Sign in to follow this  
xiinfaniin

A T: The Danger of Single Story

Recommended Posts

Kamaavi   

^ Waan gartay.

 

In the mean time let me close with this:

 

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Puntland: Wiilasha Anagaa Hayna Lama Dhiibin Waana Afar.

 

2zjkoev.jpg

 

 

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Maamul Gobaleedka Puntland Cabdulaahi Jaamac Ilka Jiir ayaa Waraysi uu siiyay Idaacada BBC qaybta Afka Soomaaliga ku sheegay in hayaan Wiilasha ka soo jeeda Gobalka Soomalida O'gaadeeniya, Kuwaas oo maal mahanba la Xaqiijinayay in la dhiibay Wiilashan oo Shan ahaa ayuu sheegay inay Hayaan Afar ka mid ah meesha Midkii Shanaadna uusan sheegin Hadaba waxaa Shaki wayn galayay Dadka in kii Shanaad la dhiibay

 

Wiilashan oo Magac yadooda kala ahaayeen, Faseex Cataab Cali, Maxamed Xasan Muuse, Maxamed Sheekh Badri Cabdulaahi Xasan Cali, Cabdi Maxamed Xasan Tareeso. Ayuu Wasiirki sheegay in ay ahayaan Afar Wiil.

 

Waxaa Dhamaan laga Dhawaaqay Dunida Daafaheeda Waxaan Halkaas laga soo wada diray Baaqaq Canbaarayn ah oo lagu diidana Xariga Wiilashaas iyo Arrintoodaba Meel ku Danbaysaba.

 

Maamulka Puntaland ayaa isagu ah maamul hada kahor u dhiibay Laba Mar dad ka soo Jeeda Gobalka Soomalida O'gaadeeniya kuwaas oo ahaa Dad ku nool Gobaladaas Bari.

Aminarts on the issue !!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

A&T waa nin wanaagsan oo kaftan badan. Laakiin, waxaad moodaa hadalkiisu inaanu fiiro lahayn. Somaliduna horay uga maahmaahdoo tidhi:

 

"Hadalkaan fiiro loo odhan iyo Caanahaan fiiqsi loo dhamin, labaduba way kula fogaadaan"

 

Xiin, adigu hadda ma reerka ayaad diffaacaysaa, oo warkaagu waa "Fiqqi tolkiis kama Janno tago" mise ninku wax intaas ka badan ayuu sameeyey :D !

 

Jaffe, niyow nin oday ah ayaa tahaye. Ha dagdagin :D oo nimankan Gheele.T iyo Xiin isku meel ayay ka duulayaane, yey inala fogaane hadalkaaga wax lakala hadh. Hadii kale, sidaad A&T u ammaanaysid ayaa gabayga iyo nuxurku kaa dhamaanayaa. Markaa, rasaastaada hadhawto u kaydso ;)

 

Haye, bal inoo wada sheekkada :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Awoowe reerku difaac uma baahna, and you know it. Xattaa reerku, reer maaha, ee waa umad :D

 

 

Meeshaan tacliin baa ka socota Hunguriyaw ee kasoo qayb gal

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

^ :D Bal dadka single story la ordaya ha la waydiiyo? Where could the 5th guy be by now?

 

Xiin were you talking about the news? Could you elaborate on your last point? ,,,

 

Hunguri xiniin istaabasho ayaa meesha taala sheeko marnaba ha ugu soo tala gelin waa iga talo :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Awoowe i though you were saying that people were handed over to Ethiopia, and this news says they are in custody of the ministry of enterior.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

I actually used to think the word Dhabayaco is an insulting word hence used to avoid it all those times :D

 

Wixi dhib ah oo ka imaadaa A&T ayaa loo haystaa!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

^ Dhabayaco sow horta sagaare cune ma aha :D

 

Originally posted by xiinfaniin:

^^Awoowe i though you were saying that people were handed over to Ethiopia, and this news says they are in custody of the ministry of enterior.

Well I stand corrected, awoowe. The minister has repeated only what we have been saying. But it seems it's you guys who are still in total denial of what has happened.

 

This is not the first time, is it? Sow how long can we let this happen?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this