Sign in to follow this  
xiinfaniin

Siilaanyo-Al-soomaali

Recommended Posts

Hogaamiyaha Mucaaradka Somaliland oo boodigoobaya Ra'isulwasare

 

Nairobi, 20 Janaury 2009 Waagacusub Media

 

 

 

Ahmed%20Siilaanyoq.JPG

 

Hogaamiyaha Xisbigga Mucaaradka ee Kulmiye Mujaahid Ahmed Siilaanyo ayaa la sheegay in Ra'isulwasaaraha Somalia loo magacaabi doono hadii ay kursiga Madaxweynenimada ku guuleeysteen sedex Musharax oo u dhashay beelweynta ******,uguna cad cad Murashaxiinta isu diyaarinaya doorasho ka dhacda DJibouti.

 

Hogaamiyaha Xisbi Mucaaradka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Magaaladda Nairobi kulan qarsoodiya kula yeeshay siyaasiyiin ka mida Murashaxiinta Madaxweynenimada sida ay Waagacusub u xaqiijiyeen ila wareedyo muhiima/

Kulanka iyo qorshaha Ahmed Siilaanyo ku jooga Nairobi ayaa la sheegay inuu ka shaqeeyay Milkiilaha Shirkadda Ganacsiga guud ee Dahabshiil Mohamed Said Ducaale oo ay isku heyb yihiin waloow aan la ogeyn ujeedka gulufkiisa siyaasadeed.

 

Shirkadda Dahabshiil oo ka mida Shirkadaha laga leeyahay Jamhuuriyadda Somaliland ee horumarkooda ganacsiga sare u qaaday tan iyo markii laa xiray Shirkaddii Barakaat ayaan la ogeeyn sababaha ku riixday inuu siyaasad ku lug yeesho hasse yeeshee Somalia iyo Somaliland waxaa isbedelada ka dhaca la rumeysan yahay inay garwadeen ka yihiin Maalqabeenada soo baxay ridistii Kacaankii 21 sano kadib.

 

Ku simaha Ra'isulwasaaraha Xukumadda Federalka KMG Somalia Korneyl Nur Cadde oo ka mida sedexda Masuul ee wada hadalada hoose la yeeshay Ahmed Siilaanyo ayaa xaqiijiyay in hadii la doorto uu xal wanaagsan ka gaarayo siyaasadda Somaliland.

" Waxay ila tahay inay Somalia iyo Somaliland ka dhici doonaan Isbedel siyaasadeed,ma ogtahay shirkii Carte in Cabdi Qasim Salaad iyo Mohamed Hajji Ibrahim Cigaal ku heshiiyeen Hargeysa,heshiiskooduna ahaa inuu doorashada uga qeybgalo kadibna ka dhigo Ra'isulwasaarre,micnahu wuxuu yahay inaysan xumeeyn siyaasadda hoose laakiin anigga iyo Ahmed Siilaanyo waanu wada hadalnay"ayuu yiri Korneyl Nur Cadde.

 

Masuul ka tirsan Somaliland ayaa dhaliilay Maalqabeenka Shirkadda Dahabshiil,wuxuuna xaqiijiyay jiritaanka in Ahmed Siilaanyo jaleecayo siyaasada dhanka koofureed.

" Waa Nasiib daro in Shirkadaha shacabka Somaliland ganacsigooda ku bulaalay ,ku noqdaan jalaafo qadiyadda Somaliland,taas waanu ognahay,waxaana noo socda daba gal"ayuu yiri Sarkaalkaan sare ee ka mida Masuuliyiinta Jamhuuriyadda Somaliland.

 

Dahabshiil oo isugu jirta Bank iyo Ganacsi guud waxay Horyaalnimada Xawaalada Somalia heysaa labadii sano ee la soo dhaafay hasse yeeshee hadii ay cadaato inuu milkiilaheeda faraha la galay hoowlo ka dhana qadiyadda Somaliland waxaa la rumeysan yahay inuu ku weyn karo kalsoonida ganacsato iyo Muwaadiniin reer Somaliland u qabaan shirkadiisa,waxaana sidoo kale ay ku noqon kareeysaa sharaf dhac. Hadalka soo baxay ayaa ku beegan xilli Somaliland looga diyaar garoobayo doorashadda Madaxtooyada oo Ahmed Siilaanyo ka mid yahay sedexda Murashax ee u taagan.

Shacabka Somaliland ayaa la rumeysan yahay inay yihiin kuwa moowqifkoodu fogaaday oo aan sina ku aqbaleyn inay dib ula midoobaan koofurta Somalia oo sanado badan dagaalo ragaadiyeen.

 

This is coming from a reporter who reportedly recognized Somaliland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ibti is out of the loop. NGONGE does not know much except way duushay. Jac is a SL official and can only say the official gov. line.

 

We need North to comment on this.

Share this post


Link to post
Share on other sites

LOL@jb is a SL official... I would have believed this had he(siilaanyo)lost another SL election. But this time around, I guess he is only gunning to be the head of the clan and Somaliweyn nonsense :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Gheelle, ponder on my signature.

 

Ibti, you and I are on the same side of the somali equation. Since you are busy studying, i represent you.

 

Where is North?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

LOOOOL @ I represent you. Maa tiidi.

 

 

P.s. I am no longer a "smelly student" Did you miss my party, I sent you an invite. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

^^^No I got several jobs too, ruunta iska sheek and just “gabaad baad tahaye who has bad Somali”, so I'll speak for you icon_razz.gif:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Originally posted by xiinfaniin:

Ibti is out of the loop. NGONGE does not know much except
way duushay
. Jac is a SL official and can only say the official gov. line.

 

We need North to comment on this.

Heh@Norf commenting. Ileen waxba lama socotid, Xaaji. The tables have been turned. Norf waa dhaga cas Dubai caseer ka cabaya. Whenever you want any HOT Siilaanyo News don't be shy to ask me (as Fowsiya would say, Odaygo waa duryaha..or something alone those lines). :D

 

Of course, as far as I know, this is all stuff and nonsense. :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this