Sign in to follow this  
Saalax

Oog attacked by SSC?

Recommended Posts

Saalax   

Thankful, so when is pirateland going to try and liberate las anod? it has been 3 years now and still under somaliland control, somaliland wax ka maqaan malaha they have all the major cities of somaliland under control, Borama, Hargeysa, Burco, Erigavo, Las anod, Berbera, that says alot ;) .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Thankful:

quote:Originally posted by AfricaOwn:

Thankful, what's puntland role? Why are they sitting back in garowe? I thought they were also claiming Sool? Your vice President is the most pathetic for not attempting to do something.

Somalia claims Sool, not Puntland. The situation cannot be solved through armed conflict. The SSC is proving this with their constant attacks. Just like Habsaade was convinced to switch sides, so did Lascaanod.

 

There has nothing to "do" with Puntland that is why the SSC never targets Puntland. We are not viewed as the aggressors. They have specifically said on foreign media outlets they will engage in fighting until you vacate their land and that is what they are doing.

 

Puntland position is very wise, stay clear of this internal issue and focus on the rest of state, because at the end of the day the SSC wants to be part of Somalia and so does Puntland.
1. you're basically saying that puntland is not claiming to sool. Have you seen your break-away state map?

Share this post


Link to post
Share on other sites

A khadar adeer dhulka wa ka so fuuri jiray ciyari wa gali danbe ha ii dan dansan somaliland shacabkeeda bay u tudhaysa iyo inay ka dhex dagaalanto guryaha shacabka. laakin jabhada inay cagta marinayso muran kama jiro , wamaxay noohdu sidad somaliland iskaga fogeyneyse baad xita lahjadi is tidhi badal lol :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

^ Lol @somaliland shacab keeday u naxaysa. You very hilarious some times. Buhodle shacab somaliyeed baa joog not somaliland shacab marka sheeko kale mahaysaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Africanown,

 

It's like saying California claims Los Angeles. When only the U.S can really say that because they are the Federal Gov't.

 

Puntland an Sool are all regions within Somalia. Both have government officials in the Federal government.

 

The difference between your secessionists enclave is that you are claiming that you along with Sool are an illegal independent country.

 

Libaahe,

 

Lascaanood is not under your enclaves control, when your president visits there then I will admit it is.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland oo si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Laascanod Daawo Sawirada

Written by Qarannews.

Apr 02, 2008 at 11:52 AM

 

 

 

Laascanood(Qaran)-Wefiti balaadhan oo uu hogaaminayo Maxadwayne Kuxigeenka Jamhuriyada Somaliland Mudane Axmed Yusuf Yasin

 

Ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool, imaatinka weftida uu hogaaminayey M/kuxigeenku ayaa in dhawaydba laga sugayey Laascaanood iyo Gobolada Bari ee Somalilandba.

 

Ujeedada Socdaalka wefdigan ayaa lagu sheegay inay la xidhiidhi Dib u dhiskii gobolka Sool iyo u kuurgalka abaaraha ba’an ee ka jira gobolada Bari ee Somaliland taas oo ay hada masuuliyiinta Somaliland isku dayayaan sidii ay wax ugu qaban lahaayeen dadwaynaha ay dhibaatadu ka soo gaadhay abaaraha sii fidaya.

Weftida ayaa waxay ka koobnayd Golaha wasiirada, Golaha Wakiilada iyo Siyaasiyiin kale oo uu ka mid yahay Muadane Ahmed Abdi Xaabsade,

 

 

 

 

Mid ka mid ah baabuurtii soo galbisay madaxweyne ku xigeenka iyo waftigiisa oo ay saaranyihiin qaar ka mid ah ardayda dugisyad magaalda Laascanood oo iyagu ka mid ahaa dadweynihii maanta sida balaadhan u soo dhaweeyay madaxweyne ku xigeenka.

