Sign in to follow this  
Jacaylbaro

A/Y TO COME TO HARGEISA FOR NEGOTIATIONS ??

Recommended Posts

^^^Yes, we are facing these two evil men for the time being. Should you not give credence to the argument of the less evil man? Yey argues he brings Mel’s killing machines to resew together the Somali Republic. And Riyaale gets moral and military support from Mel to advance his policies to disunite Somalis and to keep planting the seed of hatred between the various segments of Somali society and among Somalis individuals.

Speaking of hatred, I witnessed, not that long ago, hateful disagreement and family feud between a Somali husband and his Somali wife. Both of them are from Hargeisa and they have five children. The husband is pro Riyaale and the wife is hardcore supporter of Somali unity. When the husband leaves home for work, the beautiful blue flag is on display and soon before he comes back the darned one is brought from under the coffee table. All of the children share value with their mother. When I asked the lady why not support her husband, this is her answer: Waar wey khaldan yihiin. Markii 26kii Juun xoriyadda la qaatay, waxa ay Aaabahay iyo labadayda awoowba u dhaartee dee kaa buluugga ah oo dee beerta xoriyadda laga saaray. Dhaartaas baaba xudduud ku sheeggii Ingiriisku ka tagay bururinaysa…..Timacaddana dee aad baanu iskugu dhownahay…..labadayaduba….

Share this post


Link to post
Share on other sites

SOOMAL, saxib do not generalise. President Yusuf is very popular in his region of Puntland. Thats a fact.

 

Its easy to critice people when you have no alternatives. Yusuf faced terrible opponents from Barre, Aydeed to the clan courts.

Share this post


Link to post
Share on other sites

no way!! Sheikh thats a holly place. u cant have a killer and a britney spears in there!! them folks dont kid around with shame!!

 

remember even the Daraawiish didnt touch them!! they bad to the bone. they dont monkey around!! if u catch my drift...! loool.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

Red

 

They are both Mujrimiin, who are bound to hellfire.

:eek: :eek: :mad: Red you should know better than that, you or anyone else is in no position to determine who is going to hellfire and who is going to heaven, that is misuse of the deen, and shows that you did not understand the deen Even if they die in this current stage, you do not know where they are going, what if they live for another 30years, make tobaah and Allah forgives them? Then what, I understand you hate them, they are criminals, but you should not fall into danbi just because of your emotions.

 

p.s. Take that as a sisterly advise smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
A.J.   

They should not desecrate my beautiful hometown of Sheikh with their disugusting and unwelcome presence. Period

Share this post


Link to post
Share on other sites

Afhayeen u hadlay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Ethiopia Ato Gebide Haile ayaa sheegay in Xukuumada Ethiopia ee sida xalwad ciid laga ilaalinayo gacanta ku sida Maamulka Qawlaysatada Embigathi ay ku tala jiraan inay Cabdilaahi Yuusuf laftigiisa keenaan Caasimada Somaliland, Hargeysa bisha June 26 keeda si uu ugaga dhawaaqo Ictiraafka Somaliland Beerta Xoriyada ee Hargeysa, taasoo ahayd buu yidhi afhayeenku goobtii laga taago calankii ugu horeeyey ee Jamhuurida Somaliland maantana noqon doona halka laga taago calankan cusub ee Somaliland.

 

Ato Gebide Haile wuxuu sheegay in Dalka Ethiopia uu beesha caalamka ka hellay taageero buuxda oo dhinac siyaasadeed ah sidii qorshahan oo u ku tilmaamay rajo soo celintii xasiloonida gobolka 16 sannadood ka dib ay Ethiopia ka go'antahay in Taliska lagu soo dhisay Embigathi ee Cabdilaahi Yuusuf ay ku fadhiisiso wuxuu ku tilmaamay kursi awood badan oo ka taliya dhammaanba gobolada koonfurta Soomaaliya, Somaliland na ay ku hesho ictiraafka ay mudada dheer u soo halgameysay.

 

Afhayeenka oo wax laga weydiiyey sida ay suuragal u noqon karto inuu Cabdilaahi Yuusuf aqoonsado Somaliland wuxuu sheegay in dhibaato badan oo dhinaca diblomaasiyadda ah iyo dhinaca isfahamka ahi ay soomaalida ku dhex jirtay 16kii sannadood ee ugu danbeeyey wuxuuna sheegay in ay Ethiopia hadda doonayso inay taasi meesha ka saarto, wuxuu yidhi "Somaliland waxaanu la leenahay xidhiidh wanaagsan oo salka ku haya iskaashi dhinaca ammaanka iyo weliba isku socodka xuduudka ah, waxaa naga dhexeeya ganacsi badan waxaanu isticmaala Dekedda Berbera, madaxdayada labada dhinacna waxay tagaan labada dhinac ee kale, imikana waxaa dantu ku jirta sidii mandaqadda looga ilaalin lahaa argagixisada iyo xasilooni darrada, Cabdilaahi Yuusufna wuu nagu raacay taas xalkuna waa sidii loo heli lahaa laba dal oo deris wanaag ka dhexeeyo somaliya iyo somaliland" ayuu yidhi Ato Gebide Haile afhayeenkaasi.

