Sign in to follow this  
General Duke

Puntlanders turn more hawkish- A new republic must emerge

Recommended Posts

GAAROODI   

Walahi this is a true story on my way to hargaisa the guy ahead of me paid for his relatives to go before me and my friends. We ended up going to hargaisa via bosaso and was there for 3 hours. The place was very very bad, don't wanna say anything else but puntland diaspora should help their people and organise food and cloth drives and stop wasting there time here on somaliaonline.

peace.

Share this post

Link to post
Share on other sites

^^Thanks I know Somalia is very bad compared to Zurick. But your story is that of the man who claimed he was the Orphan child of the Queen of England, the Enhlosh never took that crazyan seriously.

Share this post

Link to post
Share on other sites
GAAROODI   

Mr. "the future is bright, the future is puntland" you should be more careful i think that slogan is copyrighted by orange. Anyways walahi after landing in bosaso i understand why you are so desperate for Somalia to fix it self, dame i wouldnt wanna live their etheir.

on your comment, i dont somaliland cares about England or Africa we are gonna keep going and if anyone tries something thats when the real fun begins.

Share this post

Link to post
Share on other sites

loooooooooooooool garowe be the capital of somalia thats funny odaygii xaabsade qossal la aan ba ku dishay garowe xata riyooyinka garowe ma qoslaan .

xamer will be over ever the capital

Share this post

Link to post
Share on other sites
sool_boy   

Originally posted by GAAROODI:

Mr. "the future is bright, the future is puntland" you should be more careful i think that slogan is copyrighted by orange. Anyways walahi after landing in bosaso i understand why you are so desperate for Somalia to fix it self, dame i wouldnt wanna live their etheir.

Dude hates bosaso for real , are you trying to tell me that some somali region is like paris and other is like slums of bangladish ?..we all know that all somali regions are poor and undeveloped , bosaso and hargeysa are like two ears of same dog , even tho` bosaso got port and is busier..we somalis poor alot who act like our shyite smells better than other somali shyite , this gotta stop , its getting old for real.lol

we need a change ,people talking same old blah blah , i hate other somali so i am gonna down him . lets take the game to next level and say good about one an other... i still have to see somali congradilating other somali for job well done... folks we need change for real.

Share this post

Link to post
Share on other sites
sool_boy   

Originally posted by Xaaji_xundjuf:

loooooooooooooool garowe be the capital of somalia thats funny odaygii xaabsade qossal la aan ba ku dishay garowe xata riyooyinka garowe ma qoslaan .

xamer will be over ever the capital

i am not defending garowe here, but dude , do u know what capital means? do u know the capital of new york state? people think that capital gotta be the biggest bull around , not true . smile.gif

Share this post

Link to post
Share on other sites
sool_boy   

Originally posted by sool_boy:

quote:Originally posted by GAAROODI:

Mr. "the future is bright, the future is puntland" you should be more careful i think that slogan is copyrighted by orange. Anyways walahi after landing in bosaso i understand why you are so desperate for Somalia to fix it self, dame i wouldnt wanna live their etheir.

Dude hates bosaso for real , are you trying to tell me that some somali region is like paris and other is like slums of bangladish ?..we all know that all somali regions are poor and undeveloped , bosaso and hargeysa are like two ears of same dog , even tho` bosaso got port and is busier..we somalis poor alot who act like our shyite smells better than other somali shyite , this gotta stop , its getting old for real.lol

we need a change ,people talking same old blah blah , i hate other somali so i am gonna down him . lets take the game to next level and say good about one an other... i still have to see somali congradilating other somali for job well done... folks we need change for real, where is obama when you need him?
;)
.

Share this post

Link to post
Share on other sites
RedSea   

What happened to the sentiments of 'Somalia is one' mise it was all convient lies? I knew it. Dadkani daacad. Sorry, Puntland has no case to secceed from Somalia.

Share this post

Link to post
Share on other sites

^^^

Hey genius, Puntland won't secede from Somalia and never said anything about doing so in the first place. So what's up with all this fuss about nothing? huh? Meeshaan ma waxaad mowdey Mudane Riyaale inuu xaraan ku heesto?

Share this post

Link to post
Share on other sites

^^^

Saaxiib anigu waxaad ka hadlaysid ma aqaanee, bal in yarraa akhriso maxaadaradaan. Insha Allah, waxaan rajeynayaa inaad iska fogaysid nimanka niqaabka xirta oo dadka masaakiinta ku gumaadaya dhulkeena hooyo.

*********

Sidaan ognahay Allaah SWT wuxuu kasoo dhex saaray Nabi Muxammed CSS bulsho sanamyo caabudda. Bulshadaas sanamya caabudida waxaa u dheeraa waxay lahaayeen dhaqammo aad u xun, waxayse kaloo lahaayeen dhaqammo fiican. Islaamku wuxuu suuliyay dhaqamadii xumaa, wuxuuna sugay oo daayay dhaqamadii wanaagsanaa. Waxaan kaloo ognahay xattaa dhaqamadii xumaa, sida qamrada, sida isadoonsiga, islaamku wuxuu u suuliyay si tashiilaan oo xikmadi ku dheehantahay.