 

 

Ali Maxamed Warancade oo ah wasiirka duulista iyo hawda, wasiiru dawlaha arimaha gudaha soo dhawayntii waftida ayaa waxaa ka qayb qaatay dhamaan shacabka oo aan u kala hadhin ayaan orankarnaa iyo ilaa 150 gaadhi oo kala duwan ayaa lagu soo dhaweeyay iyo

 

caleemo qoyan iyo calanka Somaliland oo caruur iyo cirooleba ay ruxayeen, maanta waana masuulkii ugu sareeyay ee xukumada Somaliland ka socda ee booqda magaalda Laascanood, tan iyo intii ay mar labaad ay magaalada Laascanood soo gashay gacanta xukumada Somaliland, sideedaba magaalda Laascanood ayaa ah magaalo ka mid a magaalooyinka Somaliland, dhaqan ahaan deegaan ahaan intaba waxa ay la wadaagtaa magaalooyinka kale ee Somaliland, dadweyanaha reer Laascanoodna maanta waxa ay muujiyeen soo dhawayn iyo gacmo furan, taas badalkeedana waxa laga sugayaa dhamaanba shacabka iyo xukumada Somaliland oo balan qaaday in ay gobolka Sool soo gaadhsiin doonaan gobolada galbeedka oo iyagu horumar aad u balaadhan sameeyay.

 

 

Madaxwayne kuxigeenka iyo weftida ayaa ku degey Hotel Xamdi halkaas oo uu

 

Maxadweyne ku xigeenku qudbad gaaban ka jeediyey khudbadiisiina waxaa ka mid ahaa sida uu uga mahad celiyey sida ay u soo dhaweeyeen Shacabka magaalada Laascaanood, wuxuu kale oo sheegay Md/Axmed Yasin in ay u socdeen sidii ay wax uga bedeli lahayen raadiikii Maamulkii hore ee Puntland balse ay Gobolkiiba uu Abaar baaxad wayn ku jiro sidaas awgeeda ay arinta Abaara iyo Biyaa la’aanta ay wax ka qabanayaan hada,wuxuu kale oo uu sheegay M/wayne ku xigeenku dad intii isku dal ah ba ay isku dad tahay isku DAWLADNA tahay maraa aanan anigu sheegan karin Soomaalida Jabuuti,ta Kililka Shaan ee Ithoobiya ama konfurtaba.

 

Waxaa kale oo Xafladii ka hadlay Odayaal dhaqameen waxaa ka mid ahaa Caaqil Saleebaan Caabi (Bagaf),Caaqil Cali Maxmed Kaarshe iyo Caaqil Maxmaed C/laahi (Gadhyare),sidoo kale waxaa ka hadlay Uruuro Sama falka iyo Qaybo kale oo Bulshada ka mid ah.

 

Waxa sidoo kale maanta ka mid ahaa odayadii madaxweyne ku xigeenka iyo waftigiisa aad ula hadlay mid ka mid ah odayda reer Laascanood oo yidhaa Saleebaan Cabdi (Bagaf), oo isagu ka mid ahaa odaydii sida aadka ah ugu ololayn jiray maamulkii Puntland, waxa aanu sheegay in ay soo arkeen maamulkaasi, xagan Laascanoodna ay tahay magaalo ka mid ah Somaliland, maamulkii horena saaristiisii ay iska kaashadeen shicibka iyo xukumada Somaliland, oo aan aan anigu ka mid ahay, waxa aan soo dhawaynayanaa xukumada Somaliland, waxa aananu eegi doonaa waxa ay noo qabato oo aan ku qadarin doono ayuu ydhi oday Bagaf, oo hada aad ugu ololeeya qadiyada Somaliland, kana mid ahaa odaydii soo dhaweeyay madaxweyne ku xigeenka iyo waftigiisa.