 

Waa markii ugu horaysay ee Xukuumadda Ethiopia ay shaaca ka qaado inay Cabdulaahi Yuusuf iyo Maamulkiisuba si buuxda gacanteeda ugu jiraan kuna amarto marba waxay doonayso maadamoo maanta ay ku amartay inuu Hargeysa dhexdeeda kaga dhawaaqo Ictiraafka Somaliland. Dhinaca Xukuumada Somaliland ilaa iyo hada wax hadal ah oo ku saabsan qorshahan ay Ethopia damacsantahay inuu ka hirgalo June26 magaalada Hargaysa lagama maqal.

 

 

News Posted By: Somalilandembassy.com on April 30, 2007

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xisbiyadda Mucaaradka ee Maamulka Somaliland oo ku gacan sayray hadal ay Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Dowladda Ethiopia ka soo yeeray

 

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID ee Maamulka Somaliland, Engineer Faysal Cali Waraabe, ayaa gaashaanka ku dhuftay hadalkii uu Afhayeenka Wasaaradda Arimaha Dibadda ee Ethiopia, Gebide Haile, ku sheegay inay Dowladiisa qabanqaabinayso Socdaal uu Madaxweynaha DFKMGS, Md. C/llaahi Yuusuf Axmed ku tegi doono Caaimadda Maamulka Somaliland ee Hargeysa.

 

Eng. Faysal Cali Waraabe, oo maanta Wareysi Khaas ah siiyey ITSW, ayaa tilmaamay inay arrintaasi tahay mid aan waxba ka jirin, waxa uu sheegay inaysan jirin Tallaabo Diplomaasi oo Madaxweyne C/llaahi Yuusuf u sahli karta inuu ku yimaado Magaalladda Hargeysa, maadaama uusan jirin Cilaaqaad kala dhexeeya Maamulka Somaliland

 

Mar wax laga weydiiyey inay suurtogal tahay Socdaalka la sheegayo inuu Madaxweynaha DFKMGS ku tegi doono Magaalladda Hargeysa, waxa uu Eng. Faysal Cali Waraabe sheegay inaysan taasi Mustaxiil ahayn, balse uu ku imaan karo haddii uu isku dayo inuu xoog ku maquuniyo Reer Somaliland.

 

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID ee Maamulka Somaliland, Engineer Faysal Cali Waraabe, waxa kaloo uu ku nuuxnuuxsaday in loo baahan yahay inay Dowladda Federalka ee Madaxweyne C/llaahi Yuusuf inay la heshiiyaan Beelaha Soomaalida ee ku nool Koonfurta Somalia, isla markaana ay wax ka qabtaan Xasaradaha iyo Fowdada ka jirta inta badan Goballadda Koonfurta, waa sida uu hadalka u yiri.

 

Hadalka Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa waxa uu ku soo beegmay hal maalin kadib, markii uu Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha dibedda ee dalka Ethiopia, Gebide Haile ku sheegay ,Wareysi dheeroo uu siiyey Telefishanka Maraykanka ee FOX NEWS inay Dowladiisa bilaabi doonto Dhaqdhaqaaq Diplomaasiyadeed oo horseedi kara sidii wadahadalo Siyaasadeed ay u yeelan lahaayeen Maamulka Dowladda KMG ee Somalia iyo Maamulka Somaliland.

 

Mar wax laga weydiiyey sida ay iskugu keenayaan Madaxda Somaliland iyo Col. C/laahi Yuusuf iyo halka ay ku wada hadli doonaan, waxa u usheegay inay Ethiopia xuduudka ugu dheer la leedahay dalka Somalia, isla markaana ay Dowladiisu kaalin muhiim ah ka qaadan karto Deganaanshaha Guud ee Somalia, isla markaana ku hawlan yihiin sidii ay Madaxweyne C/laahi Yuusuf iyo Riyaale Kahin isugu keeni lahaayeen Magaalladda Hargeysa, si xal siyaasadeed oo waara. Loogu helo Arrimaha dalka Somalia

 

Dhinaca kale, ma jiraan wax war ah oo ka soo baxay DFKMGS iyo Maamulka Somaliland oo ay ku xaqiijinayaan ama ku beeninayaan Hadalka lagu sheegay inay socdaan Dhaqdhaqaaqyo lagu odonayo inuu Madaxweynaha DFKMGS uu dhawaan socdaal ku tago Magaalladda Hargeysa, si uu ula kulmo Madaxda Maamulkaasi, oo iyagu sheegta inay ka go'een Goballadda kale ee Dalka Somalia.

 

 

Somaliweyn Media Center/SMC

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Xanthus, okay inabti. I except the sistery advice.

 

Istaaqfuru Laah. Allah maqrfir dunibii jamiicaa yaa rabi. That is public repentence, and I'll do one prively Insha Allah.

 

 

Jacaylbaro, heck to the no, no TFG member is welcome, neva. Somaliland should never negiotiate with people like him. I cannot wait until the other pin head is removed from Somaliland, insha Allah we shall get good leader.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sorry to break the news ppl but Somalia will never be divided into two different nations no matter how much some ppl want it. You saw what happened to Xuseen Waalane, he said Somalia's gonna merge with Ethiopia and now he ended up as a housewife in Asmara. The Somali Republic is one country and will always remain in that state. Mr. Kahins speech reminds one more of Bagdad Bob's. He (R.Kahin) does neither have enough international backing (military/financial) or local support to dictate the gameplan for Somaliland in the wake of a stabilized southern Somalia or make any decisive statements on the topic. He should just relax and get a financial advisor in Switzerland to take care of the stolen/exploited funds on his account.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this