aad ku surataan Eebe idima siin. :D

 

Waxaad tiri,"pirateski dagaalami jiray ma cabsi ba idin hellay war dagalaama ambaydanba dhiman ba weydaane eh": War Xaaji, pirateku tooda ayee baryahaan ku mashquulsanyihiin oo wakhti ey is ceerceersiga iyo is-qabqab siga Daraawiishta ey ku dhex galaan ayee waayeen, waayo pirateku ma badweynta ayee ganaaxaan, mise TFG-da ayee xaqqooda u doontaan, mise buuraha Galgala ayee ka hurgufaan argagaxiso? Xaaji, qof walba wuu ujeeda afaaraha Daraawiishta Pirateku ineynu wakhti uhayn, ee maxaad isku yeel yeelaysaa? :D

 

Aakhiran, waxaad tiri..."marka Mr somaliyow goormaad dagaalamaysin oo aad xabbad soo qaadaysan xita nimanki is yidhi bal ka kiciya somaliland laascanood wayidinki u diiiday inay Dalkina ka soo duulaan":

 

Xaaji, runta hadii laga hadlo; Pirate yada, hadaad tihiin habraha reer marfash, inaad isku soo jeedisaan ma fiicna. Waayo nimaankaan Pirateka-ah, qofkii isku soo jeediya, balaayo ayee isku soo jeedinayaan. Waxaa tusaale kugu fillan taariikhda ummada Soomaliyeed oo ku tusaysa reer Puntland manaxayaal iney yihiin oo wixii gardarraysta dhagaha ku dhuftaan. Marka, adiga maadaame aanu saaxiibo nahay, waxaan kuula talinayaa, hadaad tihiin reer marfash, inaad habayn walba ku duceysatid nimaankaan Pirateka ah iney badahooda iyo ganaax jaridtooda ey ku ekadaan oo ey marfashyada sidii kaneecadii idinku buufin kimiiko. Awalba idinku marqaansaana hadii sun kaneeco la'idiinku kor daro, maxaa idinka haraya? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ saaxibow kaftanku qoladiina budhcadbadeedka wuu idinka xiidhanyahay maalintad xiiniyo iska baadhaan oo aad dagaal so qaadan oo aad noo soo badheeedhan. ayaanu wada hadli markaad leedahay piratsku toodi bey ku mashquulsanyihin Marka ,,marki hore ba dan kamaad lahayn dhulkan ka qabsaday wayahay eeh arimihina iska watta, piratski beryahan duco uun ba ka so hadhay waan idin duceynaya maxay tahay inan ku sii qabso ku duceyso wayahay eh lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

^

Marmar sidaan caadi kuula sheekaysanoyo ayaan soo xasuustaa caqli xumidaada iyo nin marqaamaya inaad tahay.

 

War i dhagayso: Anaka iyo idinku wax naga dhexeeyaaba majiro! Isku deegaan ma'aanu nihin, isku dhaqan ma'aanu nihin, xataa marmar isku diin ma'aanu nihin(anagu dad muslim ah ayaan nahay oo Illaahay iyo Rasuulkiisa ixtiraama)--marka wax naga dhexeeyaaba iska yar. Horaynah ayaan kuugu sheegay, dhulkaan aad ku faanaysid oo aad ku qarowdey inaad leedahay, nimankii lahaa waa joogaan oo waa kuwaan jabhadaha iyo ciidamada la rigrigleenaya meel walba bal orodoo iyaga xal u hel.

 

Iyagaaba tabar u la'dahayee, furunto kale maxaad u doondoonaysa? Siiba furunto haraagii dhafoor qiiqqii SNM-ta waayihii aasaaskooda xaarka ku dhajiyey! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Mr. Somalia:

^

Marmar sidaan caadi kuula sheekaysanoyo ayaan soo xasuustaa caqli xumidaada iyo nin marqaamaya inaad tahay.

 

War i dhagayso: Anaka iyo idinku wax naga dhexeeyaaba majiro! Isku deegaan ma'aanu nihin, isku dhaqan ma'aanu nihin, xataa marmar isku diin ma'aanu nihin(anagu dad muslim ah ayaan nahay oo Illaahay iyo Rasuulkiisa ixtiraama)--marka wax naga dhexeeyaaba iska yar. Horaynah ayaan kuugu sheegay, dhulkaan aad ku faanaysid oo aad ku qarowdey inaad leedahay, nimankii lahaa waa joogaan oo waa kuwaan jabhadaha iyo ciidamada la rigrigleenaya meel walba bal orodoo iyaga xal u hel.

