Sign in to follow this  
Juje

Gabadhii Canadian-ka Ahayd Oo Ku Umushay Muqdisho!!!

Recommended Posts

Juje   

Gabadhii Canadian-ka Ahayd Oo Ku Umushay Muqdisho!!!

 

0823Somalia_Missing_400big.jpgthumbnail.php?file=lindhout_682550305.jp

 

Amanda Lindhout oo ah gabar wariye ah oo u dhalatay Canada ee lagu afduubtay wadada Afgooye bishii August ee sanadkii 2008 ayaa maalintii sabtiga ahayd ku umushay magaalada Muqdisho. Gabadhaas oo ay haystaan xoogaga mucaaradka ku ah dowladda ayaa u xayiran madax furasho gaaraysa 2.5 Milyan dollar oo ay codsadeen kooxda haysata.

Horaantii sanadkan ayaa lasoo sheegay inay uur leedahay gabadhaan, mana la garan karo cida u yeeshay uurka iyo qaabka ay ku xalaalaysteen. Xoogaga Islaamiyiinta ah qaarkood ayaa aaminsan in gabdhaha ay ku qabsadaan dagaalada ka socda Somaliya ay u yihiin xalaal oo ay adoonsan karaan, maadaama ay ku qabsadeen Jihaad, halka culumada waaweyn ee Soomaliyeed ay diideen in dagaalada ka socda Somaliya lagu magacaabo Jihaad, ayna xaaraan tahay dadka la banaysanayo dhiigooda, maalkooda iyo sharaftooda.

Ilo ku dhawdhaw xaalada gabadhaas ayaa sheegaya inay dhashay wiil, maalintii sabtiga ahayd loona bixiyay magaciisa Usaama. Dowladda Canada ayaa dhagaha ka furaysatay inay bixiso lacagta madax furashada ah ee loo haysto gabadhaas, waxana hada soo kordhay xaalada cusub oo ah wiil ay dhashay oo aan la ogayn inay qaadan doonto marka laga bixiyo lacagta iyo in laga reeban doono.

 

Source

 

 

Cajiib..! Illahow ceeb astuur..amin!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Wallee Amanda Lindhout habeeno badan toronto way kaga sheekaysaa sida wadan semi-desert ah loogu dhalo, waa haddii Alle nabad ugu celiyo Canada

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^LOOOOOOOL...C'mon Ayoub, why the blue eyes? August 2008 to maalintii Sabtida eheed could be less than 9 months! icon_razz.gif

 

 

Maalin walbaa gabdho Soomaali innocent ah laxoogaa, I don't see waxa special ka ah naagtaan korka cad...Allaha usahlo kuligood...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

"Ilo ku dhawdhaw xaalada gabadhaas ayaa sheegaya inay dhashay wiil, maalintii sabtiga ahayd loona bixiyay magaciisa Usaama"

 

this one is sheeko, but worst cases happened, for somali women

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this