Allaah SWT wuxuu inooku sheegay qur’aanka kariimka ah inuu karaameeyay basharka, wuxuuna ku karaameeyay caqli iyo cilmi, waana caqliga iyo cilmigu waxaa Allaah kula xisaabtama basharka. Waajib bay ku tahay muslimiinta inay wanaagga faafiyaan xumahana reebaan, waase inay aqoon u leeyihiin waxay dadka farayaan ama ka reebayaan, waana inay adeegsadaan xikmad. Xikmadda waxay diinteennu ku tilmaantay arrin ay habboontahay in la fuliyo, oo la fuliyo wakhtiga ugu habboon, oo loo fuliyo sida ugu habboon, laguna fuliyo meesha ugu habboon.

Karaamaynta waxaa ka mid ah wixii qof samaystay, ama bulsho samaysatay hadday u muuqato inaan islaamku ogolayn, waa in ugu horaynta loo sheego siday xaaraan u ku noqdeen, caddayna (adila) lasoo hor dhigo. Markii loo caddeeyay ka dib haddii qoladii samaysatay ku madax adaygto waa in ciddii awood u lehi suuliso. Sida Calanka Soomaaliya loo badalayo xikmadii ka muuqato.

Su’aashaydu waxaa weeye CALAN aan madoobayn inay muslimiintu qaataan ma xaaraan baa?

Al-Shabaab Al-Mujaahidiin waa yeelan karaan calan iyaga u gaar ah, laakiin sidee buu u badali karaa calan urur Calanka Ummadda Soomaaliyeed?

Dalalka adduunka mid waliba wuxuu leeyahay calan u gaar ah, mana jiro calan MUSLIMIINTU ku midaysanyihiin, marka Al-Shabab magac nooce ah bay rabaan inay u baxshaan Soomaaliya? Calanka la badalay ma waxaa daba socda in dalku noqdo meelaan cidi gaar u lahayn?

Waxaa ka muuqda dhaqanka walaalahay Al-Shabab arrimo aan Islaamku amaanin; adadayg, raxmamad daro iyo kaadsiinyo la'aan (cunfi iyo isjicjaal).

Waxaan is leeyahay Soomaali waxaa la quursaday oo lagu dhiiraday in calankooda ciida lagu jiido, markay iyagu qaymaha iska qaadeen, Soomaalidu waxay tiraahdaa qofna afkiisa lagama aamaan siiyo (wuxuu naftiisa ku sameeyo lagama raaligaliyo). Calanku waa maro oo qur’aan maaha laakiin waa sumad bulshada Soomaalida qayma wayn ugu fadhiya, haddii la badalayana ay tahay inay iyagu badalaan.

In la quursado oo astaantii Dowladnimadooda la fududaysto waxaa u lafdhabar ah markay u qaybsameen sida soo socda:

Qaar inta dulmi tirsaday xanaaqii ku xambaaray in calan kale samaystaan.

Qaar sabab u noqday in calanka ciidda lagu jiido (dagaal oogayaal) damac waalan oo aan damiir lahayn

Qaar calanka dhulka ku jiida oo mid madaw sura badalkiisa oo yiraahda (Allaah baan ugu dhawaanayna)

Qaar indhaha ku kala qaaday dil, dhac iyo barakac oo sidaas ku barbaaray oo aan calan, dawladnimo iyo nolol wanaagsan midna garanay.

Qaar qaxootinimo indhaha ku kala qaaday oo u yaqaan Soomaaliya meeshii waalidkood ka yimid. Waxaa intaas u dheer waalidkana isma fahmaan, meeshii waalidku ka yimidna wax san kama maqlaan. Soomaaliya waxay u yaqaaniin meel mugdi ah, dadka Soomaalidana waxay u haystaan wax dubka dad uga eg dugaagana ka liita. Waaba ka xishoodaan inay sheegtaan Soomaali baan ahay. Marka dhallinyaradaas qurbaha ku barbaartay calankuna wax uma sheego, Soomaaliyana waaba ka baqaan, laba sababood dartood 1) waa belaayada ka socota 2) waxaa loogu hanjabaa haddaydaan toosnaan waxaa laydin gaynayaa Soomaaliya, oo waxay u yaqaaniin gurigii ciqaabta.

Taas macnaheedu maaha inay ku faraxsanyihiin dalalka ay ku noolyihiin, sababtoo ah waxay ogyihiin inaan looga aqoonsanayn muwaadiniin run ah dalalkay baasabooradooda haystaan. Raja xumo iyo farxad la'aanta ay qabaan, in badan oo ka mid ah dhallinyadaasna , waxaa tusaale u ah dhallinyarada Maraykan uga soo dhooftay inay isqarxiyaan! Laba dhaqan oo aad u kala fog bay u dhexeeyaan, meelay ku abtirsadaan ma yaqaaniin. Waxay ogyihiin in si kasta oo ay u shaqsiyad fiicanyihiin ama shahaadooyin sare uqaataan aan loo ogolayn inay gaaraan heer la siman kan loo ogolyahay dhallinyarada la garaadada ah oo u dhashay dalalka ay ku noolyihiin.

