Sign in to follow this  
Abwaan

Dharaxtuur oo qaaraan u raadinaya in la dhiso waddooyinka Muqdisho

Recommended Posts

Abwaan   

Maamulka Gobolka Banaadir oo Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee Dibadda ku nool ugu baaqay in ay dhisaan Waddooyinka Magaalada Muqdisho

 

 

http://hiiraan.com/n ews/2009/May/wararka _maanta27-6588.htm

 

Ma mooddaa in lagu degdegayo dhisme iyo waxyaabo kale iyadoon nabad-gelyada la sugin. Mr Dhagaxtuur oo aan aaminsanahay inuusanba xilkaan ka bixi karin, toloow qaaraankaan sidee u qaybiyey? Ma 4.5 baa? Ma cidaha uu isleeyahay jidadkaas baa degaankoodu u badan yahay ayuu haddana is yiri dalalkaas bay u kala badan yihiin...lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is what you'd have said if it was other way round.

 

Ma mooddaa in lagu degdegayo dagaal iyo waxyaabo kale iyadoon wadooyinka la dhisin.

 

Soomali meel loga baxsan kari maayo.

Dammned if you do, damned if you don't.

 

Keep the good job Mr dhagaxtuur, at least the soon to arrive TFG tanks will run on a paved roads.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shilimaanta qeybteeda waa bixinaa as long as Isgoyska Bakaaraha oo xaafadeena ku taalay lagu dayactiraayo iyo sidiisa hore lagu soo celinaayo. It had two jardiino with its beautiful flowers and flowery shrubs on both sides, which already nin iska dhistay qeyb ka mid ah.

 

Jidka kale gurigeena hormaraayana haddii lagu dayactiraayo waxba kama qabo. Each one xaafadiisa/xaafadeed a ha u qaaraamo/qaaraanto.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by MoonLight1:

This is what you'd have said if it was other way round.

 

Ma mooddaa in lagu degdegayo dagaal iyo waxyaabo kale iyadoon wadooyinka la dhisin.

 

Soomali meel loga baxsan kari maayo.

Dammned if you do, damned if you don't.

 

Keep the good job Mr dhagaxtuur, at least the soon to arrive TFG tanks will run on a paved roads.

Moonlight1...Bahasha ma sidii Duke iyo kuwii hooskiisa ahaa halla iska qiiroodaa? Certain things should be prioritised...I think security and Humanitarian are more important than Shamiito la qasayo...unless aadan is lahayn dee waxaan dhacdhac baa kaa soo gaaraya!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Poker   

One would try to stop the bleading first than worry about Infrastructure next!

 

Talking about having your priority backwards.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Poker   

How could he actually come out, stand in front of the camera and make a statement like that?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Poker   

Doesn't he realize that These streets will be built by the international community if they stop killing each other first?

 

 

"Laga soo bilaabo Fiat ilaa ex-controlka Afgooye" waxa looga fadhiya dadka Britian dagab inany dhisaan.

 

Do u know how long that is?

 

 

I wonder if he did any sort of finacial projection before asking people to purge.

:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiy aar:

Shilimaanta qeybteeda waa bixinaa as long as Isgoyska Bakaaraha oo xaafadeena ku taalay lagu dayactiraayo
iyo
sidiisa hore lagu soo celinaayo. It had two jardiino with its beautiful flowers and flowery shrubs on both sides, which already nin iska dhistay qeyb ka mid ah.

 

Jidka kale gurigeena hormaraayana haddii lagu dayactiraayo waxba kama qabo. Each one xaafadiisa/xaafadeed a ha u qaaraamo/qaaraanto.

Apparently, jaaliyadda reer Kanada waxba lama warsan. Therefore, iska hayso shillimaadkaaga illaa codsi dambe.. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Any positive development is good development! Why should people wait for peace to come before developing hospitals, roads and such. Resilience, and hope in the face of great challenges is what defines Mogadishu and what has enabled it to survive and grow despite 18 years of war and anarchy.

 

2_107.JPG

 

6_79.JPG

 

7_66.JPG

 

Copy%20of%206.JPG

 

http://www.soomaalin ews.com/view_content s.php?articleid=1303 6

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this