Sign in to follow this  
- Femme -

Attention Nomads! Concerns for Forum Quality

Recommended Posts

Tuujiye   

Maaaaama Ameena since aa meeshaan ka tahay waardiye oo aad wili tuur ku yeelatay sidaa jaceelbaro iyo simply u daba ordeysay, iyo wili intaa Action jackson kor kiisa kaala foota ka kor kaceesay, aniga intaan fadhiistay ayaan ka soo fikiray wax aad iyo aad u muhiim ah.

 

I like to write in Somali as y'all know...

 

waxaa maal mahaan nagu soo siyaaday arin aad u fool xun. ugu horeentii waxaan u hadlayaa dadka jooga Canada specialy T.O iyo Ottawa..

 

horta Canada aad maqleysaan waxaa ku yar waayeelka. Waxaana u badan dhalin yarada.

 

Magaladan la yiraahdo Toronto waa magaalo somalida ku badan tahay. Wax yaalaha ka dhaca magaladaas waxee iskugu jiraan wax qeer leh iyo wax dhibaato leh.

 

Hadaan ka bilaabo waxa qeerka leh, waxaa ka mid ah sida dadka ku nool u wada heystaan business yo aad u fara badan. OO dhalinyaro badana jaamacadaha dhigata. Dadkii aad iyo aad bee ula qabsadeen nolasha wadanka oo kama wada qasna.

 

Laakiin intee kusii jeedeen hanti yeelo iyo wadanka laqabsadiisa, waxaa ka lumay dhaqankii iyo diintii...Toronto hada waxaa la dhahay age is nothing but a number, gabar iyo islaanba isku meel ee ka qarabtaan, diinta waxaa la dhahay waa old school oo sheekh yaashi meel ee timaha ka jartaan ee waayaan, gabdhihii peircing see iskugu wadeen ee meelkaste iska bujiyeen, wiilashii see jamiacan iskaga dhigaayeen ee xabis wada galeen oo gorgorad ayagoo xiran soo baxeen, odayaashii jaad ee habeen iyo maalin u fadhiyaan, taxi kii ahaana dhiig ee ka keeneen, lacagta kasoo baxdana islaanta jaadka gada ee guntiinada ugu laabaan...

 

Marka hada tan ugu daran oo naheysata reerkeena Canada dagan waxaa waaye the new generationka hada soo baxay..the 14-15-16 year oldka..kuwii ku dhashay Utaango iyo libooya kenya..kuwii xabada dhawaaqeeda ku dhashay. Somali iyo ajanabi wax ee yihiin lama kasaayo..wee noo eg yihiin ma'ahee laakiin walaahi si somalinimo iyo si kale maba u fikiraan...

 

waan lasocdaa in eesan kuligod sidaas aheen, oo jiraan kuwa ka imaaday family fiican. Laakiin kuwaas xitaa waa la duufsaday oo badee sii galayaan...

 

Tan ugu fool xun hada na heysata waxaa waaye gabhihii yar yaraa oo iska wada noqday britny spears oo yar..hadee iska noqon lahaayeen mary J oo yar wax dhan ma ahaan laheynoo because wili sidii madoowga camal ee u fikiri la haayeen..laakiin sidii gabdhihii cadaanka camal aa basaska lagu jiid jiidaa iyo movieska...lol..and to make it worse this new somali generation waa somalida ugu qurux badan..caruur chees iyo mcdonalds kusoo koray maa la mid noqon karo kuwiina "ugaali iyo macsaro" kusoo koray....

 

Marka su aasha dhextaala hadalkaan iska badan is, sidee ku heysan karnaa una korsan karna caruurteyna anagoo wili heysana dhaqankeena iyo diinteyna..iyo sidee gabdhaheyna uga reebi karnaa shuftadaan cadka bartay?.............

 

ps.little funny but I'm serious..

 

pss. I know is too long..so what?

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wow Tuujiye,, nice point ,,,,'

 

Inta aanan soo ban dhigin ra'yigeyga horta hal su'aal aan ku waydiiyo,,,

 

Adiga ma ka badbaaday waxaas aad sheegayso mise waa ku dhex jirtaa ee dareenkaan keliya aad qabtaa ????

