Sign in to follow this  
Suldaanka

Pres. Dahir Rayaale Officially welcomed by the State Department

Recommended Posts

Hunguri   

Pigs might Fly!

If wishes were horses ( a begger like Rayale) would ride :D ! Miskiin calaa xaal. Waar odaygan idinkaaba waxka dhigaya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cige   

Horn,

Stay posted awoowe. More news will be coming soon.

 

This is the NEWS

 

 

 

Yaa ku soo dhoweeyey Dahir Riyaale Washington DC ,Yuuse kula kulmi doonaa Socdaalkiisa Washington.

 

 

Posted on Sunday, January 13, 2008 - 11:21 AM

 

 

Warar been-abuur ah, xaqiiqadana ka fog, oo ay qoreen qaar ka mid ah website-yada ku hadla afka Somalidiidka (SNM) ayaa lagu sheegay in(ina Riyoode) ay soo dhoweeyeen madax sare oo ka tirsan State Department-ka (wasaaradda arrimiha dibidda ee Maraykanka.

 

Sidoo kale waxay website yadani qoreen inuu la kulmi doona madax ka tirsan dawlada mareykanka gaar ahaan State Department-ka.

 

Waxaa intaa dheer in website-yadaas qaakood, ay soo sawireen diyaaradda u’gaarka ah Madaxweynaha maraykanka (Air Force One), oo ay ku tilmaameen inay tahay diraaradii sidey ina Riyaale.

 

Haddaba, warar lagu kalsoon yahay oo aannu ka helnay ilo xogogaal ah, goob-joogna ahaa markii ina Riyaale uu ka soo degey garoonka Dallas airport ee ku yaal duleedka magalada Washington, DC ee caasimadda maraykanka, ayaa noo xaqiijiyey ina Riyaale ay soo dhoweeyeen laba nin oo tagsiileyaal ah, oo ay midna isku hayb yihiin kan kalena uu ka tirsanaan jirey jabhadii SNM.

 

Waxa kale oo la xaqiijiyey in Riyaale aanay dowladda marakanku casumin, balse uu ku yimi dalxiis (tourist visa), sidaa awgeedna aanu dowladda maraykanka ka helin haba yaratee wax soo dhowayn ama qaddarin ah, aan ka’ahayn tixgelinta uu helo qofkasta oo dalka maraykan si sharci ah ku soo gala.

 

Socdaalka Riyaale waxa ugu rajo badan aya la yidhi inuu la kulmo hayado(NGO’s) lacag ku qaata, kuna bixiya inay saboolka ka caawiyaan; iyo isagoo doonaya inuu gacan-maris ku dhofto dad ay isku beelyihiin,halkaana waxaa ka baxay wararkii oranayey wuxuu la kulmayaa amaba u yeedhay dawlada mareykanka.

 

Waxa ay waraku intaa raaciyeen in xitaa gaadhiga lagu qaadayo Riyaale inta uu joogo Washington DC uu soo kiriyeeyey nin u dhashay gobolada SSC, dareewalna (Chuffer) uu uga dhigay wiil uu dhalay oo Chuffer-nimada ku caanbaxay, dhaqanna u leh inuu saacado badan hortaagnaado albaabka hadba ninka uu dareewalka u yahay.

 

Waxaa kale oo warar aannu hoos u helnay sheegayaan in qaar ka soo jeeda beelaha SSC ee deegaanka Washington Area ay kula dhex jiraan beesha ***** waqooyi, gaar ahaan Warsangeli iyo ***********, olole ay ku doonayaan inay odayaal hor geeyaan Ina riyaale iyagoo ku shaqeysanaya inay metelaan beelaha SSC ee agaas Washington DC.

 

Qaybtan sheeganaysa inay ka soo jeedaan degaanka SSC lana kulmi doonta Riyaale ayaa laga soo sheegayaa inay u badan yihiin kuwo ay isku qaddiyadyihiin iyo kuwa uu u filayo inay u nugul yihiin kab-qadminada.

 

Ninkan ku hawlan isu geynta Riyaale iyo odayaasha *********** ee Washington Dc area ayaa la sheegayaa inuu ilaa haatan uggolaansho ka helay afar oday oo aannu magacyadooda soo gudbindoonno haddii ay u badheedhaan kaba-qaadnimada.

 

Fiiro gaar ah: qofkastaa wuu wici karaa hotelka ina Riyaale lagu dejiyey. Kala xidhiidh: Mayflower Hotel Tel: (202) 347-4430 ama (202) 347-3000. Waxaannu ku guubaabinaynaa guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee midnimda danaysa, gaar ahaanna dadka kasoo jeeda SSC inay habeen iyo maalinba si joogta ah u wacaan lambarrada kor ku xusan inta uu Riyaale joogo.

 

una sheegaan ciddii ay lahadlaan sida ay uga xunyihiin inuu hotelka u hoydo ninkaa dhiigga gacmaha ku leh, dhagartana ka galay ummadda Soomaaliyeed.

