Sign in to follow this  
RedSea

Somaliland vs. Puntland.....conflict inside Las Anod.

Recommended Posts

^^ no, not really. this is between sool and a minister who is mad at the fact that he was fired and is being used by Somaliland, again. SOOL (Puntland) vs. Somaliland and xaabsade's SL supported militia.

 

"Dhacdooyinka Sool Iyo Dareenka Dadweynaha.

 

Sep 19, 2007 By:Jidbaale.com

 

Faall(Jidbaale.com);-Sida aynu la socono waxaa maalmahanba laga soo tabinayey gobolka Sool, caasimadiisa Laascaanood dhacdooyin xanbaarsanaa arrimo kala duwan, hawgu horayso xilka oo laga qaaday wasiirka awoodiisii la yareeyey Axmed Cabdi Xaabsade ilaa iyo wiilkii ku dhintay israsaasayntii magaalada koonfurteda ka dhacday ilaa iyo malayshiyada maamulka lamagac baxay Somaliland madaafiicda ay la beegsadeen ciidamada ku sugan Abeesalay.

 

Ugu horayn waxaa tacsi tiiraanyaleh mudan qoyska uu ka geeriyoodey wiilka ku dhintay israsaasayntii ka dhacday waqadari,iyada oo aynu ognahay wiilkaas naftiisa qaaliga ah in u ku waayey han siyaasadeed oo hal ama laba qof raadinayeen, isaga iyo dhamaan dhalinyaradii ku naf waayey ismaaandhaafka baarqabada gobolka waxaan leenahay ilaahay haw naxariisto.

 

 

 

Waxaanse shaki ku jirin in muddooyinkan uu gobolka ka taagnaa loolan siyaasadeed oo ka dhexdhashay madaxda u dhalatay gobolka ee ka irsan maamulka Puntland iyada oo ay hore u jirtay mid u dhaxaysay shakhsiyaad u dhashay gobolka oo u midha doontay maamulka la magac baxay Somaliland iyo bulshada gobolka .

 

 

 

Hasa yeeshee khilaafkan maanta dhaliyey in dadkii wada dhashay ee ku noolaa magaalada Laascaanood hubka laysugu dhiibo uu sida la rumaysan yahay u salka ku hayo khilaafka ka soo jeeda xilka wasiirka laga qaaday oo ay soo dhex galeen xubno deegaanka u dhashay oo mashruuc ka soo qaatay Hargeysa kuwaas oo iyaga oo aad moodid in ay Iidaad ka haystaan siyaasiyiin hore sutida ugu qaban jirtay ay guda galeen in ay malayshiyo ku ururiyaan tuula Kalabaydh markii danbena soo degaan toga waqadari.

 

 

 

Hogaanka Sare Ee Puntland Muxuu Ku Leedahay Dhacdadan?.

 

 

 

Sida muuqata hogaanka sare ee maamulka Puntland waxaa la odhan karaa waxa uu ku lee yahay dhacdooyinka mas’uuliyada ugu horaysaya , sababta oo ah marka aad talaabo siyaasadeed aad qaadaysid hasa yeeshee aadan u lahayn fulinteeda awood waxa haboon in aadan talaabo khalkhal galin karta wixii hore loo dhoodhoobay in aadan qaadin, waxaana haboon inta aadan isku dayin in aad meesha ka saarto rag baarqabo ah in aad cadaaladda iyo sinaan isku daydid in aad ku dhaqdo xoogaaga markaa aad gacanta ku hayso, taas oo macnaheedu yahay shaqooyinka wasiirada , hay’adaha iyo tan goboladaba in laysu dheeli tiro oo aysan yeelan goobo warxuma tashiilku ka soo gali garaan kuwaas oo u adeega si toos ah iyo si dadban ba cadowga , had iyo jeerna cagaha ku jiita inta wax magarata ah ee sid fudud loo duwan karo.

 

 

 

Mana haboona in uu maamul talaabo qaado isaga oo aan awood u lahayn in uu meel mariyo ama wixii ka imaan kara aan haysan wuxuu uga hortago , haday noqon lahayd dhaqaale, siyaasad ama xoog.

 

 

 

Maxaa la gudboon bulshada Xalaasha ah ee Deegaanka u dhalatay marka arrimahan oo kale dhacaan?.

