Sign in to follow this  
Cowke

Col. Osman Diyano Refuses To Step Down. Gunshots Heard In Bossaso

Recommended Posts

Cowke   

Col.Cismaan Diyaano oo Diidey in uu Xilka Wareejiyo

March 13, 2010

 

Wararka caawa naga soo gaaraya magaalada Bosaso ayaa tibaaxaya in ay halkaasi ay ka jirto xaalad kacsanaan ah. Arintan ayaa salka ku haysa kadib markii Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxmaan faroole oo xilka PIS-ta u magacaabey Col.Cali Biingo, wareegtada Madaxweynaha ayaa waxaa ku cad in magicii laga bedelay Hay’addii PIS isla markaasna loo badalay PIA, wareegtada kuma cadda in xilkii laga qaadey Agaasimihii Col.Cismaan Maxamuud Cabdullaahi (Diyaano), laakiin waxaa ku cad in magaca laga badalay hay’adda isla markaana masuul cusub loo sameeyay.

 

Wararka aan ka helayno magaalada Bosaso ayaa sheegaya in Cismaan Diyaano uu diidey xilka qaadis in lagu sameeyay isla markaana sheegay inaanu aqoonsanayn wareegtada Madaxweynaha, ayna tahay wax uu ka maqley saxaafadda, sidoo kale galabta ayaa laga dareemaayey dhaq dhaqaaq ciidan magaalada, waxaana ciidanka PIS-tu ay xireen wadooyinka soo gala halka ay degan yihiin isla markaana ay rasaas cirka u rideen. Dhanka kale waxaa heegan la geliyey ciidamo dhawaan magaalada la keenay kuwaas oo ku sugan madaxtooyada Bosaso iyo Dekadda Bosaso.

 

Dhanka kale war aanu ka helnay magaalada Qardho ayaa sheegaya in Col.Cali Biingo oo ah ninka dhawaan Madaxweynuhu u magacaabey agaasimaha PIS-ta in uu dib ugu noqdey magaalada Garoowe kadib markii uu isku dayey in uu u soo talaabo dhanka Bosaso, waxaana gelbinaayey ciidamo ka tirsan maamulka Puntland, wararka qaar ayaa sheegay in ciidanka PIS-ta ee degan Magaalada Qardho ay u diideen agaasimaha cusub in uu u gudbo magaalkada Bosaso.

 

 

Cismaan Diyaano ayaa ahaa agaasimaha hay’adda PIS-ta tan iyo sanadkii 2004-tii, waxaana xilka ku wareejiyey Maxamed Adan Bidaar oo ahaa agaasimihii ugu horeeyay ee hay’adda PIS-ta.

 

Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in wareegtada Madaxweynuhu ay ahayd mid si deg deg ah lagu soo saarey isla markaana loo isticmaalay saxaafadda, Sidoo kale war aan rasmi ahayn isla markaana aan la xaqiijin ayaa sheegay in Madaxweynuhu uu ka noqdey wareegtadii uu ku magacaabey Col.Cali Biingo

 

Abdirisaak Shiino

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

ma nin rer-bari ah ayaa si sahal ah boos looga qaadaa?!! Mu'addin xitaa haddii masaajid laga badalo, xabbad inay bilaabato filo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Osman Diyano is probably remember when Faroole was sacked as Puntland minister he sent gunmen to parliament in protest and he should do the same thing.

 

 

I don't see a difference between what happened in 2006 and now!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

I don't know why President Faroole would not make this change when he was in Bosasso! He should have called Osman Diyaano to come in and told him that he's gone. President Faroole did it in Gaalkayo when he made a lot of changes to that city, he should have done the samething!

 

The PIS headquarters in Bosasso, he should have been in Bosasso when he made these changes!

 

Hopefully this will end peacfully, but the President needs to be in Bosasso if he wants this problem resolved quickly!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

^ Maybe he was afraid. The PIS does have a lot of clout. Who knows how he might have reacted in front of him.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

It doesn't work that way in Africa! Things are far more delicate and they need to be addressed in particular ways. If President Faroole stays in Garowe, I highly doubt Osman Diyaano will step down!

 

In Bosasso you will find Somalis from every corner living there! Including Arabs and Asians. When you leave other Puntland cities for Bosasso you feel like you are entering another country. Garowe is dominated by President Faroole's kinsmen! Bosasso belongs to no one! It's the commerical capital!

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

^you sometimes sound like u r from another planet. What do u think faroole can do if he goes Bosaso? Kick the diano guy out of his office physically?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

He will say it to him face to face, explain why he is being replaced! Hold a press conference etc etc! When Faroole was fired as minister, he didnt accept it! The problem was resolved because the President at that time was in Garowe!

 

This situation is similar!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Originally posted by: Abtigiis & Tusbax

ma nin rer-bari ah ayaa si sahal ah boos looga qaadaa?!!
Mu'addin xitaa haddii masaajid laga badalo, xabbad inay bilaabato filo.

Jaahil caqli-xun sidiisa waad u hadli jirtay. You couldn't comment on the individual without lumping a whole region into your usual offensive disgusting language. Cuqdad lee ha u dhiman.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

^Why do I think you're in cohorts with him on this sweeping insult on entire region and its populace? Must you come in his defense xataa on this level? Have you no shame of insulting mu'adimiinta masaajidada?

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

^LOOL. I am not defending anyone, neither I am for attacking an entire community aka qabiil. I just find it amusing that you generally get very upset when the term bari is mentioned. I don't see u get mad when waqooyi, west or other communities are attacked. Per your profile, u ain't reer bari maxaad nimanka sidaas ugu difaacdaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this