Sign in to follow this  
Sophist

Demo- Banaan Bax LA

Recommended Posts

Sophist   

Shir Looga Hadlayey Difaaca Dalka Ayaa Maanta Ka Dhacay Garoonka Cabdi Bile Cabdi Ee Magaalada Laascaanood.

 

Laascaanood(Radiolascaanod)27/09/04-Isniin- Dibad Bax Balaadhan looga hadlayey Difaaca Dalka iyo Xaalada Colaadeed ee uu Hurinayo Maamulka Riyaale ayaa maanta lagu qabtey garoonka kubada cagta Cabdi Bile Cabdi ee magaalada laascaanood,shirkaasi oo ay ka soo qayb galeen Maamulka Gobolka Isimo Cuqaal Waxgaradka deegaanka iyo dadweyne aad u tiro badan .

 

Waxaa ugu horeyn warbixin lagaga dhagaystey Wafti Cuqaal iyo Odayaal iskugu jiray oo ay ka mmid ahaayeen caaqil Siciid Cashuur Abyan,Caaqil Aabi ,Caaqil Caaqil Caydiid Gangoome Caaqil C/risaaq Falaalug Iyo Cuqaal kale oo badan oo shalay gaadhsiiyey Diigniin Saraakiisha Maamulka Riyaale,waxayna Cuqaashi iyo odayaashu u sheegeen dadweynahii halkaasi iskugu soo baxay wax yaabahii ay kala soo kulmeen Safarkoodii ,waxayna intaas ku dareen in ay isku afgaran waayeen hawadalkii dhex maray iyaga iyo Saraakiishii maamulka Riyaale.

 

Ka dibna waxaa kalkaasi ka hadlay Garaad Saleebaan Garaad Max’ed waxuuna sheegay in warbixnta odayashii tagay Oog ay ugu filantahay dadweynaha deegaanka Xog, isla markaana loo baahan yahay in loo diyaar garoobo Difaaca Dalka,waxaa kaloo uu sheegay Garaadaku in ay muuqato gardarada iyo Colaada ay hurinayaan Beeelaha Waqooyi Galbeed ,waxuuna ugu Baaqeyu Garaadku DawladaPuntland iyo Dadweynaha deegaanku in ay u diyaar garoobaan Xaaladan Colaadeed.

 

 

 

Garaad C/salaan Xasan Maxmed ayaa sheegay in maanta ay tahay xilligii deegaankeena aynu xorayn lahayn ay ku sugan yihiin nimanka gardarada ku soconayaa, wuxuuna dadweynihii halkaa isugu yimi u sheegay in loo diyaar garoobo dagaalka ay beelaha Waqooyi Hurinyaan Sidii looga gaashaaman lahaa iyo sidii cadowga laysaga dhicin lahaa, wuxuuna ugu baaqay bulshada deegaankan dal iyo dibadba in aan la dhayalsan damac beelahaasi oo loo diyaar garoobo sidii loo difaacilahaa sharafta iyo dalkaba.

 

Waxaa isaguna halkaasi ka hadlay Ugaas C/laahi Ciise Nuur waxuuna sheegay Ugaasku in ay tani tahay gardaro cad oo aan geelna loogu soo gaban sidaa daraadeed waxaa looga baahan yahay dadweynaha iyo Dawlada Puntland in ay qaataan talaabo Difaac ta ugu agad,waxaa kaloo uu Ugaasku in taa ku daray in wixii hada ka danbeeya hadalka Ficil loo badalo, waxa kale oo Isimada halkaasi ku sugna ka mid ahaa Garaad Maxmuud Mashqare..........

 

Waxaa kaloo halkaasi ka hadlay Gudoomiyaha Gobolka Sool Max’ed Cawad Baaruud waxuuna sheegay in haday yihiin, maamulka Gobolka isla markaana ka wakiil ah maamulka Dhexe ay ku farax san yihiin midnimada ka muuqata dadwewynaha gobolka ,waxaa kaloo uu intaa ku daray guddoomiyuhu in loo baahan yahay in loo diyaar garoobo Difaaca iyo ilaalinta Nabad galyada Guud ee dalka.

 

Waxaa ka loo shirkaasi ka hadlay Isimo Cuqaal Waxgarad iyo Xubno ka tirsan maamulka Gobolka iyo Degmada waxayna dhamaantood ku noox nuux sadeen in maanta loo baahan yahay midnimo iyo Diyaar garoow taasi oo looga gonleeyahay Difaaca Dalka balse aanay ahayn dad colaad hurinya.

 

 

Sawirada Halakan ka fiiri: http://www.radiolascaanod.com/

 

 

 

Radiolascaanod.com

 

Laascaanood Puntland Somaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

sophis

 

we dont really take anything that comes out of abdullahi yusufs mouth peace "radio abdillahi yusuf" and we are not going to take notice of what few so called garaad who line their pockets from ina yey say about the situation.. even when they run around the place calling for tribal war as if anyone will listen to them please they carry no weight whatsoever, the time for two faced old men who line their pockers from anyone is over my friend.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sophist   

Beynoow waa dadma dadkaan "we" aad dhaheyso. Tankale, afka yuusan ku qaloocan ee isimada reeraha afkaaga kadeyso.

 

Nin Ceytamaayi caroow.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xarago   

Originally posted by Sophist:

Tankale, afka yuusan ku qaloocan ee isimada reeraha afkaaga kadeyso.