 

Xafiiska Warqabadka ee Shabakada Carmooyin.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
ADNAAN   

Rayleusa6.jpg

 

Weftigii uu hogaaminayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Daahir Rayaale Kaain, ayaa Maanta oo Sabti ah, bishuna tahay 12-01-08 lagu marti qaaday in la soo tuso meelaha taariikhiga ah ee wax ku oolka aah ee Caasimadda Washington DC. iyo hareeraheeda.

 

Riyaleusa5.JPG

 

Madaxweynaha oo ay horkacayaan ilaalo gaar ah oo Dawladdu Maraykan u qaybisay Weftiga Madaxweynaha Nabadgelyadiisa ayaa la soo mariyey meelo ay ka mid yihiin, Mount Vernon, oo ay ku yaalaan gurigii iyo beertii Madaxweynihii koowaad ee Dalka Maraykanka George Washington, Magaalada Faca weyn ee Alexandria, Togga Potomac ee Magaalada Dhexmara iyo rugta Xuska ee Madaxweynihii hore ee Magaca weynaa Abraham Lincoln, ( Lincoln Memorial) iyo rugta Xuska dadki ku dhintay Dagaalkii Vietnam iyo gobo kale oo muhiima oo ka mida Magaalada Washington DC.

 

Riyaleusa4.JPG

 

Weftiga oo ka soo degay Xalay gegida Diyaaradaha ee , Dulles International Airport, kadib markii ay soo dhammaysteen socdaalkii shaqo ee ay ku joogeen Dalka Boqortooyada Ingiriiska. Waxa Weftiga qolka VIP-ga Madaarka Dulles ku soo dhaweeyay hawlwadeeno ka tirsan Dawladda Maraykanka oo uu horkacayey kal-kaaliyaha ku xiggeenka Wasiirka Khaarajiga ee Dhinaca Africa, Mudane, James Sworn, Saraakiisha habmaamuuska iyo Ilaalada khaashka u ah ilaalinta Madaxda, ( Diplomatic Security).

 

Rayleusa2.jpg

sdwo.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Wax yar ka dib markii ay diyaaradii waftiga madaxweynaha siday soo cago dhigatay, ayaa madweynaha iyo waftigii la socday oo ay hareeraha ka garbinayaan raxan saraakiil ah oo ka kala socotay wasaaradda arimaha dibeda ee dalka Maraykanka (State Department) iyo askarta dhar cadda ah ee ilaalisa wufuuda (uniformed Secret Service) ka soo baxeen qaybta VIP ee Airportka, isla makaana waxa si deg deg ah loogu hubsaday kolonyo baabuur ah oo sugaysay waftiga madaxweynaha.

Alla BALAN BALAYEEEEEEEEEEEEEEEEEEY, bas bas, it hurts to laugh...Feerahaa i dilaaci rabo...

 

As if the State Department and Uniformed Secret Services don't have anything better to do...

 

Yea, why didn't the photographer get any pics of Raanida? Ama isagoo 'State Department' officials la socodo AMA the 'Unifored Secret Service' ey daba ordooyaan? Raanidoo galeyso/kadageyso/ku dhex jirto the claimed 'kolonyo baabuur ah oo sugaysay waftiga madaxweynaha'?

 

War waxaanoo kale waa ceebee hala soo shirtagina...I mean, the story is 'almost' believable, until one sees the pics...Who is the guy, BTW, on the photos?

 

N'way, what Riyaale is doing now, after how ever long, has been done before...Idinkey idunku cusubtahay...Ku raaxeysta... :D

 

BTW, why is that I don't see any mention of his visit on the U.S. Department of State web-site? Hmmmmm...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

This kind of behaviour, putting all eggs in one basket , can have severe consequences, waxaan ka baqayaa kuwa badan in dhakhtarka loola cararo

sidii Waagii Cigaal (Allah ha u naxariistee), markuu soo laabtay, uu yiri aduunyadi dabada bay noo soo jeedisay. smile.gif

 

Niman yahay is dejiya, bahashana naga yareeya, :D

 

 

Ps, Odaygu si fiican buu u dalxiisaya. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

RayUSA20.JPG

 

I wonder where the State Department and the Secret Service are toloow? Hadii larabo hadhoow waxaa nalaga dhaadhacsiinaa naagta masawirka kula jirto inee tahay Condoleezza Rice oo yara naaxday safaleetina wadato...Sheeko... :D

 

Washington daawo dacalada!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Lost money and tickets I must say, by the way this looks a beautifull tour. I already read one article posted by Jamhuuriya on his tour to England. It was all about a dinner party!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Let me go get the magnifying glass, hopefully I'll see the State Department and/or the Secret Service agents better...Maafiish indho meeshaan... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

in the pics shown you saw secrete service you foolish haters stop with the hating lool.

I was wondering how could they show such ridiculous pics. Who are they trying to fool? Their leader goes for a tour of Washington all by himself with no "state department guide"; there's no mention of it on any U.S media including the state department website. Instead they produce suspicious pics. Then I realized, they are using these bogus pics to send back home. Distribute them as propaganda for their cause and most importantly relieve a lot of frustration to show they are making progress towards their dream of independance. These pics are not intended for the Diaspora. You gotta do, what you gotta to do; I suppose.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this