Sign in to follow this  
Xudeedi

Garoowe: The Crowd Cheers as Sool Defeats Haylaan, Bari and Nugaal (PICS)

Recommended Posts

NASSIR   

What happened to the indomitable lions of Sanaag this year. They have been eliminated. I heard the Bari team is expected to win it all.

Thanks Xudeydi for the pics.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by miles militis:

Nice,

Good on the Cayn lads,

Did I hear it right the other day, the lads from Cayn trotted all the way from Buuhoodle by way of Laascaanood, and in doing so scarred the living daylight out of the NW bands of pseudo army some of whom abandoned their barracks with everything else behind all the way back to Awrboogays ;--) wow, what a brave souls?

All the way back to awrboogeys? What would they be doing there?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

Ciyaartoyda Gobolka Haylaan Ayaa Dadaal Dheer Ka Gadaal Nasiib Daro Lagu Reebay

 

Garoowe: Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland waxaa taariikhdu markay ahayd 05.12.2009 furmay koobka kubada cagta ee gobolada Puntland. Koobkaan ayaa waxaa soo qaban qaabisey wasaarada Sportiga iyo shaqaalaha, waxayna qeyb ka tahay ololaha nabadeenta ee xukumada iyo hay'adaha caalamiga ay iska kaashadeen.

 

Koopkaan ayaa waxaa lagu marti galiyey dhamaan Sideeda gobol ee Puntland Ka Koobantahay iyadii oo loo qeybiyey laba group, A iyo B. Waxaa dhamaan ciyaaraha u soo daawasho tagaayey boqalaal ruux oo ka mid ah qaybaha kala duwan ee bulshada rayidka, madaxda Puntland iyo marti sharaf gobolada kala duwan ee Somaaliya ka kala yimid.

 

Group A: Haylaan, Sool, Bari, Nugaal

 

Group B: Sanaag, Karkaar, Mudug, Cayn

 

Hadaba maanta ayaa waxaa garoonka garoowe soo buux dhaafshay taageerayaashi u badnaa abid ciyaarahaan dawaada si ay ugu kala hooriyaan labada gobol ee Bari iyo Haylaan.

 

qeybtii hore ee ciyaarta ayaa la is orankaraa way isku dheelatirneyd labada kooxood Ciyaartoodu isla mar ahaataana weerar iyo weerar celis ay ahaayeen, hase yeeshee aan wax goolal aha la kala dhalin.

 

haafkii danbe ee ciyaarata ayaa waxa kooxda highland calaftay rigoore, weeraryahanka gobolka highland mustafe yare oo 8 u sitey gobolkiisa ayaa ka faa'idaysta fursad qaali ah, isagoo si kalsooni leh darba kulul ku aadiyey shabaqa gobolka Bari, goool. Taageerayaasha Gobolka Haylaan ayaa gilgilay garoonka iyadoo sawaxanka cirka isu shareeray.

 

Ciyaartoyda gobolka Bari ayaa rogaal celin caadi ahayn sameeyey, iyagoo weerar aan ka yareen kii Haylaan qaaday. Ciyaartoyga afka horay uga dheelo ee lagu magacaabo Zaki ayaa gool barbar dhac ahi usoo xareeyey. In yar ka gadaal Zaki ayaa mar labaad gool kale xareeyey. Sidaas ayey gobolka Bari ciyaartii maanta xiisaha badneyd ku raysay.

 

Gobolka Haylaan ayaa nasiib daro galabta koobka ka hartay, iyagoo dadaal badan muujiyey intuu koobka socday.

 

Hadaba warbaahinta dhahar-radio oo ku hadleyso magaca saxaafada gobolka Haylaan ayaa u hambalyeynayso dhamaan ciyaartoyda gobolka iyo macalimiintooda, waxaanu leenahay dadaal wacan iyo waa inoo sanad dambe.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

Dhanka kale Kooxaha Group B ayaa si aada isugu dhagan iayadoo Maalinta Bari ay fooda is dari doonaan Kooxaha Mudug iyo Karkaar oo kala heysta Mudug hal dhibic iyo karkaar 3 dhibcood hase yeeshee midna rajooyin wada leh Maadaama qeybtooda ay ugu sareyso Ceyn oo leh 4 dhibcooda.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this