 

 

 

Bulshada xalaasha ah waxa la gudboon marka ay dhacaan arrimaha noocan oo kale ahi in ay ku dadaalaan in ay caadifadda qabiilka meel iska dhigaan iyaga oo ku xisaabtamaya wixii la soo maray , kana duulaya dhacdoyinka taariikhiga ah, iyo damaca danaystayaasha oo iyagu had iyo jeer u taagan cad yahow ama ku cunay ama ku ciideeyey, waxaana taas markhaati madoonto u ah in , marka uu jecel yahay siyaasiga macangaga ahi in uu isagu ku dul noolaado dhiiga ummadda oo uu ka dhigo mid uu inta uu xilka hayo dadka u adeegsado, , mid uu marka uu waayo sallaan ka dhigto oo uu markaas meelo doqon ma garatay ah wax ka tuso ,sida , waxba laynooma ogola, rag ayaa wixiiba qaatay ,waa layna quudhsadaa iyo wax la mid ah, kuwaas oo aan hore u jiri jirin markuu isagu kursiga ku fadhiyey,haday jireena aan cabasho laga maqli jirin , kuna dadaali jiray in uu cabudhiyo ninkii arrimahaas soo qaada, mar marka qaarkoodna isaga oo indhala loo adeegsado xataa in uu hogaamiye dhaqamada u diidaan in ay diyaarado kaga baxaan dalka, isaga oo markaa shakhsiyaad kale u adeegay.

 

 

 

Qofka aqoon yahan ka ah wuxuu is weydiiyaa ama qurbe ah joogo ama dalka gudihiise qofka markaa ololeynaya taariikh nololeedkiisa isaga oo marka xog dhamaystiran haya ayuu wixii la soo gudboonaada aragtidiisa ka dhiibtaa, waa run oo khaladaad fara badan ayaa jira, waa run oo dulmi badan ayaa jira , waa run oo qabqab dhaafay ayaa jira , waa run oo waxaas oo dhami waa jiraan , laakiin waxaa isweydiintu tahay , ma waxaa looga bixi karaa waxyaalahaas oo dhan in cadowga lagu soo hogaamiyo halka ugxantaadu taalo, oo laga dhigto goobta aad dhibaatooyinkaaga ku soo bandhigaysid.

 

 

 

Warbaahinta gobolku sidee wax uga qortay dhacdadan.

 

 

 

Warbaahinta gobolka Sool runtii dhacdadani waxay noqotya mid ay ku kala duwanadaan waxayna noqotay markii ugu horaysay oo iyada oo dalka iyo deegaanka SSC khatar baaxadweyn soo food saartay ilaa maanta dul hadhsanayso ay u kala dhaanteeyeen barri iyo galbeed, waxaad dareemaysaa in qaarkood ay sida ay jecel yihiin u abbaareen iyaga oo mar qudha ilaaweyd mas’uuliyaddii ka saarnayd ummadda,maan koodana aan galin in siyaasiyiintu bariba heshiin karaan, laakiin iyagu yihiin goob bulshada wanaaga in ay ku hanuuniso logu talo galay .

 

 

 

Warbaahinta qaarkeed ayaaba qortay in ciidamadii Puntland la so jabiyey , kuwaas oo iyagu ahaan jiray kuwa safka hore uga jira difaaca dalka , oo mar qudha cindigooda ka helay in ay warka sidaas u dhigaan hasa yeeshee aan ka fakerin waxa ay ku keeni karto taariikhdoodii hore ee ku qoranay baalka dahabka ahaa.

 

 

 

Waxaaba ka sii la yaab badnaa warbaahinta cadowga oo iyagu si aad moodaysid in ay dhexdhexaad tahay wax uga qoray , waxayna muujiyeen in mustaqbalka beelaha d... u sii xaglinayaan in ay samaystaan maamul ka madax banaan Puntland iyo Somaliland, markii ay si dhex dhexaadnnimo aad moodid uga faaloodeen dhacdadii ka dhacday Laascaanood.

 

 

 

Xiisadaha Soconaya iyo Shirka Ogtoobar.

 

 

 

Waxaan shaki ku jirin marka si kale loo eego in aanay labada maamul ee Puntland iyo Somaliland midna aanu la dhacsanayn shirka ay beelaha d... isku afgarteen in ay ku qabsadaan magaalada Laascaanood bisha soo socota , si ay beeshu dib ugu eegto xaalada ay ku sugan tahay gaar ahaan dhinaca arrimaha Bulshada

 

 

 

Waxaanna aad moodaaba shirkaas isaga laftarkiisa la doonayo in la carqaladeeyo oo dhinacyada hadda ka soo cadhooday puntland iyo Puntland iyo kuwa Somaliland xidhiidhka la lihiba ay mustaqbalka waayi karaan haddii shirkaasi qabsoomo dadkuna is waraystaan muddadii ka danbaysa boocame 2 oo gaadhaysa 12 sano wixii dhacay dib loogi karo, taasina ay iska cadahay cida mas’uulka ka ah dhibaatada bulshada ku habsatay in ay yihiin kuwa marna Somaliland mujaahidiinta u ah, marna Puntland mujaahidiinta u ah, marna wax maksatada mujaahidiinta u ah.