 

 

Madaxwayne ku xigeenku wuxuu tegey goob kala duwan sida Xarumaha Gobolaka iyo Dawlada hoose sidoo kale wuxuu gaadhey Jiida hore ee Ciidanka Qaranka ka dibna wuxuu ku soo noqday Hotle Xamdi halkaas oo kula shirayo qaybaha bulshada, iyaga oo mamulka gobolka ku wareejin doona raashin iyo hawlihii biyo dhamiska ee loogu talo galay goobaha ay abaaraha xoogani ka taaganyihiin, caawimadana ma aha tii ugu horaysay ee xukumada Somaliland ay soo gaadhsiiso gobolka Sool, waxa hore ay xukumadu raashino iyo daawooyin ugu deeqday ama keentay gobolka, iyada oo xiligan uu cisbtalka magaalada Laascanood uu ka soo kabtay daawo laantii ku habstay xiligii ay maamulka Puntland ay maamuli jireen.

 

Lama oga ilaa xiliga ay ka ambabaxayaan weftidu Gobolka Sool balse waxaa la sheegay in ay ku laabanayaan magaalada Caynabo ka mid ahayd Goboladii la magacaabay dhawaan halkaas oo ay weftidu Xaflad ka qaybgelayaan sidoo kale waxay marayaan Gobolka Buuhoodlle, wararkale ayaa sheegaaya in madaxweyne ku xigeenka iyo waftigiisu ay toos ugu ambaba bixi doonaan gobolka Sanaag oo uu socdaalkoodu uu ka midyahay in ay soo maraan ama tagaan goobaha abaaruhu wax yeeleeyeen ee biyo dhaamisku ka socdo taasi oo ay xukumadu si balaadhan uga qayb qaadanyso xiligani.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Libaahe,

 

give it a rest. I thought after the (s)elections in which the president was not even able to visit Lascaanood to campaign, I had proven my point.

 

Xaaji,

 

The vice pres? why didn't you bold the part where it says "Sawirada." Anyways, we are talking about the President...you know the highest leader your enclave has!

 

Give it a rest!

 

I would not be bragging Lascaanood was in my control if the last time my president was there he got chased out. If you have had it since 2007, why then hasn't a President visited?

 

You know or at least he knows, exactly what will happen to him if he did.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Los Angles is a city and the state is California...basic shit right?

 

Of the following:

Garowe

Las anod

Bosaso

Bhadan

Erigavo

 

Puntland state claims what cities?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Xaji_Xunjuf:

Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland oo si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Laascanod Daawo
Sawirada

Written by Qarannews.

Apr 02,
2008
at 11:52 AM

 

Psst! Xaaji Marduuf, over here. Lets not start deflecting the fact Mudane Siilyaanyo, as alleged by Thankful as an established matter, cannot visit Las Canood(a supposed marfashland city), by recycling old propaganda from 2008.

 

We all know that Siilaanyo has never set foot on an inch of Las Caanood soil in the past. He never did during his most recent campaign against the *mugger-extraordinaire, and like Thankful, I'm willing to bet that he will NEVER EVER lay a foot in the future, on such a hallowed precinct as Las Caanood is for the Daraawiish peoples.

 

Now try posting something a little bit more convincing than your usual claptrap, you mewling propagandist! :D

 

 

P.S

* mugger-extraordinaire a.k.a NSS thug Riyaale Kaahin

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Mr. Somalia:

quote:Originally posted by Xaji_Xunjuf:

Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland oo si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Laascanod Daawo Sawirada

Written by Qarannews.

Apr 02,
2008
at 11:52 AM

 

Psst!
Xaaji Marduuf
, over here. Lets not start deflecting the fact Mudane Siilyaanyo, as alleged by
Thankful
as an established matter, cannot visit Las Canood(a supposed marfashland city), by recycling old propaganda from 2008.

 

We all know that Siilaanyo has never set foot on an inch of Las Caanood soil in the past. He never did during his most recent campaign against the *
mugger-extraordinaire
, and like
Thankful
, I'm willing to bet that he will NEVER EVER lay a foot in the future, on such a hallowed precinct as Las Caanood is for the Daraawiish peoples.