Qaar kaloo waxaa jira ku nool murugo, ciil lagu dhafay dareen ceebeed, waxay gocanayaan gobanimadii, sharaftii, nabaddii, walaalnimadii, naf isu bixintii ay gaareen walaalaha Soomaaliyeed maalin maalmaha ka mid ah, tusaalena waxaa u ah dhacdadii (Cabdullaahi Ciise iyo Maxamuud Muure), wali waxay ku jiraan waxani ma runbaa!!

Markaad maqashid khutbooyinka wadaada iyo doodaha indheer garadka Soomaaliyeed waxaad dareemaysa in dadkii Soomaaliyeed wali dhaqanyahay, laakiin Soomaalidu waxay tiraahdaa meel hoo u baahan hadal wax kamataro, sidaas daraadeed diin,dad iyo dal hiil u baahan hadal wax ka tarimayo.

Maxaa keenay in dhallinyarada caqliga la xado, isqarxi lagu qanciyo oo waalidkood laga hor keeno?

Waxaan is leeyahay sababtu waa waalidiinta Soomaaliyeed oo aan ilmahooda la sheekaysan, siiba aabayaasha, lana socon fakarka carruurtooda. Waxaa jira marxalado loo baahanyahay in waalidku ilmaha aad ula socdo, la sheekaysto, hadday saaxiib wanaagsan waayaanna ay la saaxiibayaan cid kasta oo qadarin tusta oo dhegaysata, isqarxiba ha yiraahdeene.

Waxyaaba Soomaalida la dagay waxaa ka mid ah wada shaqayn la'aanta wadaadada iyo indheer garadka aan diinta ku dhaqankeeda ku fiicnayn. Soomaalidu waa dad wax walba wadaaga, shucuubta adduunkuna iyagooku kala duwan caqiido, ciriq iyo caadooyinba bay waxa ka dhexeeyana si wanaagsan u wadagaan waxay ku kala duwanyihiinna isku ixtiraamaan.

Waxaan soo jeedinlahaa,Soomaali yey haddaynaan doonayn inaan gumaysi dib ugu noqono, inta dal dal, magaalo magaalo, xaafad xaafad laysu abaabulo dadka hala wacyi galiyo,siiba dhallinyarada. Wacyi galinta waxaa ugu horaysa, uguna wayn in dadku diinta u fahmaan si sax ah.

Muslimiintu taariikh bay leeyihiin laakiin joogto ma leh, waa in dhallinyarada laysugu dhafo, si camali ah (work shops) wacyi galin diineed oo ka kooban caqiido, akhlaaq iyo taariikhdii muslimiintii diinta sida saxa ah ugu dhaqmay, iyo indheer garad wax u sheega. Dadka dhallinyarada wacyi galinayaa waa inay noqdaan kuwa aan hadalkooda iyo dhaqankoodu iska hor imaanayn. Waa inay noqdaan tusaale lagu dayan karo oo waxay sheegayaan dhaqankooda ka muuqdo, oraah baa ahayd waxa qalbiga ka soo baxaa qalbigay gaaraan waxa afka ka soo baxaana dhegta ma dhaafaan.

Allaha ina waafajiyo Xaqqa

Share this post

Link to post
Share on other sites

Originally posted by sool_boy:

quote:Originally posted by GAAROODI:

Mr. "the future is bright, the future is puntland" you should be more careful i think that slogan is copyrighted by orange. Anyways walahi after landing in bosaso i understand why you are so desperate for Somalia to fix it self, dame i wouldnt wanna live their etheir.

we need a change ,people talking same old blah blah , i hate other somali so i am gonna down him . lets take the game to next level and say good about one an other... i still have to see somali congradilating other somali for job well done... folks we need change for real.
Change will not come. The sooner you learn there is deep hatred among these people the better. That's why a lot of people support Somaliland independence. There is no reason to bring these people together; it will just create more problems.

Share this post

Link to post
Share on other sites
GAAROODI   

the last two posts made me laugh,

"I think Puntland should form itself to be a limited company, join an insurance and declare bankruptcy".

Walahi in all honousty i dont hate puntland i think that the people there are just like any other but puntland was created just out of spite toward Somaliland and wasnt really created to become a viable entity and now that Somaliland has taken over 95% of its former territory they have become defensive. We can reach Garawe in 1 and half hours from Las anod. So give the guys a break they got 2 more villages left and are fighting for survival from both direction and islamic anslaught in the south and Somaliland's militarised army comming from the west.

But if puntland was a copy they would be under administration.

With due respect of your point , i think puntland was created to save its people not to score points with somali land , and they have rights to do that , i am happy for every peaceful somali region..

Dude did you said you control 95% of british created borders of somali? hold your horse fam , do you control buuhoodle, boocame ,sanaag bari , talex , hodun ?, the answer is no .. lets be realstic here.

and you bragging about how you can invade garowe , well dude who stoping you, go ahead ,we already so the result of somali clan invading other somali clan in past 20 years and there were no winner.

dont get me wrong , i got no thing against somaliland , but we need to respect one an other ,we gotta be happy for other peaceful somali regoins .. we are all somalis after all.WORD.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this