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sorry ,, it's me again ,, couldn't wait for that answer since i think tuujiye is in da bathroom :D:D:D

 

waxa aad ka hadlaysaan aniga sheekadanaan ka haystaa ,,, check it out :

 

Qoys Maraykan Ah

 

Then sheekadaas qoyska maraykanka ah si fiican u aqri oo laakiin don't be fainted ,,, guess it is reall but Tuujiye will confirm . ..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Garab Tuujiye walaalkiis aad baa ugu mahadsan tahay qoraalkaadii dheeraa isla markaana ahaa mid aad iyo aad u wanaagsan.

 

Runtii dhibaatooyin fara badan baa iska jira adduunka qaasatan dhibaatooyin fara badan baan la kulannay haddii aan nahay Soomaali meel walba oo aan tagay wagaaladii ka dib.

 

Magaalada aan ku noolahay waxaa dagan Soomaali fara badan gaar ahaan koonfurta magaalada. Waxaa ku yaalla Masaajidyo, maqaalado, dukaanman cunnada lagu dhiibiyo iyo waliba bacadle yaal. Si haddii aad u fiiriso waa meel aad iyo aad bulshada Soomaaliyeed ku badan tahay haddii ay ahaan laheyd deegaan ahaan, ganacsi iyo ku dukashada masaajid yada ku yaalla goobtaas.

 

Haddana waa meesha ugu badan rabshadaha ka dhacda magaalada. Waxaad ku arkeysaa dhalinyar fara badan oo Soomaali ah oo si aad iyo aad u duleysan qaarkoodna isku tilmaamo ciyaal suuqa magaalada.

 

Waxaa aad kuu cajaa'ib galinaayo sida quruxda badan ee dadka goobtaa dagan ka mooqato maalinta Jimcaha oo dib kuu soo xusuusiso Soomaaliya iyo waliba maalinta Jimcaha quruxda dadka iyo farxada ka mooqan jirtay kolka laga soo rawaxo Masaajidyada magaalada.

 

Si kastaba arintu ha'ahaatee si markaa u eegto waxaad moodaa inay sii yaraaneyso ku dhaqankii diinta iyo xushmeyntii waayeelka loo heyn jiray.

 

Garbdhihii oo caadeystay aaditaanka Xafladaha iyo aroosyada hooyooyinkii qaarkood oo aad moodo inay la simanyihiin gabdhihii yar yaraa iyo dadkii oo aan kala soocneyn.

 

Dhibaatooyinku waa ay fara badan yihiin balse wax walba oo dhaca haddii Allaah loo noqdo wax walba waa ay hagaagaayaan Waxaana Allaah ka baryayaa Soomaali haddii aanu nahay inaan ka tagin diinteena macaan ee Allaah nagu manneystay kuna dhaqneyn intaa oo sano.

 

Wabillaahi Towfiiq:..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Frankly this section can be used as a means to seek nearness to Allah tabaarakallahu ta'la. A place where beneficial topics can be discussed, topics effecting women and men...but of course there are those who seek notoriety/attention from the opposite sex(if you look closely and examine all the post in this section, you'll see that the same individuals are the ones participating)makes you kinda wonder why the topics are soooooooooooooo similar... really a a waste of time though!!!

 

“There are two blessings which many people lose: (They are) health and free time for doing good.†(Bukhari 8/421)

Share this post


Link to post
Share on other sites

..They have already messed the whole Dhibco...The whole Irony of the Thread.

 

Am out wacha nikasorore kwengine..

macasalama kuli..am out of this chickened house.

 

Ibraheeeem's smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Am out wacha nikasorore kwengine..

macasalama kuli..am out of this chickened house.

 

Ibraheeeem's
smile.gif
[/QB]

i knew you here to get some chicken not to discuss the forum quality....

Share this post


Link to post
Share on other sites

>>>>>copy all threads and paste them..I think you are the dude Michael Jackson was accused with... :cool:

 

ama wawachie madames..to have fun and discuss for once..chickenhead

 

hakaqasin..

 

You are a qasaa...balayo hakuqasto...