 

Iyagaaba tabar u la'dahayee, furunto kale maxaad u doondoonaysa? Siiba furunto haraagii dhafoor qiiqqii SNM-ta waayihii aasaaskooda xaarka ku dhajiyey!
:D

Aniga waxba excuuse iyo reason ha i raadiin dhulka waad ka talin jirtay maantana kama talisid wa so simple adeer mala fahanka kugu yar eeh dhul aad ka talin jirtay hadanad maanta ka talin dee walaga qabsaday mamuulkaagi na waxba wa kaqaban wayey awood bu u wayeye siidan is yidhi, is that simple saxib waxba ha cadhoon oo ha odhan wanu idinka diin jecelnahay , umaduhu kala siyasad fiican kala mallatary adag kala xiiniyo baddan :D

 

Inanay waxba inaga dhaxayn aniga ba hore u sheegey wa waxan dalkayaga u goostay inan noocina dal la yeesho watan hora ta uga tashaday adigana ii markhaati furay inanay waxba inaga dhaxayn :D Gobonimo is afgaranay Maalin danbe uun yaan ku arkin adigu naga daba ooyaya :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^

Usheeg Taleexi! Mr.Somalia baddahiiusu iska sii ganaaxanayaa ee haduu wax isku hayo nimankaan Daraawiish bal meel ha uga soo haro, bakhbakhdana ha yareeyo. :D

 

 

Originally posted by Xaji_Xunjuf:

quote:Originally posted by Mr. Somalia:

^

Marmar sidaan caadi kuula sheekaysanoyo ayaan soo xasuustaa caqli xumidaada iyo nin marqaamaya inaad tahay.

 

War i dhagayso: Anaka iyo idinku wax naga dhexeeyaaba majiro! Isku deegaan ma'aanu nihin, isku dhaqan ma'aanu nihin, xataa marmar isku diin ma'aanu nihin(anagu dad muslim ah ayaan nahay oo Illaahay iyo Rasuulkiisa ixtiraama)--marka wax naga dhexeeyaaba iska yar. Horaynah ayaan kuugu sheegay, dhulkaan aad ku faanaysid oo aad ku qarowdey inaad leedahay, nimankii lahaa waa joogaan oo waa kuwaan jabhadaha iyo ciidamada la rigrigleenaya meel walba bal orodoo iyaga xal u hel.

 

Iyagaaba tabar u la'dahayee, furunto kale maxaad u doondoonaysa? Siiba furunto haraagii dhafoor qiiqqii SNM-ta waayihii aasaaskooda xaarka ku dhajiyey!
:D

Aniga waxba excuuse iyo reason ha i raadiin dhulka waad ka talin jirtay maantana kama talisid wa so simple adeer mala fahanka kugu yar eeh dhul aad ka talin jirtay hadanad maanta ka talin dee walaga qabsaday mamuulkaagi na waxba wa kaqaban wayey awood bu u wayeye siidan is yidhi, is that simple saxib waxba ha cadhoon oo ha odhan wanu idinka diin jecelnahay , umaduhu kala siyasad fiican kala mallatary adag kala xiiniyo baddan
:D

 

Dhulka aad ka hadlaysid, boqol jeer baan ku iri; niman Daraawiish la dhaho ayaa iska leh, oo ikhyaar iyagaa u leh iney ama muumulka Puntland ka mid ahaadaan, ama ey ku biiraan kan Marfashland ama gooni iskugu tashadaan. Taas weeye tan adiga kaa dhaadhici la'. Adigu waxaad rabtaa, isqabqabsiga qowmiyadda Daraawiish, oo maalin dhow lasoo afjaro doono, inaad naf ka dhigatid oo aad ku faantid, laakin ogow mar dhow Daaraawiishtu hal meel bey kasoo wada jeesanayaan, oo badankood waa mideysanyihiin, walow xoogaa yara oo caadaqaatayaal ah ey weli hargaysa marfashyadeeda laga soo saari la'ayahay. Xaaji, waad ogtahay hadaan indhaha ka qabsanayn oo dhagahana aada ka fureesanayn, dhanka ey aakhirka ka soo wada jeesan doonan dhankuu yahay(READ: Daraawishland will reamain always remain an integral part of the republic of Somalia :D )--marka boolaxooftaynta raqiiska ah iska sii wado, yaa kharab!