Wa bila isimo. Huuno isamada Las canood wa hodhe ayey go'an gadhen, wana Dowlaad calan heysta. EE adiga yusan af-shimbidh kugu dhiciin ee ha habariin dadka reer Las-canood.

Mida kale niman cada qadata ah wadhkooda hala shir imaniin huno smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

we are not going to take notice of what few so called garaad

War yaa ileen balaayo arkay :eek: Mucjiso indeed.

 

Nimanka "so-called" aad u wacaysid miyay aheen nimanka oo odayaasha u ah dadka degmada Laascaanood iyo Sool daga?

 

War balaayo yaa arkay.

 

Sxb what you are advocating is the tribal hegemony over and against the wishes of the residing people in their very own homes. That cannot be tolerated.

 

Every Somali has the right to choose, and reer Sool and Sanaag have chosen Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sophist   

War ileen tanoo kale, Maandheey; xurmooyinka lama aan yooyoo tamo; marka hade, bilcaan aad dacas dacas wada ciyaartaan kobtaan ka raadi.

 

Allow umada usahal.

 

Horn, Inaadeer, hadal badani haan ma buuxsho. Soomaalidu waxay ku maah maahdaa "Ninkii soo joog laga waayo, soo jiifso ayaa laga helaa", marka bal giraantani meesha ey ku danbeyso weynu eegnaa. Reerahani waa dad warankoodu isyaqaan, malaha qolyahaan fog fog ee hargeysa ayaan rasaasta nugaaleed hore u dhadhamin ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
OG_Girl   

Every Somali has the right to choose, and reer Sool and Sanaag have chosen Somalia.

.

 

True...and that is only choice they have or only option other things is just beating around the bush.

 

 

Salam

Share this post


Link to post
Share on other sites
OG_Girl   

Sophist ,

 

حماي ، ما تهتم عمتي حرقو ، حاسه بملل ،ماعليك منها، حرمه زهقانة لوووووووووووووول. خلها علي بجننها لوووول

 

سلام

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ninna qorigiisa caano ka shubmaan; ninna xabbaddi ma-karto maaha. Xabbaddi wey ku daloollin oo ay ku dilli. Taasna xal maaha ee xalka qudha ee caqliga fayoobi qaadan karaa, waxa weeye aan Soomaalinimo wax ku qeybsano. Aan Soomaalinimo si wadajir ah oo qofna qofka kale ka sareyn aan u wada dhaqano. Soomaaliya waa mid qudha wax kala saari karaanna ma jiraan haddii ay intooda badani ay meel ka soo wada jeestaan. Waan hubaa Hargeysaawi badan, oo afduub lagu haysto, oo arrintaas si weyn u aaminsan in ay jiraan. smile.gifsmile.gifsmile.gifsmile.gifsmile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gediid   

Originally posted by Sophist:

Horn, Inaadeer, hadal badani haan ma buuxsho. Soomaalidu waxay ku maah maahdaa "Ninkii soo joog laga waayo, soo jiifso ayaa laga helaa", marka bal giraantani meesha ey ku danbeyso weynu eegnaa. Reerahani waa dad warankoodu isyaqaan, malaha qolyahaan fog fog ee hargeysa ayaan rasaasta nugaaleed hore u dhadhamin
;)

Is our Cambridge educated, Shakespeare quoting lawyer now a tribal war mongerer.Addun like they say you can take the man out of the ghetto but you can't take the ghetto out of the man.I suppose tribalism will continue to flourish among Somalis so long as we have a hard time telling the difference between our Ivy league graduates and the tribal warlords. :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites
OG_Girl   

Gadeed, I don't know what u qoute but I have really that inner feeling or call 6th sign..never lied to me ..I think you just selective ..very selective with your judgements.

 

They thought me Islamic Law that wrong is wrong doesn't matter who doing it an Angel or Devil!!.

 

Don't hate the Actors but the Action .

 

I would quote Ghandi " My sympathy for Jews will never affect my support for justice. I can not accept the Jews’ request for establishing a nation on the Palestinian territory, as Palestine is for the Arabs just as England is for the British and France is for the French. .

 

I know you smart you will understand what I mean ;);) .

 

Sophist, Domaashi, No qarhis me please I was whispering into your ear :D

 

Salam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sophist   

Gediid, Awoowe, malaha af-Soomaliga ayaadan aqoonin. Xagee baan shaqsi ahaan aan dagaal calanka uqaadey?

 

Sheekhsupeer iyo Kambpirijba adigu qaado, nugaal iidaa aniga.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gediid   

OG

I don't know how well you undertand/read Somali but I assume its very rudimentary so I will let your "selective" comment ride.

The Gandhi quote is pretty impressive but I just don't quite understand how it applies to this particular post.I responded to a comment someone made about people tasting bullets of a tribe and you respond with Gandhi, a man of peace.I'm thinking maybe this quote was better off directed at who ever is instigating war.........

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

people hold your horses and please cut back on the calaacal, these so called garaads hold no weight in amongs the population of lascanood and sool in general the important players in terms of respectable Garaads abstained from this silly campain for silly tribal war called for by these ina yey puppets who as i said hold no reall support amongs the population of sool.

 

 

so therefore its only right and proper somaliland authorities only listens to people who have the major influence and carry respect amongs sool inhabitants and am affraid to tell you it is not these paper garaads..

 

anyways there is second rate garaad in every corner these days even though they carry no mandate from nobody and all they are really is second rate politicains.

 

 

OG

 

Jews heh.... ehehehehe :rolleyes:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this