Sign in to follow this  
Che -Guevara

Conflict Resolution and Life Skills Seminar for Somalilanders and Puntlanders

Recommended Posts

Dhalinyarada Somaliland iyo Puntland oo tababar loogu soo gebagebeeyey Hargeysa.

Warkii 31-Mar-2010 iyo Qormadii: NEWS

 

Kulan tababar ah oo ay ka soo qayb galeen dhalinyaro kor u dhaafaysa 52 dhalinyaro ah oo kala socda dhalinyarada Somaliland iyo puntland ayaa loogu soo gebagebeeyey maanta caasimada Somaliland ee Hargeysa,tababarkaas oo dhalinyarada lagu barayey siday isu dhexgeli lahaayeen,isla markaana loo baabi'in lahaa kala shakiga bulshada labada dhinac.

 

Kulankaas oo dhalinyarada labada dhinac ay tiro is le'eg uga soo qyab galeen ayaa waxa dhalinyarada loo tababaray xirfad nololeed(Life Skills),taasoo ah habka ugu haboon ee si nabad ah loogu wada noolaan karo mandaqada lagu wada nool yahay,"Waxaan u haystey si kale inay Hargeysa tahay,oo si kalaan ka aaminsanaa,waxaanse maanta ogaaday in Walaaltinimadii jirtey oo aan weli dhamaan,qof kasta iyo qabiil kasta oo Soomaaliyeed baa jooga"Sidaas waxaa yidhi Maxamed C/qaadir Cali Cigaal oo ka mid ahaa dhalinyaradii ka timid dhinaca Mudug oo aad ula dhacsan imaanshaha Somaliland.

 

Gobolada Somaliland ayaa waxa gobol kasta ka yimid 2 dhalinyaro ah,meesha gobolada Puntlandna sidaas oo kale ay ka yimaadeen min laba dhalinyaro ah.

 

"Dhalinyarada reer Puntland ayaa booqan doona gobolka Togdheer intaanay ku guryo noqon Puntland,waxaana dhalinyarada Somaliland ay dhowaan booqasho ku tegi doonaan Puntland.

Aad baan ugu faraxsanahay inay dhalinyarada reer Puntland noo yimaadaan,oo aan is barano,waxaana ku dadaalaynaa sidii aan isugu xidhi lahayn,oo loo samayn lahaa Network ay ku midaysan yihiin dhalinyarada labada dhinac,waxaana dhowaan ku booqan doonaa Puntland,bal si aan u soo aragno iyagana"Sidaas waxa yidhi C/raxmaan C/llaahi Dheegsan oo reer Hargeysa ah.

 

"Waxaan ku talin lahaa inaan wax colaad ah la dhex dhegin dadka walaalaha ah ee labada maamul,oo aan la dhegaysan colaadaha ay abuurayaan nimanka madaxda ah ee kursigooda ilaashanaya"sidaas waxa isna yidhi C/qaadir Macalin Muuse oo reer Garoowe ah.

 

Afnugaal News Desk.

Contact:info@afnugaal.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sacad *Ducaale

 

the "Pirate Behaviour" is a way of life for fishing communities who seas foriegn vessels have profitted from. have no fear the pirates don't rob other poor somalis only rich foriegners and rich governments. and before you get self rightous and holy the world rewards criminality and so it will thrive in these interesting times.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sacad *Ducaale

 

why do you peaple keep mentioning the pirates. this is not an internal somali problem so it does not concern us and if i remember correctly were there not pirates supported by their european governments about 4 centuries ago, such countries as england, france, spain and many others. and were there not the infamous barbary pirates. these pirates were not an issue for the domestic populations of the countries they came from and so it should be an issue for somalis. the moment these pirates hijack somalis then it is an issue. and if you say international security is endangered then this is propoganda because it doesn't exist. the law of the jungle truly rules the world. the survival of the fittest.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Everything has a positive and a negative side of it, i appericiate the "Pirates" scaring away illegal fishers, but the big picture is there will even be more navy bigger ships coming to somali waters and dumping whatever they want they will just get a excuse to be in somali waters even more which is "we are tracking down pirates, but still continue your pirate traditions as long as they stay in their regions and not trepass in other peoples waters , such as the waters of somaliland , or the waters of kenya, yemen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this