 

 

 

Jidbaale.com"

Share this post


Link to post
Share on other sites

Don't accuse the ex-minister when you fail to contaminate the situation. He said he has nothing to do with this sxb.

 

And Somaliland has nothing to do with it either.

 

Yesterday it was the Maakhir State and today it is Sool ............ Accept the change and the developments. The map is chaning these days.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I don't know what planet u live on but the map of puntland is the same. Xaabsade is trying to divide the people of Sool. That Salaat Guy or whatever his name is in sanaag is doing the same with the people of Sanaag, SSC and Puntland. What i find funny is that some Somalilanders think that the division of puntland is to their benefit. Let me tell, if puntland breaks up in to hundred different "land", not a single one will join somaliland, least of all Laascanood. keep hoping for the division of Puntland, it will mean nothing for Somaliland. And the very moment SL tries to interfere, these regions will be more untied then ever.

Share this post


Link to post
Share on other sites

That seem to be a desperate statement sxb.

 

I never said it is the somaliland's benefit unless you want me to say so ......

 

If they join Somalia, Japan or even Yemen it is the fact on the ground that the map is changing sxb ,, you can always keep the old one but the reality on the ground is always different.

 

Just accept the change without looking at who benefits from what ...... we'll go into details later :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

without looking out who benefits from what, would never understand why you and the SL news sources you have gathered view happening they way they do. As for whats going on in LA, would it not be better to trust what new services based in that city say about whats going on there rather then people who are not even in the city but in hargeisa. you keep repeating "accept the change". for me to do that, i would have to see "the change" no? or should i take your ward for it? how bout you accept reality: SSC unity can not be changed by xaabsade and SL, as much as you wish for it.

Share this post


Link to post
Share on other sites

hehehe ,,,, another desparate replay.

 

U can see the change if your eyes are open but you don't want it so you better seal your mouth just like you did to your eyes. :D

 

 

Seems Sool is gone the same Maakhir has gone sometime ago.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Malika   

^^Now Jac, that is an arrogant reply hadhee.It surely doesnt help when there is a sense of gloatness in replies to event that might be a tad bit too personal and painful to others.

 

Oh well,how are we ever to move forward from this.. :(

Share this post


Link to post
Share on other sites
Malika   

^^ Are you really concerned?? or your just like most Somalis,they get a kick from discussing how many folk died when reer hebeel iyo reer hebeel fought..

 

Anyway! I pray those involved find a solution to this never ending madness.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Guys, I have heard a rumor. This confrontation is going to be soon over because Xaabsade has been offered an ambassadorial position in the TFG foreigner ministry...and president Yey has personally phoned him telling him to come to Mogadisho ASAP...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sophist   

Tommorow will see a "massive" battle between the SL an PL troops in Abeesley (adhicadeeey). I hope this does not materialise.

 

Alaah ubarya in arinkaani uu dego.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by SheekhaJacaylka:

That seem to be a desperate statement sxb.

 

I never said it is the somaliland's benefit unless you want me to say so ......

 

If they join Somalia, Japan or even Yemen it is the fact on the ground that the map is changing sxb ,, you can always keep the old one but the reality on the ground is always different.

 

Just accept the change without looking at who benefits from what ...... we'll go into details later
:D

IS IT ME OR SXB YOU HAVE NO I DEA WHAT IS GOING ON IN SOMALIA. THOSE WHO ARE REPORTING FROM THE GROUND ARE ADMITING THAT THIS WAR IS BETWEEN SOMALILAND VS. PUNTLAND. INCLUDING THE GRAAD WHO GAVE AN INTERVIEW TO WIDTH WIDTH ONLINE AND VOA. SO PLEASE DO NOT INSULT OUR INTELGENCE

 

 

ILAAHOOW KALA QABOOJI UMADAAS MUSLIMIINTA DHIIGOODA BISHAAN RAMADAAN FADLIGEEDA

 

YAAN LA ILOOBIN IN LAGU JIRO BISHII RAMADAAN BEENTA HALA YAREEYO.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this