 

Now try posting something a little bit more convincing than your usual claptrap, you mewling propagandist!
:D

 

 

P.S

*
mugger-extraordinaire
a.k.a NSS thug Riyaale Kaahin
Siilaanyos and his visit to laascaanood. you lost the bet pirate :D

 

Diiwaangelintii oo Ka Bilaabatay Laascaanood, Siilaanyo oo Ku Sugan & Axmed Yuusuf oo caynabo Ku hakaday

Friday, 02 January 2009 12:16 xusen Ololaha Diiwaangelinta ayaa maanta ka bilaabanaya guud ahaan gobolka Sool, iyadoo ay xalay halkaasi gaadhaya kolonyo gaadiid ah oo gaadhaysa 100 oo ku raran agabkii loo adeegsanayey diiwaangelinta Sool & Buuhoodle, & shaqaalaha hawshaasi fulinaya qaarkood, waxaanna horeba magaaladaasi u gaadhay gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Kulmiye Axmed Siilaanyo halka madaxweyne ku xigeenka Axmed Yuusuf yaasiin uu isna ku sugan yahay Caynabo oo ku sii jeedo dhinaca laascaanood.

 

Gobolka Sool ayaa la filayaa inay diiwaangelintu ka bilaabanto ilaa 160 goobood oo ku yaala gudaha gobola Sool iyo Degmada Buuhoodle oo Komishanku ka soo reebay gobolka togdheer balse raaciyay gobola Sool, hase ahaatee ay tirada dadka Buuhoodle iska diiwaangeliyaa lagu kabi doono tiradii iska diiwaangelisay gobolka togdheer.

 

Sidoo kale gobolka Sool ayaa ah gobol aanay inta badan ka dhicin doorashooyinkii Somaliland ka qabsoomay, iyadoo ay gacanta ku hayeen maamulka Puntland marka laga reebo deegaamo dhawr ah oo Somaliland ka talinaysay, balse Dhawr iyo toban bilood ka dib oo Xukuumadda Somaliland la wareegtay talada iyo gacan ku haynta gobolkaasi ayaa laga hirgelinayaa hadda diiwaangelinta Codbixiyayaasha.

 

Allhawd.com

 

Laascaanood

Share this post


Link to post
Share on other sites

^

Xaaji, not only are you a mewling propagandist, but also unreasonably rigid in the face of facts. You know you can't fool anyone by posting such garbage, no matter how often you try.

 

Goebbels' philosophy that stated, "if you tell a lie big enough and keep repeating it, people will eventually come to believe it", may have fooled the German masses of the 40's, but Xaaji, this is 2010 and we are Somalis and for the most part, very discerning by nature. Therefore, no one is gonna believe this nonsense about Siilyaanyo had the gall to set foot in Las Canood, because it never did happen. So don't let proving the unprovable put a damper on your marqaan high. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

he did in jan the second in 2009 during the voter registrations it was posted by all kind of websites. But you can believe what ever you want Somaliland owns sool, and the pirates got owned

Share this post


Link to post
Share on other sites

^

That is rubbish, Xaaji. You're blowing hot air as usual. Marfashland DOES NOT own Sool. Sool belongs to the Daraawiish people, who have it as we speak. As for the pirates, well( :D )...we own the high seas and you can thank us for the unusually high prices in Marfashland, which are clearly affecting your marqaan incapacitated lifestyle. After-all, pirates are all about making money, whilst you are all about peddling hogwash and hearsay and claiming other people's lands, when the only thing you've ever owned is a stinky cockroach infested marfash. :D

 

 

Xaaji, this is me, the pirate, making money against the odds.

 

633846446934957090-imrich-t2.jpg&t=1

 

And this is you grazing at your favorite fadhi-kudir marfash...

qat22.jpg

 

So now tell me... who of the two us is having a ball, however subjective the question maybe? :D The Pirate or the Marfashlander? :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

No amount of you talking about qaad and mirqaan will get you back the land i took from you :D iska mirqaan saaxib ka jiidhi mayo

In the mean time

 

Ku raxayso

2hwoar8.jpg

 

 

s2qybc.jpg

 

2ce2bev.jpg

 

1zwffbk.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this