 

see me outside :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites
-Lily-   

I think a good topic to discuss would also be 'how effective are Madrassas or Dhugsi as we call it'?

 

This is not a problem that affects just our parents but us as well as no doubt many of you have younger siblings. Most parents feel their religious duty is over when they send their children to saturday classes.

 

Firstly, parents that I know concentrate on the pysical well being of their children, eg. are they eating well, then they concentrate on their school work, then some parents send their kids to Madrassa. The problem about most Madrassas is that they help kids to memorize the Koran which is a good thing. However, they do not actually EXPLAIN how the deen should be followed. What is the point of memorization without practicing what you memorize or even understanding it?

 

The solution we found (me+siblings) is that we have Sat morning club where we teach all our (9) cousins and siblings about their religion in English, with quizzes and prizes etc. This way they can defend their religion (which is constantly under attack) and affirm faith in their hearts.

 

So my point is, children should be teached in whatever language they are comfortable in.

 

Secondly, I think its about time we stop patronizing people who find Somali difficult and start teaching them.

 

Hasna , very good topics sis. I too am in your field.

Share this post


Link to post
Share on other sites

ameenah...policeka SOL.....tooshkaa naga daba wadatit naga daa. Wacaad rabtiin sida radio oo kale maantoo dhan in la hadlo lee....soomaali hoary wexey u tiri "hadal badan haan ma buuxiyo". hadal oo actions la soconin wax ma taraayo...so we might as well chit chat.

 

Ameenah n co

salla caleek yaaqey......naga qaleeya, laf dhuun gashay hanagu noqonina. I'll make u a deal ameenah.....adiga qaasatan dadka kula sheekada eh iskala sheekeyso.....waxa aad rabtiin ka sheekeystaa, idinkama qasi doonno 'qolkiina", laakiin annaka markaan sheekeysaneeno plz n plz dont u tell us we "are wasting valuable space". ciisaa diinukum wa muusaa diinukum. dadki weyba kasoo dareenee......subxaanaka cazza wa jalla

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

^^ :rolleyes: Bal, kaalay. Maad akhriday jawaabtaan kuu soo qorey, mise xagxagasho ayaad u dhimaneysay? Yaa yidhi that this topic was only about you and your mates? I was talking about the forum in general, magaratay?

 

Waxaan ku idhi hadalkayga dib ugu noqo, wax kasta oon topican ku qoreyna akhriso oo faham.. Then hit me with your sarcasm, okay?

 

p.s I thought that Musa and Cisa (calayhum assalaam)followed the same religion?

 

 

Tuujiye,

Thats a very good question walaal, we can surely discuss that .. but wakhtigaa igu yar. Waan kuu soo noqon. Laakin, maad qol kale inoo furtid? Ithink this topic deserves it's own space, wouldn't you agree?

Share this post


Link to post
Share on other sites
lol   

Here I was thinking finally the topic took a turn and I was in for a debate of a intellects only to be wlced by my GT's sheeko............sad sad........ladies is that all u could come up with Hadal with no action..? Comeon lets start a topic.................

Share this post


Link to post
Share on other sites

policeka SOL......meel kale maad ku qorin miyaa, waxa aan kaaga kala hadlaya? mise umaba fiirsatit waxa aad qortit?.......wexey ahaataba hadalka ama murunka midkey kula tahayba waxaan kusoo koobayaa moderator yaasha dadka amarka haka daayaan. Maraxnimadana iska kala yareeya.....

 

Musa iyo Ibrahim (scw) waxaan ka waday dad kala qoom bey ahaayeen....marka dambe far waaweyn baan kuugu qori doonaa.

 

arrinka wuu xiran yahay!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Posted by Paradigmn:

 

~~~~~Where is the our precious Femme Fatale..alias Most Wanted Dhooro who started this thread..I have a question for her

Im here. And Im glad to be rid of the retarded nic...I forgot to sign out..and my girlfriend changed it redface.gif :rolleyes: It almost ruined my reputation :mad:

 

Anyways, back...whats your question?

 

Try Me:

We did start...I did (Why?) and so did Nafta (Single Motherhood). smile.gif Now the others can follow..pick the topic that interests you...and etc.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this