Sign in to follow this  
Liqaye

Tacsi: Col Xassan Cabdulle Qalad died today in dubai.

Recommended Posts

Liqaye   

Col. Xasan Cabdulle Qalaad oo ku geeriyooday Magaalada Dubai

 

Arboco, Sebtember 29, 2004

 

Dubai – HOL. - Gudoomiyihii Gobolka Hiiraan Col. Xasan Cabdulle Qalaad ayaa ku geeriyooday magaalda Dubai maanta oo taarikhdu ahayd 29 Sebtember, 2004.

 

Col. Qalad oo ka mid ahaa ergada ka qayb galeysay shirka dib u heshiinsiinta Soomaalida uga socda waddanka Keenya loona doortay xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Federaalka KMG ah ayaa in mud ahba ku xanuunsanaa magaalada Nairobi ka dibna caafimaad baaris loogu soo qaaday dalka Imaaraatka.

 

Col. Qalaad oo sidoo kale ka mid ahaa golaha SRRC ayaa in mudda ahba wuxuu ku dhex jiray siyaasadda Gobolka Hiiraan.

 

Macmuulaamd badan oo ku saabsan geerida Marxuum Qalaad iyo taariikh nololeedkiisiiba dib ayaan idiinku soo sheegidoonaa.

 

Hiiraan Online

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this