 

Inanay waxba inaga dhaxayn aniga ba hore u sheegey wa waxan dalkayaga u goostay inan noocina dal la yeesho watan hora ta uga tashaday adigana ii markhaati furay inanay waxba inaga dhaxayn
:D
Gobonimo is afgaranay Maalin danbe uun yaan ku arkin adigu naga daba ooyaya
:D

War Xaaji, runta hadii loo hadlo qof kala jecel majiro hadaad goosataan labada marfash oo Hargaysa iyo Burco ku yaal. Marka, by all means go ahead and secede your little habar enclave anytime you like. Just stop claiming pretending the Daraawiish people's lands also would like to do the same, because they too, like us, sure as hell, have nothing in common with you or your wretched little clan triangle. Besides even if you were able to successfully secede ONLY your tribal lands from Somalia-- dad kale jecel majiro oo waxaan diin nacayb iyo high AIDS rate aad nagala maqnaan doontaan majirto. icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mr somaliya anigu darwiish iyo waxas aad sheegeysid ma aqaaan dhulkaan wa somaliland ciidi sii sharaf leh ugu noolanaysa nidaamkan aan so dadjiye wa welcome ciidi kalle waad ogtahay anagu hadalkayagu wu cadyahay dadka guura dhulku marnaba ma guuro, so sida ula ma socotid. cidi dhulkaan haysan jirtay anigu waxan oga Buun buuniland iyaguna waka gaabsadeen oo wa naga baqeen :D oo , waxa yidhahdeen anagu dagaal ma naqane eeh Nimanka somaliland iska ma celin karne anagu halkayagan baanu iska joogayna. Inta kumey deyn kuwey leedahay waan diifaaci laha Mr somalia ayuu saaxdheer ku gumaadaya wa cayudibilah. shalay ba xita dagaal ka dhacay dadki laga sugeyey inay gobolka sool inay ku dagaalaman hab mamuul iyo hab dawli ah. bay intay Gurigi garaad jamac hor istageen bey dagaal ku qadeen. Anigu dhulkan waan goostay From lawyacade ila yoocade Cid iskay hortaagtay na jidho Boowe :D Mid isku afgaranay inanay dhaqan inaga dhaxayn calan inaga dhaxayn taarikh inaa dhaxayn isir Inaga dhaxayn intaasi ba wa runta layano diintu wa ti islamka waynu wada aminsanahay anigu halka gaadhi mayo Marka doodi wanu isku af garanay :D

 

Taleexi adigu maalinba iso yara dhun dhuumo oo marba xabbad meel yar ka so rid markana buhoodle isku qari hadanaan ku helin :D

 

Dalka la isku haysto ba wa dagaladini bu yidhi ninki jiray :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

xaaj xunjuf,

 

dagaalka cagaarane waa dagaal daaqsin iyo ceelal laysku haysto, waana dagaal reer miyyi u dhexeeya, carab iyo ilko baa iskugu dhow iyana waa is qaniin tii weeye. kan Oog waa dagaal daraawiish han wado iyo snm tiiyo dawlad is mooday u dhexeeya, wax daaqsin ka weyn baa laysku hayyaa, oo waa dagaal midnimo lagu xaqiijinayo, gooni isu taag iyo cuqdada xaggeer yuururtana lagu cayrinayo :D

 

marka xaaji arrimaha ha isku qaldin. mansab puntland sadaqo maaha, laysmana siiyo, oo waa xeelad iyo xulafaysi, kii cuqdad uga dudaa, waa ni laciifnimo hayso. xaggeer puntland dhib aan PIS ahayn kama jirto, daraawiishtuna iyagaa caarad ka ah arrimah SSC ka socda, ee saa u fahan.

 

Midda kale warar aan hadda helay waxay sheegayaan wax daraawiishta iyo inta jecel ku farxaan, qoloda reeraha danbigii ina Siyaad galay ku kala raraysana ka naxaan. Idiinse sheegi maayo oo war jiraaba cakaaruu imaan :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Oo Xaajiyow haddaan marba ku caydh caydhsado, dabadeedna Buuhoodle isku qariyo sow anigu ma heli karo, teeda kale dadkaa guura baa tidhi ee dhulku ma guuro, markaa labadeena kee baa ku habboon inuu guuro?, tashuushka reer tolkay nagu kala dhex jira, waa shu'uuno daakhileed ee taana sidaa ula soco. Sidaas iyo Jimce wanaagsan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this